{"id":159784,"date":"2021-05-23T16:04:46","date_gmt":"2021-05-23T13:04:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159784"},"modified":"2021-05-23T16:04:46","modified_gmt":"2021-05-23T13:04:46","slug":"xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Xilliga lasoo xirayo shirka doorashada oo shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159753\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1.jpg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1-300x172.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1-696x399.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyey xiliga lagu wado in lasoo afmeero shirka qaran ee wada-tashiga doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in shirka ay isku horfadhiyaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir aan lagu daahi doonin, maadama is-faham horudhac ah laga gaaray qoddobo xasaasi ah oo ay ka dhaqaaqi waayeen shirarkii hore.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay in shirka wada-hadalada doorashada lasoo xiri doono maalinta berri oo ku beegan 24-ka bisha May, isagoona hoosta ka xariiqay inay suurta-gal tahay in maalin iyo labo ay ku darsanto mudadaas, taasi oo ka dhigaysa in shirka uu soo afmeeri doono Isniinta ilaa Arbacada inta u dhaxeysa.<\/p>\n<p>\u201cWaxyaabaha qaar waa laga wada-hadlay, bilow wanaagsan ayuu ku furmay. Rajada waxay tahay inaan aad loogu daahi doonin shirka, ilaa Isniinta uu soo dhamaan doono, laakiin waa dhici karaa in maalin iyo labo ku darsanto,\u201d ayuu yiri Wasiir Xundubeey.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in arrimaha laga wada-hadalayo hore la iskula meel dhigay, iyadoo xiligan la isla meel dhigayo arrimaha tifaftirka u baahan, isaga oo meesha ka saaray in wax dhibaato ama carqalad ah ay ka taagan tahay arrimaha amniga.<\/p>\n<p>Shirka doorashada ee ka socda Muqdisho ayaa ka gedisan kuwii hore, waxaana ka maqan madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaday oo qaar kamid ah madax goboleedyadu ay ku eedeyen fashilka shirarkii hore, waxana sareysa rejada laga qabo in heshiis laga gaaro khilaafka doorashada ee mudada badan soo jiitamay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyey xiliga lagu wado in lasoo afmeero shirka qaran ee wada-tashiga doorashooyinka dalka. Wasiirka ayaa sheegay in shirka ay isku horfadhiyaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir aan lagu daahi doonin, maadama is-faham horudhac ah laga gaaray qoddobo xasaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159753,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xilliga lasoo xirayo shirka doorashada oo shaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xilliga lasoo xirayo shirka doorashada oo shaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyey xiliga lagu wado in lasoo afmeero shirka qaran ee wada-tashiga doorashooyinka dalka. Wasiirka ayaa sheegay in shirka ay isku horfadhiyaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir aan lagu daahi doonin, maadama is-faham horudhac ah laga gaaray qoddobo xasaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-23T13:04:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/\",\"name\":\"Xilliga lasoo xirayo shirka doorashada oo shaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-05-23T13:04:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xilliga lasoo xirayo shirka doorashada oo shaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xilliga lasoo xirayo shirka doorashada oo shaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xilliga lasoo xirayo shirka doorashada oo shaaciyay - Wardoon","og_description":"Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyey xiliga lagu wado in lasoo afmeero shirka qaran ee wada-tashiga doorashooyinka dalka. Wasiirka ayaa sheegay in shirka ay isku horfadhiyaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir aan lagu daahi doonin, maadama is-faham horudhac ah laga gaaray qoddobo xasaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-23T13:04:46+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/","name":"Xilliga lasoo xirayo shirka doorashada oo shaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1.jpg","datePublished":"2021-05-23T13:04:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Shi-1-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lasoo-xirayo-shirka-doorashada-oo-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xilliga lasoo xirayo shirka doorashada oo shaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159784"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159784"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159785,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159784\/revisions\/159785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}