{"id":160404,"date":"2021-06-19T12:46:25","date_gmt":"2021-06-19T09:46:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160404"},"modified":"2021-06-19T12:46:25","modified_gmt":"2021-06-19T09:46:25","slug":"cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/","title":{"rendered":"Cabdirashiid Janan Oo Tagay Addis Ababa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160405\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan.jpeg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan-300x172.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan-696x399.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa safarkii ugu horreeyay ku tegay Magaalada Addis ee Caasimadda dalka Itoobiya tan iyo markii uu isku soo dhiibay dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Socdaalka uu Cabdirashiid Janan ku gaaray Addis Ababa ayaa waxaa la sheegay inuu ku wehlinayo Wasiiru dowlaha Gaadiidka, Cirka iyo dhulka Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Kulmiye Xersi (Cabdiraxmaan Dheere) iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Warar la helayo ayaa sheegaya in ujeedka safarka Wasiirkii hore ee amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Janan ee Itoobiya uu yahay mid ku saabsan dhaq-dhaqaaqyada Gobolka Gedo ee Jubbaland.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in socdaalka Janan uu salka ku haayo Arrimo Baasaboor uu doonayo inuu sameeysto, waana safarkii ugu horreeyay ee uu Magaalada Muqdisho uga baxay tan iyo markii isku soo dhiibay dowladda.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa bishii March ee sandkaan 2021 isku soo dhiibay dowladda Federaalka, isla markaana heshiis la galay, iyadoona\u00a0 wadahadalo iyo heshiika uu hoggaaminayay Wasiiru dowlaha Gaadiidka C\/raxmaan Dheere.<\/p>\n<p>Heshiiska Wasiirkii hore ee amniga Janan iyo dowladda dhexmaray ayaa waxaa qeyb ka ahaa in Ciidamo daacad u ahaa iyo hub ay wateen uu ku wareejiyay dowladda Federaalka, kuwaasoo haatan ku jira xero ku taalla Gobolka Gedo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa safarkii ugu horreeyay ku tegay Magaalada Addis ee Caasimadda dalka Itoobiya tan iyo markii uu isku soo dhiibay dowladda Federaalka. Socdaalka uu Cabdirashiid Janan ku gaaray Addis Ababa ayaa waxaa la sheegay inuu ku wehlinayo Wasiiru dowlaha Gaadiidka, Cirka iyo dhulka Xukuumadda xilgaarsiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160405,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdirashiid Janan Oo Tagay Addis Ababa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdirashiid Janan Oo Tagay Addis Ababa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa safarkii ugu horreeyay ku tegay Magaalada Addis ee Caasimadda dalka Itoobiya tan iyo markii uu isku soo dhiibay dowladda Federaalka. Socdaalka uu Cabdirashiid Janan ku gaaray Addis Ababa ayaa waxaa la sheegay inuu ku wehlinayo Wasiiru dowlaha Gaadiidka, Cirka iyo dhulka Xukuumadda xilgaarsiinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-19T09:46:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/\",\"name\":\"Cabdirashiid Janan Oo Tagay Addis Ababa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-19T09:46:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdirashiid Janan Oo Tagay Addis Ababa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdirashiid Janan Oo Tagay Addis Ababa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdirashiid Janan Oo Tagay Addis Ababa - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa safarkii ugu horreeyay ku tegay Magaalada Addis ee Caasimadda dalka Itoobiya tan iyo markii uu isku soo dhiibay dowladda Federaalka. Socdaalka uu Cabdirashiid Janan ku gaaray Addis Ababa ayaa waxaa la sheegay inuu ku wehlinayo Wasiiru dowlaha Gaadiidka, Cirka iyo dhulka Xukuumadda xilgaarsiinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-19T09:46:25+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/","name":"Cabdirashiid Janan Oo Tagay Addis Ababa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan.jpeg","datePublished":"2021-06-19T09:46:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Janan.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirashiid-janan-oo-tagay-addis-ababa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdirashiid Janan Oo Tagay Addis Ababa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160404"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160404"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160406,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160404\/revisions\/160406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}