{"id":158673,"date":"2021-04-11T11:41:54","date_gmt":"2021-04-11T08:41:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158673"},"modified":"2021-04-11T11:41:54","modified_gmt":"2021-04-11T08:41:54","slug":"dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan oo lagu tilmaamay mid kas ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158676\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/116611293_299202c7-8ac9-41c0-9edb-d82cb457181a.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/116611293_299202c7-8ac9-41c0-9edb-d82cb457181a.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/116611293_299202c7-8ac9-41c0-9edb-d82cb457181a-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Guddigii baaritaanka ku hayay kiiska dilka Gudoomiyihii degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhagajuun ayaa ku wareejiyay galka dacwada xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka oo isna kiiskaasi usii gudbiyay maxkamada ciidamada.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Gen. Cabdullaahi Buulle Kamey oo la hadlay Warbaahinta dowlada ayaa sheegay in maxkamada maanta bilaabeyso dhageysiga kiiska dacwada dilka gudoomiyihii degmada Hodan.<\/p>\n<p>Gen. Cabdullaahi Buulle Kamey ayaa sheegay in dacwad kusoo oogi doonaan dadka u xiran kiiska dilka Gudoomiyaha, waxa uuna cadeeyay Jen. Kamey in guddiga baarista kiiska usoo baxday in dilku ahaa mid kas ah.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga loo xilsaaray kiiska ayaa soo gudbiyay natiijada kasoo baxday Baarista uu sameeyay, Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa la wareegtay oo bilaabeysa Dhageysiga waxaana ka horreeya Dacwad kusoo oogista Dadka u xiran, Dilkana waa mid kas ah \u201cBareer ah\u201d waxa uu usoo gacan galay Maxkamadda\u201d ayuu yiri Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda CQS.<\/p>\n<p>Dilka Gudoomiyihii degmada Hodan waxaa u xiran taliyihii saldhiga booliiska degmada Howl-wadaag iyo ciidamo kale oo katirsanaa booliiska saldhiga degmada Howl-wadaag kuwaa oo ku eedeesan dilka Gudoomiyihii la dilay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FRadioMogadishu%2Fvideos%2F174383837845694%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddigii baaritaanka ku hayay kiiska dilka Gudoomiyihii degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhagajuun ayaa ku wareejiyay galka dacwada xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka oo isna kiiskaasi usii gudbiyay maxkamada ciidamada. Xeer ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Gen. Cabdullaahi Buulle Kamey oo la hadlay Warbaahinta dowlada ayaa sheegay in maxkamada maanta bilaabeyso dhageysiga kiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158675,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan oo lagu tilmaamay mid kas ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan oo lagu tilmaamay mid kas ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddigii baaritaanka ku hayay kiiska dilka Gudoomiyihii degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhagajuun ayaa ku wareejiyay galka dacwada xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka oo isna kiiskaasi usii gudbiyay maxkamada ciidamada. Xeer ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Gen. Cabdullaahi Buulle Kamey oo la hadlay Warbaahinta dowlada ayaa sheegay in maxkamada maanta bilaabeyso dhageysiga kiiska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-11T08:41:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/download.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"258\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"195\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan oo lagu tilmaamay mid kas ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/download.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-11T08:41:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/download.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/download.jpg\",\"width\":258,\"height\":195},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan oo lagu tilmaamay mid kas ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan oo lagu tilmaamay mid kas ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan oo lagu tilmaamay mid kas ah - Wardoon","og_description":"Guddigii baaritaanka ku hayay kiiska dilka Gudoomiyihii degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhagajuun ayaa ku wareejiyay galka dacwada xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka oo isna kiiskaasi usii gudbiyay maxkamada ciidamada. Xeer ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Gen. Cabdullaahi Buulle Kamey oo la hadlay Warbaahinta dowlada ayaa sheegay in maxkamada maanta bilaabeyso dhageysiga kiiska [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-11T08:41:54+00:00","og_image":[{"width":258,"height":195,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/download.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/","name":"DHAGAYSO:-Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan oo lagu tilmaamay mid kas ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/download.jpg","datePublished":"2021-04-11T08:41:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/download.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/download.jpg","width":258,"height":195},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dilka-gudoomiyihii-degmada-hodan-oo-lagu-tilmaamay-mid-kas-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan oo lagu tilmaamay mid kas ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158673"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158677,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158673\/revisions\/158677"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158675"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}