{"id":160301,"date":"2021-06-12T12:49:12","date_gmt":"2021-06-12T09:49:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160301"},"modified":"2021-06-12T12:49:12","modified_gmt":"2021-06-12T09:49:12","slug":"imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/","title":{"rendered":"Imaaraatka oo xaalada kuxuntahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160302\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"387\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19-300x176.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka madaxweyne Joe Biden ee Mareykanka ayaa Imaaraadka Carabta u qabtay in laba mid doortaan, xilli uu kordhayo khilaaf soo kala dhex-galay labada dowladood.<\/p>\n<p>Washington ayaa Abu Dhabi u sheegtay inay qalabka shirkadda Shiineeska ay Huawei ka saarto shabakadaheeda afarta sano ee soo socoto gudahood, haddii kale la baabi\u2019in doono heshiiska ay kula jirta Washington ee ay ku iibsaneyso diyaaradaha dagaalka F-35 iyo kuwa drones-ka.<\/p>\n<p>Helitaanka diyaaradahaas ayaa aheyd sababta ugu weyn ee Imaaraadka ay u caadiyeeyeen xiriirka Israel, hase yeeshee waxaa hadda muuqata in Mareykanka uu la yimid shuruud cusub oo adag.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa dalbaday in dhammaan qalabka ay sameysay shirkadda Huawei laga furo shabakadaha sigaarsiinta iyo internet-ka Imaaraadka Carabta kahor 2026 ama 2027, oo ah xilliga la qorsheeyey in diyaaradaha dagaalka F-35 ee Mareykanka sameeyo loo daabulo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Washington ayaa sheegtay in shirkadda Huawei, oo ah tan ugu weyn Shiinaha ee bixisa agabyada loo adeegsado habka isgaarsiinta ee 5G, loo isticmaalo inay u jaajuusto xisbiga shuuciga ah ee China. China waa ay beenisay eedeymahaas.<\/p>\n<p>Saraakiisha Imaaraadka Carabta ayaan diidin dalabka ka yimid Washington, hase yeeshee waxay sheegeen inay u baahan yihiin waqti dheeraad ah oo ay ku helaan beddel macquul u ah Huawei, sida ay ilo-wareedyo xog-ogaal ah u sheegeen warbaahinta Bloomberg.<\/p>\n<p>Tani waa hanjabaaddii labaad oo Imaaraadka Carabta uga timaada Washington. Bishii tagtay, warar soo baxay ayaa sheegayey in heshiiska diyaaradaha F-35 oo ku kacaya balaayiin dollar uu halis ugu jiro wada-shaqeyn amni oo dhex-mareysa Beijing iyo Abu Dhabi. Lama magacaabin Huawei xilligaas.<\/p>\n<p>Muranka la xiriira Huawei ayaa soo billowday xillihii madaxweyne Trump. Hase yeeshee Trump ayaa inkasta oo uu dalbanayey in Abu Dhabi ay xiriirka u jarto Huawei, wuxuu haddana Imaaraadka u ogolaaday inay iibsato diyaaradaha F-35, sababo la xiriira heshiiska ay la galeen Israel.<\/p>\n<p>Si kastaba, madaxweyne Biden ayaa markii uu talada qabtay ku dhowaaqay inuu dib u eegayo iibka diyaaradaha, ayna suurta-gal tahay in Imaaraadka aysan helin, sababo la xiriira xiriirka kala dhaxeeya Huawei.<\/p>\n<p>Imaaraadka ayaa hadda waxaa haysta laba daran mid dooro, sababtoo ah China waa dalka uu kala dhaxeeya xiriirka ganacsi ee ugu ballaaran oo sanadkii lasoo dhaafay lagu qiimeeyey $53 bilyan, mana sahlan inay xumeyso, halka ay sidoo kalena aad ugu baahan tahay diyaaradaha F-35.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka madaxweyne Joe Biden ee Mareykanka ayaa Imaaraadka Carabta u qabtay in laba mid doortaan, xilli uu kordhayo khilaaf soo kala dhex-galay labada dowladood. Washington ayaa Abu Dhabi u sheegtay inay qalabka shirkadda Shiineeska ay Huawei ka saarto shabakadaheeda afarta sano ee soo socoto gudahood, haddii kale la baabi\u2019in doono heshiiska ay kula jirta Washington [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160302,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160301","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Imaaraatka oo xaalada kuxuntahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Imaaraatka oo xaalada kuxuntahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka madaxweyne Joe Biden ee Mareykanka ayaa Imaaraadka Carabta u qabtay in laba mid doortaan, xilli uu kordhayo khilaaf soo kala dhex-galay labada dowladood. Washington ayaa Abu Dhabi u sheegtay inay qalabka shirkadda Shiineeska ay Huawei ka saarto shabakadaheeda afarta sano ee soo socoto gudahood, haddii kale la baabi\u2019in doono heshiiska ay kula jirta Washington [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-12T09:49:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"387\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/\",\"name\":\"Imaaraatka oo xaalada kuxuntahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19.jpg\",\"datePublished\":\"2021-06-12T09:49:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19.jpg\",\"width\":660,\"height\":387},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Imaaraatka oo xaalada kuxuntahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Imaaraatka oo xaalada kuxuntahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Imaaraatka oo xaalada kuxuntahay - Wardoon","og_description":"Maamulka madaxweyne Joe Biden ee Mareykanka ayaa Imaaraadka Carabta u qabtay in laba mid doortaan, xilli uu kordhayo khilaaf soo kala dhex-galay labada dowladood. Washington ayaa Abu Dhabi u sheegtay inay qalabka shirkadda Shiineeska ay Huawei ka saarto shabakadaheeda afarta sano ee soo socoto gudahood, haddii kale la baabi\u2019in doono heshiiska ay kula jirta Washington [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-12T09:49:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":387,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/","name":"Imaaraatka oo xaalada kuxuntahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19.jpg","datePublished":"2021-06-12T09:49:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b1-19.jpg","width":660,"height":387},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imaaraatka-oo-xaalada-kuxuntahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Imaaraatka oo xaalada kuxuntahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160301"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160301"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160303,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160301\/revisions\/160303"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}