{"id":160304,"date":"2021-06-12T13:08:17","date_gmt":"2021-06-12T10:08:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160304"},"modified":"2021-06-12T13:08:17","modified_gmt":"2021-06-12T10:08:17","slug":"weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160305\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359-300x182.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi xalay uu ka dhacay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa dhacay fiidnimadii Xalay kadib rag hubeysan oo xiran dharka ciidanka Militariga Soomaaliya weerar ku qaadeen goob maqaaxi ah oo aay ku sugnaayeen dad shacab ah oo ku taala bartamaha magaalada Dhuusamareeb, iyadoona goobta aay isaga baxsadeen ragii geystay weerarka.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay waxaa weerarka ku dhimatay sadex qof oo shacab ah waxaana uu dhaawac kasoo garaay laba qof oo kale, kuwaas oo la geeyay xarun Caafimaad oo ku taala Dhuusamareeb oo lagu dabiibayo.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadka dhintay ayaa magacyadooda lagu sheegay Liibaan Cumar iyo Cumar Nuur Colow, waxayna ka mid ahayeen ganacsatada magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa weerarkan lagu beegsaday dadkan ganacasatada ahaa, waxaana magaalada Dhuusamareeb saaka ilaa xalay howlgalo ka wada ciidamada Booliiska Soomaaliya, kaasoo aay ku doonayaan iney gacanta kuso dhigaan ragii weerarka geystay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi xalay uu ka dhacay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac. Weerarka ayaa dhacay fiidnimadii Xalay kadib rag hubeysan oo xiran dharka ciidanka Militariga Soomaaliya weerar ku qaadeen goob maqaaxi ah oo aay ku sugnaayeen dad shacab ah oo ku taala bartamaha magaalada Dhuusamareeb, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160305,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160304","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi xalay uu ka dhacay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac. Weerarka ayaa dhacay fiidnimadii Xalay kadib rag hubeysan oo xiran dharka ciidanka Militariga Soomaaliya weerar ku qaadeen goob maqaaxi ah oo aay ku sugnaayeen dad shacab ah oo ku taala bartamaha magaalada Dhuusamareeb, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-12T10:08:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359.jpg\",\"datePublished\":\"2021-06-12T10:08:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359.jpg\",\"width\":660,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi xalay uu ka dhacay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac. Weerarka ayaa dhacay fiidnimadii Xalay kadib rag hubeysan oo xiran dharka ciidanka Militariga Soomaaliya weerar ku qaadeen goob maqaaxi ah oo aay ku sugnaayeen dad shacab ah oo ku taala bartamaha magaalada Dhuusamareeb, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-12T10:08:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","name":"Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359.jpg","datePublished":"2021-06-12T10:08:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2021612637590601685825359.jpg","width":660,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerar-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160304"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160304"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160304\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160306,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160304\/revisions\/160306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160305"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}