{"id":159768,"date":"2021-05-23T11:21:38","date_gmt":"2021-05-23T08:21:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159768"},"modified":"2021-05-23T11:21:38","modified_gmt":"2021-05-23T08:21:38","slug":"midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Midowga Africa oo sheegay inay ka xumaadeen tallaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159699\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1928\" height=\"1364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg 1928w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-300x212.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-1024x724.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-768x543.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-1536x1087.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-100x70.jpeg 100w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-696x492.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-1068x756.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1-594x420.jpeg 594w\" sizes=\"(max-width: 1928px) 100vw, 1928px\" \/><\/p>\n<p>Midowga Afrika ayaa muujiyey sida uu uga xun yahay go\u2019aanka Soomaaliya ay ku diiday magacaabistii madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladdda federalka ah ee Soomaaliya oo ku doodeysa in madaxweynihii hore ee dalka Ghana uu xiriir ballaaran la leeyahay Kenya, oo khilaaf siyaasadeed kala dhexeeyo Soomaaliya ayaa diidey magacaabista Mama taasi oo dhabarjab ku noqotay qorshaha midowga Africa.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda xil gaarsiinta ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Mama uu xiriir dhow la leeyahay mas\u2019uuliyiinta dalka Kenya isla markaana uu cabaqad ku noqon doono qorshaha dowladda Soomaaliya ee kiiska badda.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa warqad u qortay Gudoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat oo ay ku wargalisay in ay taageero u haynin wakiilka cusub isla markaana ay ka soo horjeeddo qorshaha uu qaaday midowga Africa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan muujineynaa sida ay uga xun tahay go\u2019aanka ay qaadatay dowladda Soomaaliya, iyadoo diiday magacaabista H.E. Mr John Dramani Mahama, isagoo ah Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya. Waxaan ku boorrinaynaa Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika inuu sii wado wadahadalka uu la leeyahay DFS si loo xalliyo khilaafka jira isla markaana uu warbixin uga siiyo Golaha sida loogu dhaqaaqayo la macaamilka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Golaha Amniga (PSC) ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Afrika ayaa muujiyey sida uu uga xun yahay go\u2019aanka Soomaaliya ay ku diiday magacaabistii madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Soomaaliya. Dowladdda federalka ah ee Soomaaliya oo ku doodeysa in madaxweynihii hore ee dalka Ghana uu xiriir ballaaran la leeyahay Kenya, oo khilaaf siyaasadeed kala dhexeeyo Soomaaliya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159699,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Africa oo sheegay inay ka xumaadeen tallaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Africa oo sheegay inay ka xumaadeen tallaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Afrika ayaa muujiyey sida uu uga xun yahay go\u2019aanka Soomaaliya ay ku diiday magacaabistii madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Soomaaliya. Dowladdda federalka ah ee Soomaaliya oo ku doodeysa in madaxweynihii hore ee dalka Ghana uu xiriir ballaaran la leeyahay Kenya, oo khilaaf siyaasadeed kala dhexeeyo Soomaaliya ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-23T08:21:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/\",\"name\":\"Midowga Africa oo sheegay inay ka xumaadeen tallaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-05-23T08:21:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg\",\"width\":1928,\"height\":1364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Africa oo sheegay inay ka xumaadeen tallaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Africa oo sheegay inay ka xumaadeen tallaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Africa oo sheegay inay ka xumaadeen tallaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Midowga Afrika ayaa muujiyey sida uu uga xun yahay go\u2019aanka Soomaaliya ay ku diiday magacaabistii madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Soomaaliya. Dowladdda federalka ah ee Soomaaliya oo ku doodeysa in madaxweynihii hore ee dalka Ghana uu xiriir ballaaran la leeyahay Kenya, oo khilaaf siyaasadeed kala dhexeeyo Soomaaliya ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-23T08:21:38+00:00","og_image":[{"width":1928,"height":1364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/","name":"Midowga Africa oo sheegay inay ka xumaadeen tallaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg","datePublished":"2021-05-23T08:21:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/John-Mahama-1.jpeg","width":1928,"height":1364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-africa-oo-sheegay-inay-ka-xumaadeen-tallaabo-ay-qaaday-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Africa oo sheegay inay ka xumaadeen tallaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159768"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159768"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159769,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159768\/revisions\/159769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159699"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}