{"id":158017,"date":"2021-03-20T11:33:53","date_gmt":"2021-03-20T08:33:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158017"},"modified":"2021-03-20T11:33:53","modified_gmt":"2021-03-20T08:33:53","slug":"saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Saldhiga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo la hoos geeyay taliska qeybta gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158018\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"439\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Genaral Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa saldhigga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde hoos gooyey taliska qeybta guud ee gobolka Banaadir, kaas oo markii hore ahaa mid madax banaan.<\/p>\n<p>Warqad kasoo baxday taliyaha Booliska ayaa lagu sheegay in haatan wixii ka dambeeyey saldhigga garoonka uu ka mid noqon doonto saldhigyada Booliska ee obolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale tallaabadan ayaa ka dhigan in awoodda magacaabista iyo xil ka qaadista saldhigga garoonka uu leeyahay taliska Booliska gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ma cadda illaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa tallaabada uu qaaday taliyaha Booliska ee saldhigga garoonka lagu hoos geeyey taliska qeybta guud, balse wararka qaar ayaa sheegaya in dano siyaasadeed laga leeyahay arrintaasi.<\/p>\n<p>waxaysa kusoo beegmeysa xili mudooyinkii dambe dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed aay ka jireen garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxii ka dambeyay markii aay Xerada Xalane oo xeendaab la leh garoonka Aadan Cadde aay dageen madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa shirar kula yeelanayeen masuuliyiin kala duwan oo ka mid ah midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Genaral Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa saldhigga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde hoos gooyey taliska qeybta guud ee gobolka Banaadir, kaas oo markii hore ahaa mid madax banaan. Warqad kasoo baxday taliyaha Booliska ayaa lagu sheegay in haatan wixii ka dambeeyey saldhigga garoonka uu ka mid noqon doonto saldhigyada Booliska ee obolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158018,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saldhiga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo la hoos geeyay taliska qeybta gobolka Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saldhiga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo la hoos geeyay taliska qeybta gobolka Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Genaral Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa saldhigga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde hoos gooyey taliska qeybta guud ee gobolka Banaadir, kaas oo markii hore ahaa mid madax banaan. Warqad kasoo baxday taliyaha Booliska ayaa lagu sheegay in haatan wixii ka dambeeyey saldhigga garoonka uu ka mid noqon doonto saldhigyada Booliska ee obolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-20T08:33:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"439\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"Saldhiga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo la hoos geeyay taliska qeybta gobolka Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-20T08:33:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308.jpg\",\"width\":660,\"height\":439},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saldhiga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo la hoos geeyay taliska qeybta gobolka Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saldhiga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo la hoos geeyay taliska qeybta gobolka Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saldhiga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo la hoos geeyay taliska qeybta gobolka Banaadir - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Genaral Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa saldhigga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde hoos gooyey taliska qeybta guud ee gobolka Banaadir, kaas oo markii hore ahaa mid madax banaan. Warqad kasoo baxday taliyaha Booliska ayaa lagu sheegay in haatan wixii ka dambeeyey saldhigga garoonka uu ka mid noqon doonto saldhigyada Booliska ee obolka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-20T08:33:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":439,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/","name":"Saldhiga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo la hoos geeyay taliska qeybta gobolka Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308.jpg","datePublished":"2021-03-20T08:33:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/2021320637518072526566308.jpg","width":660,"height":439},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saldhiga-garoonka-diyaaradaha-ee-muqdisho-oo-la-hoos-geeyay-taliska-qeybta-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saldhiga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo la hoos geeyay taliska qeybta gobolka Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158017"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158017"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158020,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158017\/revisions\/158020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}