{"id":159190,"date":"2021-04-29T01:30:22","date_gmt":"2021-04-28T22:30:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159190"},"modified":"2021-04-29T01:30:22","modified_gmt":"2021-04-28T22:30:22","slug":"puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/","title":{"rendered":"PUNTLAND oo shuruud ku xirtay shirka uu ku baaqay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa sheegay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ku baaqay in Beesha Caalamku diyaariso shir ku saabsan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, kaasoo dhexmara dhinacyada siyaasadd dalka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, War qoraal ah oo fiidnimadii Talaadada ka soo baxay madaxtooyada Puntland, ayaa loogu baaqay wakiilada Beesha Caalamka, in ay qaataan doorka diyaarinta shir lagu dhammaystirayo heshiiskii 17-kii September, si dalka looga qabto doorasho nabdoon oo wadar-ogol ah.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Puntland waxay bogaadineysaa kaalinta Beesha Caalamka, waxayna ugu baaqeysaa wakiilada Beesha Caalamka in ay qaataan doorka diyaarinta shir lagu dhameystirayo heshiiskii 17 September, si dhaqso Dalka looga hirgaliyo doorasho nabad ah, wadar oggolna ah.\u201d ayaa lagu yiri qoraalka<\/p>\n<p>Baaqan ayaa soo baxay, wax yar kadib markii Ra\u2019iisul wasaare Rooble ka horyimid mudda kordhintii dowladda Federaalka, islamarkaana ku dhawaaqay in xukuumaddiisu diyaar u tahay hirgelinta doorasho ku salaysan heshiiskii 17-kii September.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa sheegay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka. Wasiirka ayaa ku baaqay in Beesha Caalamku diyaariso shir ku saabsan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, kaasoo dhexmara dhinacyada siyaasadd dalka. Dhinaca kale, War qoraal ah oo fiidnimadii Talaadada ka soo baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159191,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159190","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>PUNTLAND oo shuruud ku xirtay shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"PUNTLAND oo shuruud ku xirtay shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa sheegay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka. Wasiirka ayaa ku baaqay in Beesha Caalamku diyaariso shir ku saabsan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, kaasoo dhexmara dhinacyada siyaasadd dalka. Dhinaca kale, War qoraal ah oo fiidnimadii Talaadada ka soo baxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-04-28T22:30:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/flag-puntland-vector-2372572.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/\",\"name\":\"PUNTLAND oo shuruud ku xirtay shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/flag-puntland-vector-2372572.jpg\",\"datePublished\":\"2021-04-28T22:30:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/flag-puntland-vector-2372572.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/flag-puntland-vector-2372572.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"PUNTLAND oo shuruud ku xirtay shirka uu ku baaqay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"PUNTLAND oo shuruud ku xirtay shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"PUNTLAND oo shuruud ku xirtay shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa sheegay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka. Wasiirka ayaa ku baaqay in Beesha Caalamku diyaariso shir ku saabsan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, kaasoo dhexmara dhinacyada siyaasadd dalka. Dhinaca kale, War qoraal ah oo fiidnimadii Talaadada ka soo baxay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-04-28T22:30:22+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/flag-puntland-vector-2372572.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/","name":"PUNTLAND oo shuruud ku xirtay shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/flag-puntland-vector-2372572.jpg","datePublished":"2021-04-28T22:30:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/flag-puntland-vector-2372572.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/flag-puntland-vector-2372572.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-shuruud-ku-xirtay-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"PUNTLAND oo shuruud ku xirtay shirka uu ku baaqay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159190"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159190"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159190\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159192,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159190\/revisions\/159192"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159191"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159190"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159190"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159190"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}