{"id":158366,"date":"2021-03-31T14:27:00","date_gmt":"2021-03-31T11:27:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158366"},"modified":"2021-03-31T14:29:53","modified_gmt":"2021-03-31T11:29:53","slug":"xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/","title":{"rendered":"Xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada Golaha shacabka oo laceliyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158313\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37.png\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"448\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37.png 508w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37-300x265.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37-476x420.png 476w\" sizes=\"(max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta is hortaag ku sameeyey xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, xilli ay kusii jeedeen xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan oo uu ku jiro Mahad Salaad, kana mid ah xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada baarlamaanka ayaa waxaa laga celiyey isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayuu Mahad Salaad ku sheegay in ciidamo ka amar qaata madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ay ku celiyeen Dabka, isaga oo shaaca ka qaaday in wixii mas\u2019uuliyad ah uu qaadayo guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p>\u201cIsgoyska Dabka ayaa Ciidamo Farmaajo ka amar qaata hada nagu hortaagan yihiin aniga iyo Xildhibaano kale. Mas\u2019uuliyada wixii na soo gaara Maxamed Mursal ayaa qaadaya\u201d ayuu yiri xildhibaan Mahad Salaad oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158369\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-44.png\" alt=\"\" width=\"518\" height=\"499\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-44.png 518w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-44-300x289.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-44-436x420.png 436w\" sizes=\"(max-width: 518px) 100vw, 518px\" \/><\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa timid, kadib markii qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka oo gaaraya illaa 15 mudane lagu eedeeyey in ay buuq iyo fowdo ka sameeyeen kulankii Sabtida ee baarlamaanka, kuwaas oo illaa amar dambe laga mamnuucay kulamada soo socda.<\/p>\n<p>Si kastaba xildhibaanada Soomaaliyeed ayaa maanta kulan gaar ah ku leh xarunta Villa Hargeysa, kaas oo ay xubnaha qaar tuhun ka muujinayaan inuu jirio muddo kororsi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta is hortaag ku sameeyey xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, xilli ay kusii jeedeen xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanadan oo uu ku jiro Mahad Salaad, kana mid ah xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada baarlamaanka ayaa waxaa laga celiyey isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho. Qoraal uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158313,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada Golaha shacabka oo laceliyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada Golaha shacabka oo laceliyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta is hortaag ku sameeyey xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, xilli ay kusii jeedeen xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanadan oo uu ku jiro Mahad Salaad, kana mid ah xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada baarlamaanka ayaa waxaa laga celiyey isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho. Qoraal uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-31T11:27:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-31T11:29:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"508\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"448\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/\",\"name\":\"Xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada Golaha shacabka oo laceliyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37.png\",\"datePublished\":\"2021-03-31T11:27:00+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-31T11:29:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37.png\",\"width\":508,\"height\":448},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada Golaha shacabka oo laceliyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada Golaha shacabka oo laceliyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada Golaha shacabka oo laceliyay - Wardoon","og_description":"Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta is hortaag ku sameeyey xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, xilli ay kusii jeedeen xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanadan oo uu ku jiro Mahad Salaad, kana mid ah xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada baarlamaanka ayaa waxaa laga celiyey isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho. Qoraal uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-31T11:27:00+00:00","article_modified_time":"2021-03-31T11:29:53+00:00","og_image":[{"width":508,"height":448,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/","name":"Xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada Golaha shacabka oo laceliyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37.png","datePublished":"2021-03-31T11:27:00+00:00","dateModified":"2021-03-31T11:29:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-37.png","width":508,"height":448},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-laga-mamnuucay-kulamada-golaha-shacabka-oo-laceliyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada Golaha shacabka oo laceliyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158366"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158366"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158370,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158366\/revisions\/158370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158313"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}