{"id":160163,"date":"2021-06-06T13:13:28","date_gmt":"2021-06-06T10:13:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160163"},"modified":"2021-06-06T13:14:09","modified_gmt":"2021-06-06T10:14:09","slug":"cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/","title":{"rendered":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur &#8220;Wixii shalay laga diiday Farmaajo suuragal ma ahan in Rooble laga yeelo&#8221;+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa si adag uga hadlay go\u2019aankii kasoo baxay guddiga uu ra\u2019iisul wasaare Rooble u saaray soo turxaan bixinta xubnaha cabashada laga keenay ee guddiyada doorashooyinka.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa marka hore shaaca ka qaaday in aan laga talo-gelin xubnaha ay xukuumadda shaacisay ee laga saaray guddiyada doorashooyinka, kuwaas oo ka mid ah xubnaha cabashada laga keenay, walow kuwa kale ay weli ku jiraan guddiyada.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu carabka ku adkeeyay in weli guddiyada doorashooyinka ay ku jiraan xubno ka mid ah hay\u2019adda NISA, gaar ahaan kuwa ka tirsan dharcadda, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cHannaanka loo maray turxaanbixinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ee heer federaal iyo dowlad goboleed kama duwana habkii loo magacaabay. Xukuumadda iyadaa guddiyada soo magacaawday, iyadaa go\u2019aansatay iney faafiso magacyada xubnaha tabashada laga qabo, caddeymaha iyada uunbaa heshay ama soo waysay.Ma jirto talo laga geliyey cidii cabashada qabtay, liiskana gudbisay oo ay ugu horreeyaan Midowga Murashaxiinta. Mana cadda hannaanka loo maray turxaan bixinta xubnaha, ayuu yiri CC Shakuur Warsame.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aaminsanahay in inta badan xubnihii NISA ka tirsanaa, gaar ahaan kuwii dharcadda ahaa (Undercover) ay weli si xoog leh guddiyada ugu jiraan. Waxaan ka codsanaynaa Raysalwasaaraha in uu xallinta tabashooyinka u maro waddo sax ah oo daahfuran, hufnaan iyo dhexdhexaadnimo leh, si ay doorashadu u noqoto mid la isla ogolyahay\u201d.<\/p>\n<div style=\"width: 426px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-160163-1\" width=\"426\" height=\"240\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/196824165_318552389829966_5127179729018108096_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/196824165_318552389829966_5127179729018108096_n.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/196824165_318552389829966_5127179729018108096_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa si adag uga hadlay go\u2019aankii kasoo baxay guddiga uu ra\u2019iisul wasaare Rooble u saaray soo turxaan bixinta xubnaha cabashada laga keenay ee guddiyada doorashooyinka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa marka hore shaaca ka qaaday in aan laga talo-gelin xubnaha ay xukuumadda shaacisay ee laga saaray guddiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160167,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160163","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdiraxmaan Cabdishakuur &quot;Wixii shalay laga diiday Farmaajo suuragal ma ahan in Rooble laga yeelo&quot;+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdiraxmaan Cabdishakuur &quot;Wixii shalay laga diiday Farmaajo suuragal ma ahan in Rooble laga yeelo&quot;+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa si adag uga hadlay go\u2019aankii kasoo baxay guddiga uu ra\u2019iisul wasaare Rooble u saaray soo turxaan bixinta xubnaha cabashada laga keenay ee guddiyada doorashooyinka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa marka hore shaaca ka qaaday in aan laga talo-gelin xubnaha ay xukuumadda shaacisay ee laga saaray guddiyada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-06T10:13:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-06-06T10:14:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"949\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"598\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/\",\"name\":\"Cabdiraxmaan Cabdishakuur \\\"Wixii shalay laga diiday Farmaajo suuragal ma ahan in Rooble laga yeelo\\\"+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-10.png\",\"datePublished\":\"2021-06-06T10:13:28+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-06T10:14:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-10.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-10.png\",\"width\":949,\"height\":598},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdiraxmaan Cabdishakuur &#8220;Wixii shalay laga diiday Farmaajo suuragal ma ahan in Rooble laga yeelo&#8221;+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur \"Wixii shalay laga diiday Farmaajo suuragal ma ahan in Rooble laga yeelo\"+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur \"Wixii shalay laga diiday Farmaajo suuragal ma ahan in Rooble laga yeelo\"+VIDEO - Wardoon","og_description":"Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa si adag uga hadlay go\u2019aankii kasoo baxay guddiga uu ra\u2019iisul wasaare Rooble u saaray soo turxaan bixinta xubnaha cabashada laga keenay ee guddiyada doorashooyinka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa marka hore shaaca ka qaaday in aan laga talo-gelin xubnaha ay xukuumadda shaacisay ee laga saaray guddiyada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-06T10:13:28+00:00","article_modified_time":"2021-06-06T10:14:09+00:00","og_image":[{"width":949,"height":598,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/","name":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur \"Wixii shalay laga diiday Farmaajo suuragal ma ahan in Rooble laga yeelo\"+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-10.png","datePublished":"2021-06-06T10:13:28+00:00","dateModified":"2021-06-06T10:14:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-10.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-10.png","width":949,"height":598},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-wixii-shalay-laga-diiday-farmaajo-suuragal-ma-ahan-in-raisul-wasaaraha-laga-yeelovideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur &#8220;Wixii shalay laga diiday Farmaajo suuragal ma ahan in Rooble laga yeelo&#8221;+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160163"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160163"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160170,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160163\/revisions\/160170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}