{"id":160256,"date":"2021-06-11T11:43:04","date_gmt":"2021-06-11T08:43:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160256"},"modified":"2021-06-11T11:43:04","modified_gmt":"2021-06-11T08:43:04","slug":"daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dhallinyaro ka mid ah askartii ay DF u qaaday Eritrea oo kasoo baxsaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160257\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta.png\" alt=\"\" width=\"647\" height=\"447\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta.png 647w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta-300x207.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta-100x70.png 100w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta-218x150.png 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta-608x420.png 608w\" sizes=\"(max-width: 647px) 100vw, 647px\" \/><\/p>\n<p>Dhalinyaro ka tirsan askartii ay dowladda federaalka Soomaaliya tobabarka ugu qaaday dalka Eritrea ayaa kasoo baxsaday xeryihii ay ku jireen ee dalkaas.<\/p>\n<p>Dhalinyarada oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in markii hore laga qaaday magaalada Muqdisho, islamarkaana loo sheegay in tobabar loo geynayo dalka Qatar, kadibna laga dejiyay Eritrea.<\/p>\n<p>Waxay sheegen in dowladda federaalka ay qaaday dhalinyaro ku dhow 5,500 oo Askar, kuwaasi oo kala ahaa dhowr dafcadood oo kala dambeeyay, sida ay warbaahinta u sheegen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa kamid ahaa ciidamadii laga qaaday magaalada Muqdisho, waxaa markii hore na-lagu qalday in nala geynayo Qatar, balse waxaa nagala dejiyay Eritrea,\u201d ayuu yiri mid kamid ah dhalinyarada askarnimada loogu qaaday Eritrea ee soo baxsaday.<\/p>\n<p>Dhalinyarada oo socdaal dheer oo dhulka ah kusoo soo maray gobolada Itoobiya iyo Jabuuti ayaa ugu dambeyntii soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland.<\/p>\n<p>\u201cAnaga iyo waxaa isku dhacnay askartii Eritrea-ka ahaa oo dagaal ina-dhexmaray waxaa nagala laayay qaar kamid ah askarteeni u socday tobabarka, waxayna nala dhaceen bambooyin iyo xabado\u201d ayuu yiri mid kamid ah askarta kasoo baxsaday Eritrea.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay sheegen intii ay ku jireen xeryaha tobabarka ay la kulmeen tacadiyo kala duwan oo iskugu jira jirdil iyo ciqaab, taasi oo markii dambe ay u adkeysan waayen, oo keentay inay kasoo baxsadaan.<\/p>\n<p>Askarta ay dowladda federaalka u geysay Eritrea tobabarka oo ay qeyb ka ahaayeen dhalinyartaan kasoo baxsatay ayaa waxay dalkaas ku sugnan yihiin muddo ka badan 2-sanno, oo aysan helin daawo iyo xuquuqda aas-aasiga ah, sida ay sheegen.<\/p>\n<p>Dhalinyartaan maanta warbaahinta la hadlay oo wajiyadooda laga dheehan karo diifta iyo rafaadka ay usoo mareen sidii ay dalka dib ugu soo laaban lahaayeen ayaa qaarkood waxaa lagu xiray deegaano ka tirsan Itoobiya, kadib markii ay booliska u gacan galeen ayaga oo baxsad ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina waxay baaq u direen waalidiinta ay carruurtooda kaga maqan yihiin Eritrea, \u201cAlxamdulilh waxaa imaanay dhulkeeni hooyo socdaal dheer kadib, waxaa waalidiinta Soomaaliyeed ee ay ka maqan yihiin carruurtoodi si deg-deg ah ugu baaqeyna inay jiriyaan oo loo keeno.\u201d<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaneysa xili ay sarre u kacday xiisada ka dhalatay askarta tobabarka loogu qaaday Eritrea oo sanado ku maqan, waxaana magaalada Muqdisho maanta ka bilowday dibad-bax ballaaran oo lagu dalbanayey in dalka dib loogu soo celiyo askartii loo qaaday dalka Eritrea, kadib markii ay soo baxday in laga qeyb-galiyey dagaalkii ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/x6YT6qx9amM\" width=\"860\" height=\"484\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhalinyaro ka tirsan askartii ay dowladda federaalka Soomaaliya tobabarka ugu qaaday dalka Eritrea ayaa kasoo baxsaday xeryihii ay ku jireen ee dalkaas. Dhalinyarada oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in markii hore laga qaaday magaalada Muqdisho, islamarkaana loo sheegay in tobabar loo geynayo dalka Qatar, kadibna laga dejiyay Eritrea. Waxay sheegen in dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160257,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dhallinyaro ka mid ah askartii ay DF u qaaday Eritrea oo kasoo baxsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dhallinyaro ka mid ah askartii ay DF u qaaday Eritrea oo kasoo baxsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhalinyaro ka tirsan askartii ay dowladda federaalka Soomaaliya tobabarka ugu qaaday dalka Eritrea ayaa kasoo baxsaday xeryihii ay ku jireen ee dalkaas. Dhalinyarada oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in markii hore laga qaaday magaalada Muqdisho, islamarkaana loo sheegay in tobabar loo geynayo dalka Qatar, kadibna laga dejiyay Eritrea. Waxay sheegen in dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-11T08:43:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"647\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"447\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dhallinyaro ka mid ah askartii ay DF u qaaday Eritrea oo kasoo baxsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta.png\",\"datePublished\":\"2021-06-11T08:43:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta.png\",\"width\":647,\"height\":447},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dhallinyaro ka mid ah askartii ay DF u qaaday Eritrea oo kasoo baxsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dhallinyaro ka mid ah askartii ay DF u qaaday Eritrea oo kasoo baxsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dhallinyaro ka mid ah askartii ay DF u qaaday Eritrea oo kasoo baxsaday - Wardoon","og_description":"Dhalinyaro ka tirsan askartii ay dowladda federaalka Soomaaliya tobabarka ugu qaaday dalka Eritrea ayaa kasoo baxsaday xeryihii ay ku jireen ee dalkaas. Dhalinyarada oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in markii hore laga qaaday magaalada Muqdisho, islamarkaana loo sheegay in tobabar loo geynayo dalka Qatar, kadibna laga dejiyay Eritrea. Waxay sheegen in dowladda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-11T08:43:04+00:00","og_image":[{"width":647,"height":447,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/","name":"DAAWO:-Dhallinyaro ka mid ah askartii ay DF u qaaday Eritrea oo kasoo baxsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta.png","datePublished":"2021-06-11T08:43:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/askarta.png","width":647,"height":447},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhallinyaro-ka-mid-ah-askartii-ay-df-u-qaaday-eritrea-oo-kasoo-baxsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dhallinyaro ka mid ah askartii ay DF u qaaday Eritrea oo kasoo baxsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160256"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160258,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160256\/revisions\/160258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160257"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}