{"id":159950,"date":"2021-05-29T19:10:21","date_gmt":"2021-05-29T16:10:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=159950"},"modified":"2021-05-29T19:10:21","modified_gmt":"2021-05-29T16:10:21","slug":"akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Akhriso Wasiir Cabdi Waayeel oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159952\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel.jpeg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel-768x512.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel-696x464.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuixigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Mohamed Jaamac (Cabdi Waayeel).<\/p>\n<p>Waraaqda xilka looga qaaday Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Galmudug ayaa waxay kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug, waxaana ku saxiixnaa madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo hadda si ku meel gar ah xilka u hayo, maadaama Qoor Qoor uu ku sugan yahay Muqdisho.<\/p>\n<p>Xil ka qaadistan ayaa daba socota xiisad ka dhalatay dhismaha golaha deegaanka Balanbale oo la isku qabsaday qaabkii xubnaha deegaanka loo qeybiyay, taasi oo maamulka Galmudug uu ka hor-yimid<\/p>\n<p>Dhismaha Golaha deegaanka Balanbale ayaa waxaa ka dhalatay colaad dhanka qabiilka ah, waxayna Galmudug hakad gelisay dhismaha maamulkaas kadib markii beel kamid ah beelaha dago Balanbale la siiyey tirada ugu badan xubnaha deegaankaas.<\/p>\n<p>Wasiirka xilka laga qaaday ayaa lagu eedeeyey inuu isaga ka dambeeyo qaabka loo xulayo xubnaha deegaanka Balanbale, waxayna taas keentay in ugu dambeyn uu xilkiisa ku waayo.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso waraaqda xil ka qaadista<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-159951\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192499428_4238623902883165_7146133119545805806_n.jpg\" alt=\"\" width=\"955\" height=\"1203\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192499428_4238623902883165_7146133119545805806_n.jpg 955w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192499428_4238623902883165_7146133119545805806_n-238x300.jpg 238w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192499428_4238623902883165_7146133119545805806_n-813x1024.jpg 813w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192499428_4238623902883165_7146133119545805806_n-768x967.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192499428_4238623902883165_7146133119545805806_n-696x877.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/192499428_4238623902883165_7146133119545805806_n-333x420.jpg 333w\" sizes=\"(max-width: 955px) 100vw, 955px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuixigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Mohamed Jaamac (Cabdi Waayeel). Waraaqda xilka looga qaaday Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Galmudug ayaa waxay kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug, waxaana ku saxiixnaa madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo hadda si ku meel gar ah xilka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159952,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-159950","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Wasiir Cabdi Waayeel oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Wasiir Cabdi Waayeel oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuixigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Mohamed Jaamac (Cabdi Waayeel). Waraaqda xilka looga qaaday Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Galmudug ayaa waxay kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug, waxaana ku saxiixnaa madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo hadda si ku meel gar ah xilka u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-05-29T16:10:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Akhriso Wasiir Cabdi Waayeel oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-05-29T16:10:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel.jpeg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Wasiir Cabdi Waayeel oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Wasiir Cabdi Waayeel oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Wasiir Cabdi Waayeel oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuixigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Mohamed Jaamac (Cabdi Waayeel). Waraaqda xilka looga qaaday Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Galmudug ayaa waxay kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug, waxaana ku saxiixnaa madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo hadda si ku meel gar ah xilka u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-05-29T16:10:21+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Akhriso Wasiir Cabdi Waayeel oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel.jpeg","datePublished":"2021-05-29T16:10:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Waayeel.jpeg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wasiir-cabdi-waayeel-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Wasiir Cabdi Waayeel oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159950"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=159950"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":159953,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/159950\/revisions\/159953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=159950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=159950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=159950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}