{"id":158670,"date":"2021-04-11T11:29:29","date_gmt":"2021-04-11T08:29:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158670"},"modified":"2021-04-11T11:29:29","modified_gmt":"2021-04-11T08:29:29","slug":"daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qoor Qoor \u201cFarmaajo Musharraxiinta ayuu ilaga mid yahay \u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo wareysi gaar ah siiyey Tv-ga Soomaali Cable ayaa kaga hadlay arrimo dhowr ah, sida shirkii Afisyoone, cabsida laga qabo in la sameeyo muddo kororsi horleh, cadaadiska xoogan ee ka imaanaya dhanka beesha caalamka iyo qodobo kale oo xasaasi ah.<\/p>\n<p>Wareysigan oo hordhiciisa lasii daayey ayaa Qoor Qoor waxa uu kusoo hadal qaaday xiriirka siyaasadeed ee haatan kala dhexeeya madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, maadaama uu ka mid ah hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada ee taabacsan Villa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoor Qoor ayaa shaaca ka aaday haddii uu Farmaajo si rasmi ah ugu dhowaaqo musharraxnimadiisa uu ula mid noqon doono musharraxiinta kale ee sanadkan 2021-ka u tartamaya xilka madaxweynaha dowladda Soomaaliya ee afarta sano ee soo socota.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) haddii uu murashax hadda waa uun sheeg-sheegee joogtaa hee uu murashax noqdo bannaanka soo istaago musharraxiinta ayuu iila mid yahay.\u201d ayuu ku yiri hordhaca wareysiga lala yeeshay Madaxweyne Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Wareysiga uu bixiyey madaxweynaha Galmudug ayaa kusoo aadaya, xilli xasaasi ah, isla-markaana dowladda Soomaaliya ay shaacisay in lagu kala tegay wada-hadaladii Afisyoone.<\/p>\n<p>Si kastaba Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxalad adag oo kala guur ah, waxaana weli is mari-wa uu ka taagan hannaanka doorashooyinka dalka ee dhacaya sanadkan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F2798348213812168%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo wareysi gaar ah siiyey Tv-ga Soomaali Cable ayaa kaga hadlay arrimo dhowr ah, sida shirkii Afisyoone, cabsida laga qabo in la sameeyo muddo kororsi horleh, cadaadiska xoogan ee ka imaanaya dhanka beesha caalamka iyo qodobo kale oo xasaasi ah. Wareysigan oo hordhiciisa lasii daayey ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158671,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158670","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qoor Qoor \u201cFarmaajo Musharraxiinta ayuu ilaga mid yahay \u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qoor Qoor \u201cFarmaajo Musharraxiinta ayuu ilaga mid yahay \u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo wareysi gaar ah siiyey Tv-ga Soomaali Cable ayaa kaga hadlay arrimo dhowr ah, sida shirkii Afisyoone, cabsida laga qabo in la sameeyo muddo kororsi horleh, cadaadiska xoogan ee ka imaanaya dhanka beesha caalamka iyo qodobo kale oo xasaasi ah. Wareysigan oo hordhiciisa lasii daayey ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-11T08:29:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Qoor-qoor-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qoor Qoor \u201cFarmaajo Musharraxiinta ayuu ilaga mid yahay \u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Qoor-qoor-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-11T08:29:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Qoor-qoor-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Qoor-qoor-1-1.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qoor Qoor \u201cFarmaajo Musharraxiinta ayuu ilaga mid yahay \u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qoor Qoor \u201cFarmaajo Musharraxiinta ayuu ilaga mid yahay \u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qoor Qoor \u201cFarmaajo Musharraxiinta ayuu ilaga mid yahay \u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo wareysi gaar ah siiyey Tv-ga Soomaali Cable ayaa kaga hadlay arrimo dhowr ah, sida shirkii Afisyoone, cabsida laga qabo in la sameeyo muddo kororsi horleh, cadaadiska xoogan ee ka imaanaya dhanka beesha caalamka iyo qodobo kale oo xasaasi ah. Wareysigan oo hordhiciisa lasii daayey ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-11T08:29:29+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Qoor-qoor-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/","name":"DAAWO:-Qoor Qoor \u201cFarmaajo Musharraxiinta ayuu ilaga mid yahay \u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Qoor-qoor-1-1.jpg","datePublished":"2021-04-11T08:29:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Qoor-qoor-1-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Qoor-qoor-1-1.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-farmaajo-musharraxiinta-ayuu-ilaga-mid-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qoor Qoor \u201cFarmaajo Musharraxiinta ayuu ilaga mid yahay \u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158670"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158672,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158670\/revisions\/158672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158671"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}