{"id":159046,"date":"2021-04-25T22:52:08","date_gmt":"2021-04-25T19:52:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159046"},"modified":"2021-04-25T22:52:08","modified_gmt":"2021-04-25T19:52:08","slug":"waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/","title":{"rendered":"\u201cWaanu la xisaabtami doonaa kuwa masuulka ka ah rabshadaha\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159047\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit.jpg\" alt=\"\" width=\"1744\" height=\"1090\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit.jpg 1744w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit-300x188.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit-1024x640.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit-768x480.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit-1536x960.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit-696x435.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit-1068x668.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit-672x420.jpg 672w\" sizes=\"(max-width: 1744px) 100vw, 1744px\" \/><\/p>\n<p>Safiirrada UK iyo Midowga Yurub u jooga Soomaaliya ayaa qoraallo ka soo saaray dagaallada ka qarxay caasimadda Muqdisho, oo maanta ka dhacay qeybo badan oo ka mid ah magaalada.<\/p>\n<p>Ugu horeyn qoraal ka soo baxay xafiiska Safiirka dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa walaac looga muujiyey dagaallada ka socda Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWararka sheegaya rabshadaha ee Muqdisho, aad ayey walaac u leeyihiin. Waxaan ku baaqeynaa deganaan iyo is-xakameyn. Wada-hadallo nabadeed ayay ku jirtaa danta Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Safiirka UK Kate Foster.<\/p>\n<p>Dhanka kale qoraal uu soo saaray Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa lagu yiri \u201cAad ayaan uga walaacsanahay dhacdooyinka ka socda Muqdisho. Danta guud waxay ku jirtaa is-xakameynta ugu sarreysa, ilaalina ha\u2019ayadaha la wada leeyahay iyo wada-hadallo. Rabshadaha ma ahan wax la aqbali karo. Kuwa ka mas\u2019uulka ah waa lala xisaabtami doonaa,\u201d<\/p>\n<p>Degmooyinka dhaca waqooyiga magaalada Muqdisho ayuu maanta ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidamo ka soo hor jeeda mudo kororsiga hey\u2019adaha dowladda federaalka iyo ciidamo daacad u ah madaxweyne Farmaajo, kaas oo la isla soo gaaray salaadii maqrib ee caawa.<\/p>\n<p>Sidoo kale fiidkii hore ee caawa ayuu weerar kale ka bilaawday hoyga uu siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ka degan yahay magaalada Muqdisho, kaas oo ku yaalla agagaarka madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasin ee degmada Hodan.<\/p>\n<p>Weerarkaas waxaa fuliyey ciidamo ka amar qaata madaxda waqtigu ka dhamaaday ee dowladda federaalka, waxuuna siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku eedeeyey inay hoggaaminayaan laba sarkaal oo kala ah, Farxaan Qaroole iyo Kaniif.<\/p>\n<p>\u201cKaniif iyo Farxaan Qaroole waa labada sarkaal ee weerarka ku ah caawa oo dhan hoygayga aan deganahay. Farmaajo ayey la qaadayaan masuuliyada weerarka,\u201d ayuu qoraalkiisa ku yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.<\/p>\n<p>Dagaallada ka soo cusboonaaday Muqdisho ayaa caawa ku faafay isgoysyada Dabka, Shaqaalaha iyo KM-4 ee wadada Maka Al-Mukarama illaa madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasin, waxaana laga maqlayaa rasaas la is-weydaarsanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirrada UK iyo Midowga Yurub u jooga Soomaaliya ayaa qoraallo ka soo saaray dagaallada ka qarxay caasimadda Muqdisho, oo maanta ka dhacay qeybo badan oo ka mid ah magaalada. Ugu horeyn qoraal ka soo baxay xafiiska Safiirka dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa walaac looga muujiyey dagaallada ka socda Muqdisho. \u201cWararka sheegaya rabshadaha ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159047,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cWaanu la xisaabtami doonaa kuwa masuulka ka ah rabshadaha\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cWaanu la xisaabtami doonaa kuwa masuulka ka ah rabshadaha\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirrada UK iyo Midowga Yurub u jooga Soomaaliya ayaa qoraallo ka soo saaray dagaallada ka qarxay caasimadda Muqdisho, oo maanta ka dhacay qeybo badan oo ka mid ah magaalada. Ugu horeyn qoraal ka soo baxay xafiiska Safiirka dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa walaac looga muujiyey dagaallada ka socda Muqdisho. \u201cWararka sheegaya rabshadaha ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-25T19:52:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1744\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1090\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/\",\"name\":\"\u201cWaanu la xisaabtami doonaa kuwa masuulka ka ah rabshadaha\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-25T19:52:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit.jpg\",\"width\":1744,\"height\":1090},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cWaanu la xisaabtami doonaa kuwa masuulka ka ah rabshadaha\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cWaanu la xisaabtami doonaa kuwa masuulka ka ah rabshadaha\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cWaanu la xisaabtami doonaa kuwa masuulka ka ah rabshadaha\u201d - Wardoon","og_description":"Safiirrada UK iyo Midowga Yurub u jooga Soomaaliya ayaa qoraallo ka soo saaray dagaallada ka qarxay caasimadda Muqdisho, oo maanta ka dhacay qeybo badan oo ka mid ah magaalada. Ugu horeyn qoraal ka soo baxay xafiiska Safiirka dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa walaac looga muujiyey dagaallada ka socda Muqdisho. \u201cWararka sheegaya rabshadaha ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-25T19:52:08+00:00","og_image":[{"width":1744,"height":1090,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/","name":"\u201cWaanu la xisaabtami doonaa kuwa masuulka ka ah rabshadaha\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit.jpg","datePublished":"2021-04-25T19:52:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/brexit.jpg","width":1744,"height":1090},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waanu-la-xisaabtami-doonaa-kuwa-masuulka-ka-ah-rabshadaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cWaanu la xisaabtami doonaa kuwa masuulka ka ah rabshadaha\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159046"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159048,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159046\/revisions\/159048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}