{"id":158387,"date":"2021-04-01T12:41:15","date_gmt":"2021-04-01T09:41:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158387"},"modified":"2021-04-01T12:41:15","modified_gmt":"2021-04-01T09:41:15","slug":"daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo sheegay sababtii ay isku khilaafeen Axmed Madoobe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158388\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"310\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1.jpg 512w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1-300x182.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland, Mudane Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) oo dhowaan heshiis la galay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah gaar ahaan xaaladda dowlad goboleedkaasi.<\/p>\n<p>Janan ayaa marka hore shaaca ka qaaday arrimaha ay isku qabteen Axmed Madoobe oo uu ku eedeeyey in kaliya uu doonayo inuu noqdo qofka ugu sarreeya iyo kan ugu hooseeya ee Jubbaland, isla-markaana uusan waxba u ogleyn qof kale, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cSaaxiibkey Axmed Madoobe waxaan u sheegay in uu kaligiis rabbo afkaartiisa lagu socdo, qofkii ka fikir duwana uusan doonaynin,\u201d ayuu yiri Janan oo haatan ku sugan Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in labadii sano ee ugu dambeysay ay dib u dhac wajaheysay Jubbaland, isla-markaana uu fadhiid noqday maamulka Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu tilmaamay in illaa iyo hadda aan lasoo magacaabin golaha wasiirada Jubbaland, maamulka hadda jirana uu isku soo koobay Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Hadalka Janan ayaa kusoo aadayo maalmo kadib markii ay dowladda ku soo dhoweeyey magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F2407336216078531%2F&amp;show_text=false&amp;width=267\" width=\"267\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland, Mudane Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) oo dhowaan heshiis la galay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah gaar ahaan xaaladda dowlad goboleedkaasi. Janan ayaa marka hore shaaca ka qaaday arrimaha ay isku qabteen Axmed Madoobe oo uu ku eedeeyey in kaliya uu doonayo inuu noqdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158388,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo sheegay sababtii ay isku khilaafeen Axmed Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo sheegay sababtii ay isku khilaafeen Axmed Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland, Mudane Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) oo dhowaan heshiis la galay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah gaar ahaan xaaladda dowlad goboleedkaasi. Janan ayaa marka hore shaaca ka qaaday arrimaha ay isku qabteen Axmed Madoobe oo uu ku eedeeyey in kaliya uu doonayo inuu noqdo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-01T09:41:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"310\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo sheegay sababtii ay isku khilaafeen Axmed Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-01T09:41:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1.jpg\",\"width\":512,\"height\":310},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo sheegay sababtii ay isku khilaafeen Axmed Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo sheegay sababtii ay isku khilaafeen Axmed Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo sheegay sababtii ay isku khilaafeen Axmed Madoobe - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland, Mudane Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) oo dhowaan heshiis la galay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah gaar ahaan xaaladda dowlad goboleedkaasi. Janan ayaa marka hore shaaca ka qaaday arrimaha ay isku qabteen Axmed Madoobe oo uu ku eedeeyey in kaliya uu doonayo inuu noqdo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-01T09:41:15+00:00","og_image":[{"width":512,"height":310,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/","name":"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo sheegay sababtii ay isku khilaafeen Axmed Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1.jpg","datePublished":"2021-04-01T09:41:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Axmed-Madoobe-iyo-Janan-1.jpg","width":512,"height":310},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-sheegay-sababtii-ay-isku-khilaafeen-axmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo sheegay sababtii ay isku khilaafeen Axmed Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158387"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158389,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158387\/revisions\/158389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}