{"id":158014,"date":"2021-03-20T11:28:08","date_gmt":"2021-03-20T08:28:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158014"},"modified":"2021-03-20T11:28:08","modified_gmt":"2021-03-20T08:28:08","slug":"kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/","title":{"rendered":"Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda lagu dhameeyo Wadahadal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158015\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam.jpeg 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam-300x188.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam-768x480.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam-696x435.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam-672x420.jpeg 672w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/>Dowlada Kenya ayaa isaga baxday dhageysiga dacwada badda ee ka socota Maxkamada caalamiga ee ICJ, waxa ayna Kenya soo saartay qoraal u muuqday mid mar marsiiyo ah ay ku cadeeneysay sababta ay uga baxday dhageysiga dacwada badda.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowlada Kenya mar kale dooneyso in kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya laga soo celiyo Maxkamada caalamiga ee Cadaalada ICJ in laga soo celiyo laguna dhameeyo wadahadal .<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Wasaarada arimaha dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in Kenya dooneyso in dib loo soo celiyo xiriirka kala dhaxeeya Soomaaliya lana xaliyo khilaafaadka siyaasadeed ee taagan.<\/p>\n<p>\u201cKenya waxay gaadhay go\u2019aanka ah inaysan ka qaybgalin dhegeysiga dacwadaha waxayna ku adkeysaneysaa in khilaafkan laga saaro maxkamadda laguna xalliyo wadahadallo laba geesood ah,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Kenya kasoo baxay.<\/p>\n<p>Dowlada Kenya oo marar badan ku fashilantay in dacwada badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya lagu dhameeyo wadahadal ayaa mar kale dooneysa in maxkamada laga soo celiyo ayna kawada hadlaan Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Soomaaliya marar badan ka biyo diiday in wadahadal ka gasho dacwada badda ee kala dhaxeeya Kenya ayaa markan ka war dhooreysa go\u2019aanka Maxkamada ICJ kasoo saarto kiiskan maadaama Kenya ka baxday dacwada .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa isaga baxday dhageysiga dacwada badda ee ka socota Maxkamada caalamiga ee ICJ, waxa ayna Kenya soo saartay qoraal u muuqday mid mar marsiiyo ah ay ku cadeeneysay sababta ay uga baxday dhageysiga dacwada badda. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowlada Kenya mar kale dooneyso in kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158015,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158014","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda lagu dhameeyo Wadahadal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda lagu dhameeyo Wadahadal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Kenya ayaa isaga baxday dhageysiga dacwada badda ee ka socota Maxkamada caalamiga ee ICJ, waxa ayna Kenya soo saartay qoraal u muuqday mid mar marsiiyo ah ay ku cadeeneysay sababta ay uga baxday dhageysiga dacwada badda. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowlada Kenya mar kale dooneyso in kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-20T08:28:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/\",\"name\":\"Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda lagu dhameeyo Wadahadal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-03-20T08:28:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam.jpeg\",\"width\":800,\"height\":500},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda lagu dhameeyo Wadahadal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda lagu dhameeyo Wadahadal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda lagu dhameeyo Wadahadal - Wardoon","og_description":"Dowlada Kenya ayaa isaga baxday dhageysiga dacwada badda ee ka socota Maxkamada caalamiga ee ICJ, waxa ayna Kenya soo saartay qoraal u muuqday mid mar marsiiyo ah ay ku cadeeneysay sababta ay uga baxday dhageysiga dacwada badda. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowlada Kenya mar kale dooneyso in kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-20T08:28:08+00:00","og_image":[{"width":800,"height":500,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/","name":"Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda lagu dhameeyo Wadahadal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam.jpeg","datePublished":"2021-03-20T08:28:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/3G5h8mJXp96dr5s92E4eqdn1GMuNnRn7HO4dGbam.jpeg","width":800,"height":500},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-baaqday-in-muranka-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda lagu dhameeyo Wadahadal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158014"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158016,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158014\/revisions\/158016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158015"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}