{"id":158324,"date":"2021-03-28T22:31:41","date_gmt":"2021-03-28T19:31:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158324"},"modified":"2021-03-28T23:11:42","modified_gmt":"2021-03-28T20:11:42","slug":"daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Saraakiil Alshabab ah ayaa hogaaminayay Ciidamadii la geeyey Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158325\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41.png\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"458\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41.png 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41-300x208.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41-100x70.png 100w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41-218x150.png 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41-605x420.png 605w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa sheegay in shalay Xarunta Villa Hargeysa ee la doonayay inay ku shiraan Xildhibaannada Golaha Shacabka la keenay Ciidamo farabadan, oo qarkood kasoo goostay Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho waxaa uu sheegay in Ciidamada uu hoggaminayay Sarkaal horay uga tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo Magaciisa uu ku sheegay Shakiib , isla markaana isaga oo dhaawac ah laga soo qabtay Suuqa Bakaaraha.<\/p>\n<p>\u201c Ciidamada dharcadka ah ee la keenay Xarunta Baarlamaanka waxaa loogu talo galay in Xildhibaannada lagu handado, waxaana hoggaaminayay Sarkaal lagu Magacaabo Shakiib oo, isaga oo dhaawac ah Ciidamada kasoo qabteen Sarandi,wuxuuna Shabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee mas\u2019uuliyiinta ayuu yiri\u201d Xildhibaan Mahad Salaad.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa uu sheegay Xildhibaan Mahad Salaad in Ciidamada la geeyay Xarunta shirarka ee golaha Shacabka ay wateen Qoryaha meelaha fog fog wax ka dila, isla markaana ay ahaayeen kuwo sigaar ah ugu adeegayay Taliyaha Nabadsugida Soomaaliya Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/oZgF0HwNl3M\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa sheegay in shalay Xarunta Villa Hargeysa ee la doonayay inay ku shiraan Xildhibaannada Golaha Shacabka la keenay Ciidamo farabadan, oo qarkood kasoo goostay Al-Shabaab. Xildhibaanka oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho waxaa uu sheegay in Ciidamada uu hoggaminayay Sarkaal horay uga tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo Magaciisa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158325,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Saraakiil Alshabab ah ayaa hogaaminayay Ciidamadii la geeyey Baarlamaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Saraakiil Alshabab ah ayaa hogaaminayay Ciidamadii la geeyey Baarlamaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa sheegay in shalay Xarunta Villa Hargeysa ee la doonayay inay ku shiraan Xildhibaannada Golaha Shacabka la keenay Ciidamo farabadan, oo qarkood kasoo goostay Al-Shabaab. Xildhibaanka oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho waxaa uu sheegay in Ciidamada uu hoggaminayay Sarkaal horay uga tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo Magaciisa uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-28T19:31:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-28T20:11:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"458\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Saraakiil Alshabab ah ayaa hogaaminayay Ciidamadii la geeyey Baarlamaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41.png\",\"datePublished\":\"2021-03-28T19:31:41+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-28T20:11:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41.png\",\"width\":660,\"height\":458},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Saraakiil Alshabab ah ayaa hogaaminayay Ciidamadii la geeyey Baarlamaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Saraakiil Alshabab ah ayaa hogaaminayay Ciidamadii la geeyey Baarlamaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Saraakiil Alshabab ah ayaa hogaaminayay Ciidamadii la geeyey Baarlamaanka - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa sheegay in shalay Xarunta Villa Hargeysa ee la doonayay inay ku shiraan Xildhibaannada Golaha Shacabka la keenay Ciidamo farabadan, oo qarkood kasoo goostay Al-Shabaab. Xildhibaanka oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho waxaa uu sheegay in Ciidamada uu hoggaminayay Sarkaal horay uga tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo Magaciisa uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-28T19:31:41+00:00","article_modified_time":"2021-03-28T20:11:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":458,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/","name":"DAAWO:-Saraakiil Alshabab ah ayaa hogaaminayay Ciidamadii la geeyey Baarlamaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41.png","datePublished":"2021-03-28T19:31:41+00:00","dateModified":"2021-03-28T20:11:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-41.png","width":660,"height":458},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-alshabab-ah-oo-la-sheegay-inay-hogaaminayeen-ciidamadii-la-geeyey-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Saraakiil Alshabab ah ayaa hogaaminayay Ciidamadii la geeyey Baarlamaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158324"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158324"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158329,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158324\/revisions\/158329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158325"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}