{"id":159731,"date":"2021-05-22T11:29:33","date_gmt":"2021-05-22T08:29:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159731"},"modified":"2021-05-22T11:29:33","modified_gmt":"2021-05-22T08:29:33","slug":"yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Yaa guddoomin doono shirka Muqdisho?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159732\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.png\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.png 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail-300x165.png 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Afhayeenka xukuumadda Soomalaiya, Mudane Maxamed Ibraahim Macalimu oo war qoraal ah soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu shirka ka dhacayo teendhada Afisyoone oo ku dhextaalo xerada Xalane, wuxuuna tilmaamay inay soo xaadireen ka qeyb-galayaasha marka laga reebo madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle oo isna maanta la sugayo.<\/p>\n<p>\u201cWaxa saaka furmaya Shirkii Wadatashiga Qaran ee arimaha doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah DFS. Madaxda ka qeyb galeysa shirka waa ay soo wada xadireen, waxa u dambeeya oo goor dhow inshallah soo dagaya Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe\u201d ayuu yiri Macalimu.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay in shirkan oo ah mid xasaasi uu guddoomin doono ra\u2019iisul wasaare Rooble oo isagu isku soo daba riday, kadi gadaal markii uu si rasmi ah loogu wareejiyey qabsoomida arrimaha doorashooyinka iyo sidoo kale ammaankeeda.<\/p>\n<p>\u201cShirka waxaa shir guddoomin doono Ra\u2019isul Wasaare Mohamed Hussein Roble waxa uuna ka dhacayaa Afisyoone oo ah halkii ay caadiyan ka dhacayeen kulamadii u dambeeyay,\u201d ayuu sii raaciyey Maxamed Ibraahim Macalimu oo ah afhayeenka xukuumadda Somaila.<br \/>\nInta uu socda shirkan waxaa ka qeyb-galaya oo goobjoog ah madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, duqa Muqdisho iyo shanta hoggaamiye goboleed ee dalka, sida HirShabelle, Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubbaland, Puntland iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Qabsoomida shirkan ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi ah, waxaana la filayaa in go\u2019aan kama dambeys ah looga gaaro is mari-waaga ka taagan hannaanka doorashooyinka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka xukuumadda Soomalaiya, Mudane Maxamed Ibraahim Macalimu oo war qoraal ah soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu shirka ka dhacayo teendhada Afisyoone oo ku dhextaalo xerada Xalane, wuxuuna tilmaamay inay soo xaadireen ka qeyb-galayaasha marka laga reebo madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle oo isna maanta la sugayo. \u201cWaxa saaka furmaya Shirkii Wadatashiga Qaran ee arimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159732,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159731","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yaa guddoomin doono shirka Muqdisho? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yaa guddoomin doono shirka Muqdisho? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka xukuumadda Soomalaiya, Mudane Maxamed Ibraahim Macalimu oo war qoraal ah soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu shirka ka dhacayo teendhada Afisyoone oo ku dhextaalo xerada Xalane, wuxuuna tilmaamay inay soo xaadireen ka qeyb-galayaasha marka laga reebo madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle oo isna maanta la sugayo. \u201cWaxa saaka furmaya Shirkii Wadatashiga Qaran ee arimaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-22T08:29:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/\",\"name\":\"Yaa guddoomin doono shirka Muqdisho? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.png\",\"datePublished\":\"2021-05-22T08:29:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.png\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yaa guddoomin doono shirka Muqdisho?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yaa guddoomin doono shirka Muqdisho? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yaa guddoomin doono shirka Muqdisho? - Wardoon","og_description":"Afhayeenka xukuumadda Soomalaiya, Mudane Maxamed Ibraahim Macalimu oo war qoraal ah soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu shirka ka dhacayo teendhada Afisyoone oo ku dhextaalo xerada Xalane, wuxuuna tilmaamay inay soo xaadireen ka qeyb-galayaasha marka laga reebo madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle oo isna maanta la sugayo. \u201cWaxa saaka furmaya Shirkii Wadatashiga Qaran ee arimaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-22T08:29:33+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/","name":"Yaa guddoomin doono shirka Muqdisho? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.png","datePublished":"2021-05-22T08:29:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/thumbnail.png","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-guddoomin-doono-shirka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yaa guddoomin doono shirka Muqdisho?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159731"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159731"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159731\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159733,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159731\/revisions\/159733"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159732"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}