{"id":158678,"date":"2021-04-11T11:54:03","date_gmt":"2021-04-11T08:54:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158678"},"modified":"2021-04-11T11:54:03","modified_gmt":"2021-04-11T08:54:03","slug":"ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/","title":{"rendered":"Ciidamo gedoodsan oo la wareegey Kantaroolka Galkacyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158679\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj.jpg\" alt=\"\" width=\"555\" height=\"285\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj.jpg 555w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj-300x154.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 555px) 100vw, 555px\" \/><\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyey ee aannu ka helayno Koonfurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Galmudug ay la wreegeen Kantaroollada laga soo galo Magaaladaas.<\/p>\n<p>Ciidanka oo ah kuwo aad u farabadan ayaa waxaa la sheegay inay yihiin kuwo gadoodsan, isla markaana ay ka cabanayaan Mushaar la\u2019aan bilooyinkii ugu dambeeyay soo wajahday oo aysan heli xuquuqdii ay lahaayeen, dadka deegaanku waxay sheegeen in Ciidanka Daraawiishta Galmudug ay qabsadeen saddexda Koontarool ee laga soo galo koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo haatan aysan ku sugan yihiin halkaas.<\/p>\n<p>Ciidamadaan oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa waxa ay xireen isku socodka gaadiidka, isla markaana ay diidayaan in gaadiid ka baxo ama soo galo Magaalada, Koonfurta magaalada Galkacyo oo maamulka Galmudug ka arrimiyo.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda Saraakiisha Ciidanka Galmudug ayaa ka hadlin Ciidanka la wareegay saakay Kantaroollada laga soo galo Gaalkacyo, hayeeshee waxaa la tilmaamay inay socdaan dadaalo kala duwan oo lagu doonayo in Ciidanka dib loogu celiyo xeryahooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyey ee aannu ka helayno Koonfurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Galmudug ay la wreegeen Kantaroollada laga soo galo Magaaladaas. Ciidanka oo ah kuwo aad u farabadan ayaa waxaa la sheegay inay yihiin kuwo gadoodsan, isla markaana ay ka cabanayaan Mushaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo gedoodsan oo la wareegey Kantaroolka Galkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo gedoodsan oo la wareegey Kantaroolka Galkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararkii ugu dambeeyey ee aannu ka helayno Koonfurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Galmudug ay la wreegeen Kantaroollada laga soo galo Magaaladaas. Ciidanka oo ah kuwo aad u farabadan ayaa waxaa la sheegay inay yihiin kuwo gadoodsan, isla markaana ay ka cabanayaan Mushaar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-11T08:54:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"555\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"285\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/\",\"name\":\"Ciidamo gedoodsan oo la wareegey Kantaroolka Galkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-11T08:54:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj.jpg\",\"width\":555,\"height\":285},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo gedoodsan oo la wareegey Kantaroolka Galkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo gedoodsan oo la wareegey Kantaroolka Galkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo gedoodsan oo la wareegey Kantaroolka Galkacyo - Wardoon","og_description":"Wararkii ugu dambeeyey ee aannu ka helayno Koonfurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Galmudug ay la wreegeen Kantaroollada laga soo galo Magaaladaas. Ciidanka oo ah kuwo aad u farabadan ayaa waxaa la sheegay inay yihiin kuwo gadoodsan, isla markaana ay ka cabanayaan Mushaar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-11T08:54:03+00:00","og_image":[{"width":555,"height":285,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/","name":"Ciidamo gedoodsan oo la wareegey Kantaroolka Galkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj.jpg","datePublished":"2021-04-11T08:54:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/kj.jpg","width":555,"height":285},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gedoodsan-oo-la-wareegey-kantaroolka-galkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo gedoodsan oo la wareegey Kantaroolka Galkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158678"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158680,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158678\/revisions\/158680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}