{"id":159284,"date":"2021-05-02T12:16:24","date_gmt":"2021-05-02T09:16:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159284"},"modified":"2021-05-02T12:18:02","modified_gmt":"2021-05-02T09:18:02","slug":"mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/","title":{"rendered":"Mahad Salaad oo faalo dheer kaqoray DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159267\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture1.png\" alt=\"\" width=\"1052\" height=\"685\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture1.png 1052w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture1-300x195.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture1-1024x667.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture1-768x500.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture1-696x453.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Capture1-645x420.png 645w\" sizes=\"(max-width: 1052px) 100vw, 1052px\" \/><\/p>\n<p>DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ee dareenka aan ka muujiyay. Sadex qodob ayaanan ku soo koobayaa.<br \/>\n1. Arimaha amniga wuxuu sheegay in uu la soo wareegay Amniga doorashooyinka iyo fulinta qorshaha amniga guud ee qaranka.<br \/>\n&#8211; Amniga doorashada waa howl farsamo mas\u2019uuliyadeedana waxaa iska leh Ciidanka Booliska heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. Waana shaqo uu qaban karo Taliye Saldhig isagoo kaashan kara cidii uusan uga maarmeyn. Lkn waxa la isku hayo intaas waa ka mug weynyihiin, taasoo ah awaamiirta Taliyeyaashu bixinayaan, cida ay ka amar qaadanayaan iyo siyaasaadka ay ku shaqaynayaan. Rooble waxa laga sugayay in uu mas\u2019uuliyada amniga si buuxda ula wareego, badalana Taliyeyaasha dhiiga gacmaha kula jira ee hormuudka ka ahaa dhibaatadii ka dhacday magaalada Muqdisho.<br \/>\n&#8211; Fulinta Qorshaha Amniga ee Rooble sheegay hadii uu yahay midkii Farmaajo shalay Golaha Shacabka ka hor sheegay waxaba isma badalin wali, waxayna ka dhigantahay in Farmaajo wali yahay Taliyaha Ciidamada Qalabka Sida, Rooblena uu yahay fuliyaha qorsheyaasha Farmaajo. Walina waxaan aqrisanaynaa casharadii Farmaajo muddada afarta sano ah noo meerinayay ee ay ugu dambeeyeen weerarkii 19-kii Febraayo uu ku qaaday Madaxweyneyaal, Ra\u2019iisul Wasaare, Musharaxiin, Xildhibaano, Siyaasiin iyo Shacab si nabad ah u bannaanbaxaya. Weerarkii 14-kii iyo 16-kii Abriil lagu qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Gen Saadaq Joon iyo duulaankii qorshaysnaa ee guryaheena lagu soo qaaday 25-kii Abriil ee dad shacab ah lagu laayay kuwa kalena lagu barakiciyay, Ciidamada Qalabka Sida-na ku burbureen oo maanta aagag dagaal isaga soo horjeedaan.<br \/>\n2. Ciidamada wuxuu yiri mucaarad iyo muxaafid malahan waxaanan farayaa in ay xeryahooda ku noqdaan, kana fogaadaan in ay ku milmaan arimaha siyaasada. Sidoo kale wuxuu sheegay in loo saarayo gudi farsamo oo ka soo talo bixiya arimaha siyaasadeed ee saameynta ku yeeshay ciidamada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble waxaan waydiin lahaa sidee xero u wada geli karaan Ciidamo madaafiic isla dhacay oo dhufaysyo isugu jira iyadoo aan la xalin sababihii dhaliyay arintaan, sidoo kalena aan la samaynin isbadal muuqda oo kalsooni gelin kara labada dhinacba. Sidoo kale sidee isku aaminayaan ama u kala amarqaadanayaan Taliyeyaal kala irdhoobay, mid waliba midka kale xabad ku goobayo, wax xurmo ah oo ka dhaxeysana aysan jirin?<br \/>\n&#8211; Siyaasada ciidamada in laga dhex saaro ma xuma lkn Farmaajo makaa yeelayaa, maadaaba ilaa hada ciidamo uu ka soo daabulayo gobolada dalka si uu mar kale ugu isticmaalo siyaasad. Dhanka kale gudiga aad sheegtay in aad magacaabayso sidee loo aamini karaa hadii uu noqdo gudi hal dhinac ah, sooma noqon karo gacmo Farmaajo ku adeegto mar kale?<br \/>\n3. Qodobka ugu dambeeya waa arinta ku saabsan shirka DF iyo DG ee Rooble sheegay in uu ku baaqi doono. Rooble iyo Farmaajo waxay ka mideysanyihiin in aan waxaba lagu darin heshiiskii 17-kii September iyo talo soo jeedintii 16-kii Febraayo wax sharuudo ahna aan lagu xirin. Sida labadooduba shalay ay ku sheegeen khudbadahooda.<br \/>\n&#8211; Waxaan su\u2019aali lahaa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble hadii howshu sidaas u fududahay maxay Madaxweyneyaasha DG Muqdisho u fadhiyeen mudo 45 cisho, shirkuna u fashilmay, sababayna in dagaal ka dhaco magaaladan.