{"id":158721,"date":"2021-04-12T22:03:25","date_gmt":"2021-04-12T19:03:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=158721"},"modified":"2021-04-12T22:03:25","modified_gmt":"2021-04-12T19:03:25","slug":"wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/","title":{"rendered":"Wasiir Oomaar oo iska diiday xilka cusub ee shalay loo magacaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-158722\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1655\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar-300x242.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar-1024x828.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar-768x621.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar-1536x1241.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar-696x562.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar-1068x863.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar-520x420.jpg 520w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Mid ka mid ah labadii Wasiir ee uu shalay xilalka u kala bedelay RW xukuumada Somalia ayaa goor dhow shaaciyey inuu iska casilay xilkii loo magacaabay, uusana qaban karin.<\/p>\n<p>Rooble ayaa shalay soo saaray wareegto xilalka loogu kala bedelay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed C\/llaahi Oomaar iyo Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Duraan Axmed Faarax.<\/p>\n<p>Wasiir Oomaar oo gor dhow qoraal soo dhigay bartiisa facebook ayaa shaaciyey inuu ka cudurdaaranayo qabashada xilka Wasiirka shaqada iyo Shaqaalaha ee loo magacaabay<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASIIR OOMAAR OO DHAMEYSTIRAN<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa sharaf ii ah in shalay oo ay taariikhdu ahayn April 11 2021 la Ii magacaabay wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada. Wasaaraddan oo aad muhim u ah waxay u baahan tahay Wasiir dardar geliyo howlaha baaxadda leh ee Ka socoda wasaaradda.<\/p>\n<p>Anigoo Jecel inaan u shaqeeyo waddankayga hooyo, suuragal iima aha xilligan inaan qabto shaqada muhimka ah ee la ii magacaabay. Sidaa aawgeed waxaan Ka cudur daaranayaa qabashada xilkaa muhiimka ah. Duruufo qoys iyo kuwo shakhsiyadeed ayaan ii saamaxaynin inaan hawshaa galiyo tamarta, wakhtiga iyo firfircoonida ay u baahan tahay masuuliyaddan baaxadda weyn.<\/p>\n<p>Waxan uga mahadnaqayaa madaxweyne Farmaajo iyo raiisal wasaaraha fursadda qaaliga ah ee ay ii siiyeen inaan u adeego inta tabartayda ah waddanka iyo shacabka Somaliyeed.<\/p>\n<p>Muddadii aan xilka u hayay ummadda Soomaaliyeed waxaa suura gal ah in uu khalad iga dhacay, ma khaldame waa Ilaah. Waxaan ummadda Soomaaliyeed ka codsanayaa in ay iga cafiyaan khaladaadka laga yaaba inuu iga dhacay.<\/p>\n<p>NB: Go\u2019aankani ma aha mid siyaasadeed ee waa mid shakhsi. waxaan mar walba ahay garabka Madaxweyne Farmaajo (N&amp;N).<\/p>\n<p>Wabillahi tawfiiq<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid ka mid ah labadii Wasiir ee uu shalay xilalka u kala bedelay RW xukuumada Somalia ayaa goor dhow shaaciyey inuu iska casilay xilkii loo magacaabay, uusana qaban karin. Rooble ayaa shalay soo saaray wareegto xilalka loogu kala bedelay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed C\/llaahi Oomaar iyo Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Duraan Axmed Faarax. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":158722,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-158721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Oomaar oo iska diiday xilka cusub ee shalay loo magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Oomaar oo iska diiday xilka cusub ee shalay loo magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mid ka mid ah labadii Wasiir ee uu shalay xilalka u kala bedelay RW xukuumada Somalia ayaa goor dhow shaaciyey inuu iska casilay xilkii loo magacaabay, uusana qaban karin. Rooble ayaa shalay soo saaray wareegto xilalka loogu kala bedelay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed C\/llaahi Oomaar iyo Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Duraan Axmed Faarax. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-12T19:03:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1655\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/\",\"name\":\"Wasiir Oomaar oo iska diiday xilka cusub ee shalay loo magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-12T19:03:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1655},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Oomaar oo iska diiday xilka cusub ee shalay loo magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Oomaar oo iska diiday xilka cusub ee shalay loo magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Oomaar oo iska diiday xilka cusub ee shalay loo magacaabay - Wardoon","og_description":"Mid ka mid ah labadii Wasiir ee uu shalay xilalka u kala bedelay RW xukuumada Somalia ayaa goor dhow shaaciyey inuu iska casilay xilkii loo magacaabay, uusana qaban karin. Rooble ayaa shalay soo saaray wareegto xilalka loogu kala bedelay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed C\/llaahi Oomaar iyo Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Duraan Axmed Faarax. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-12T19:03:25+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1655,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/","name":"Wasiir Oomaar oo iska diiday xilka cusub ee shalay loo magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar.jpg","datePublished":"2021-04-12T19:03:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Oomaar.jpg","width":2048,"height":1655},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-iska-diiday-xilka-cusub-ee-shalay-loo-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Oomaar oo iska diiday xilka cusub ee shalay loo magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158721"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=158721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":158723,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/158721\/revisions\/158723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/158722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=158721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=158721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=158721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}