{"id":159526,"date":"2021-05-14T12:18:09","date_gmt":"2021-05-14T09:18:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159526"},"modified":"2021-05-14T14:48:17","modified_gmt":"2021-05-14T11:48:17","slug":"wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Wasiir Bayle oo kajawaabay eedeyn uga timid Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159528\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"518\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1-300x223.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1-564x420.jpg 564w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid maamulka Hirshabeelle oo ay sheegeen in ay xayirtay lacago loogu tala galay in wax looga qabto Fatahaada wabiga Shabeelle.<\/p>\n<p>War kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa sidaan u qornaa:<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda ee DFS, markay aragtay war saxaafadeedka ka soo baxay Guddiga Maamulka Hirshabelle ee maaraynta musiibooyinka, waxay caddaynasaa sida ay u socdaan hawlaha ka hortagga fatahaadaha ee Mashruuca Ka soo kabashada Masiibooyinka (SCRP) ka waddo Dawlad Goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p>1. Mashruuca waxa uu bilaabay qiimeynta baahida ka hortagga fatahaadaha webiyada Shabelle iyo Jubba 27 Marso 2021. Qorshaynta hawlaha waxaa si wadajir ah u fuliyay Mashruuca Ka soo kabashada Masiibooyinka (SCRP) iyo dawlad Goboleedka aan kor ku xusnay.<\/p>\n<p>2. Waxaa la sahmiyay 71 goobood oo laga fulinayo ka hortagga fatahaadaha.<\/p>\n<p>3. Waxaa la diyaariyay naqshadaynta loo raacaayo biyo xirista 5 April 2021.<\/p>\n<p>4. Waxaa la furay u tartanka fulinta hawlaha ka hortagga fatahaadda.<\/p>\n<p>5. Waxaa soo tartamay 44 qandarasleyaal oo maamulka Hirshabelle soo xulay (Jowhar 19 iyo Beletwayne \u2013 25)<\/p>\n<p>6. Laba shirkadood ayaa hadda hawlo biyo xirid ah ka wada 7 goobood (sites) gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>7. Waxaa diyaar ah 10 qandaraaslayaal (contractors ) oo hawlgeli doona usbuuca soo socda: 6 shirkadood oo ka howlgali doonna Beletwayne iyo 4 ka howlgali doonna Jowhar iyo nawaaxigeeda. Wasaaradda Maaliyadda ee DFS waxay dhibaatada fatahaadaha la qaybsanaysaa Dowlad Goboleedka iyo shacbiga reer Hirshabelle.<\/p>\n<p>Waxaa dadaal aan ugu jinaa dardargelinta hawlaha Mashruuca Ka soo kabashada Masiibooyinka (SCRP) uga qorshaysan degmooyinka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Waxaan cadeynaynaa in Wasaarada Maaliyadda DFS aanay jirin wax dhaqaale ah oo ay ka xayirtay Dowlad Goboleedka Hirshabelle, ayna sida ku cad qorshaha Mashruuca Ka soo kabashada Masiibooyinka (SCRP) ay howluhu u socdaan sidii loogu talagalay.<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda DFS waxay Guddiga Ka hortagga Fatahaadda ee Hirshabelle ka codsanaysa inay caddaymo ka bixiso lacagaha ay ku eedeyeen in dawladda dhexe ka xayitray wax ka qabashada fatahaadda degaanada Hirshabelle.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159533\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/185771359_2278509148949669_587864415872660325_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1479\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/185771359_2278509148949669_587864415872660325_n.jpg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/185771359_2278509148949669_587864415872660325_n-219x300.jpg 219w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/185771359_2278509148949669_587864415872660325_n-748x1024.jpg 748w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/185771359_2278509148949669_587864415872660325_n-768x1052.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/185771359_2278509148949669_587864415872660325_n-696x953.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/185771359_2278509148949669_587864415872660325_n-1068x1463.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/185771359_2278509148949669_587864415872660325_n-307x420.jpg 307w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid maamulka Hirshabeelle oo ay sheegeen in ay xayirtay lacago loogu tala galay in wax looga qabto Fatahaada wabiga Shabeelle. War kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa sidaan u qornaa: Wasaaradda Maaliyadda ee DFS, markay aragtay war saxaafadeedka ka soo baxay Guddiga Maamulka Hirshabelle ee maaraynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159528,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159526","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Bayle oo kajawaabay eedeyn uga timid Hirshabeelle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Bayle oo kajawaabay eedeyn uga timid Hirshabeelle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid maamulka Hirshabeelle oo ay sheegeen in ay xayirtay lacago loogu tala galay in wax looga qabto Fatahaada wabiga Shabeelle. War kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa sidaan u qornaa: Wasaaradda Maaliyadda ee DFS, markay aragtay war saxaafadeedka ka soo baxay Guddiga Maamulka Hirshabelle ee maaraynta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-14T09:18:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-05-14T11:48:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/\",\"name\":\"Wasiir Bayle oo kajawaabay eedeyn uga timid Hirshabeelle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-05-14T09:18:09+00:00\",\"dateModified\":\"2021-05-14T11:48:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":518},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Bayle oo kajawaabay eedeyn uga timid Hirshabeelle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Bayle oo kajawaabay eedeyn uga timid Hirshabeelle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Bayle oo kajawaabay eedeyn uga timid Hirshabeelle - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid maamulka Hirshabeelle oo ay sheegeen in ay xayirtay lacago loogu tala galay in wax looga qabto Fatahaada wabiga Shabeelle. War kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa sidaan u qornaa: Wasaaradda Maaliyadda ee DFS, markay aragtay war saxaafadeedka ka soo baxay Guddiga Maamulka Hirshabelle ee maaraynta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-14T09:18:09+00:00","article_modified_time":"2021-05-14T11:48:17+00:00","og_image":[{"width":696,"height":518,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/","name":"Wasiir Bayle oo kajawaabay eedeyn uga timid Hirshabeelle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1.jpg","datePublished":"2021-05-14T09:18:09+00:00","dateModified":"2021-05-14T11:48:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Beyle-1-696x518-1.jpg","width":696,"height":518},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-bayle-oo-kajawaabay-eedeyn-uga-timid-hirshabeelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Bayle oo kajawaabay eedeyn uga timid Hirshabeelle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159526"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159526"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159534,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159526\/revisions\/159534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159528"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}