<br \/>\nAragtideydu kuma dhisna caaddifad ee waxay ka tarjumaysaa waaqica jira. Waxaanan diyaar u ahay inaan qayb ka noqdo xal walba oo suurtagelin kara in si nabdoon dalkaan doorasho uga dhacdo, dalka iyo dadkana laga samatabixiyo mushkiladaan uu dhex maquuranayo.<br \/>\nRa\u2019iisul Wasaare Rooble waxaan leeyahay abtiyow dhiiqadii Farmaajo lugaha kula jiray yaan adiga lagaaga dhex siibanin ee si xikmadeysan arintaan u wajah, dadkana talada wax ka sii. Kuwa xamaasadeysan ee raba cadiifad in ay ku majoxaabiyaan dadaalkeenana waxaan leenahay walaaleyaalow Ilaahey iimaanka ha idin geliyo.<\/p>\n<p><strong>Mahadsanidiin.<\/strong><br \/>\n<strong>Hon. Mahad Salad<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ee dareenka aan ka muujiyay. Sadex qodob ayaanan ku soo koobayaa. 1. Arimaha amniga wuxuu sheegay in uu la soo wareegay Amniga doorashooyinka iyo fulinta qorshaha amniga guud ee qaranka. &#8211; Amniga doorashada waa howl farsamo mas\u2019uuliyadeedana waxaa iska leh Ciidanka Booliska heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mahad Salaad oo faalo dheer kaqoray DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mahad Salaad oo faalo dheer kaqoray DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ee dareenka aan ka muujiyay. Sadex qodob ayaanan ku soo koobayaa. 1. Arimaha amniga wuxuu sheegay in uu la soo wareegay Amniga doorashooyinka iyo fulinta qorshaha amniga guud ee qaranka. &#8211; Amniga doorashada waa howl farsamo mas\u2019uuliyadeedana waxaa iska leh Ciidanka Booliska heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-02T09:16:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-05-02T09:18:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/download-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"266\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"189\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/\",\"name\":\"Mahad Salaad oo faalo dheer kaqoray DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/download-3.jpg\",\"datePublished\":\"2021-05-02T09:16:24+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-02T09:18:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/download-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/download-3.jpg\",\"width\":266,\"height\":189},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mahad Salaad oo faalo dheer kaqoray DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mahad Salaad oo faalo dheer kaqoray DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mahad Salaad oo faalo dheer kaqoray DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Rooble - Wardoon","og_description":"DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ee dareenka aan ka muujiyay. Sadex qodob ayaanan ku soo koobayaa. 1. Arimaha amniga wuxuu sheegay in uu la soo wareegay Amniga doorashooyinka iyo fulinta qorshaha amniga guud ee qaranka. &#8211; Amniga doorashada waa howl farsamo mas\u2019uuliyadeedana waxaa iska leh Ciidanka Booliska heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-02T09:16:24+00:00","article_modified_time":"2021-05-02T09:18:02+00:00","og_image":[{"width":266,"height":189,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/download-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/","name":"Mahad Salaad oo faalo dheer kaqoray DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/download-3.jpg","datePublished":"2021-05-02T09:16:24+00:00","dateModified":"2021-05-02T09:18:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/download-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/download-3.jpg","width":266,"height":189},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-faalo-dheer-kaqoray-deelqaafka-ku-jiray-khudbadii-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mahad Salaad oo faalo dheer kaqoray DEELQAAFKA ku jiray Khudbadii Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159284"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159284"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159288,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159284\/revisions\/159288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}