{"id":160468,"date":"2021-06-22T11:11:55","date_gmt":"2021-06-22T08:11:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160468"},"modified":"2021-06-22T11:11:55","modified_gmt":"2021-06-22T08:11:55","slug":"gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Macalimuu oo Muqdisho lagu xayiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160469\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"699\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow-300x300.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow-150x150.jpeg 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow-418x420.jpeg 418w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji (Macalimu) oo war qoraal ah soo saaray ayaa shaaciyey inuu ku xayiran yahay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, isaga oo baaq u diray ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Macalimu ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiin ka tirsan hay\u2019adda NISA ay ka dambeeyaan xayiraadiisa, isla-markaana laga hor istaagay inuu aado gobolka Gedo iyo qoyskiisa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa nasiib daro ah anigoo ah masuul heer Jubaland ah oo shaqo fiican lasoo qabtay dowladda, kusoo dhaweeyay gobolka ciidanka dowlada, lasoo halgamay usoo dakanoobay haykalka dowladnimo oo aan mucaarad ku ahayn nidaamka Nabad iyo Nolol in la ii ogolaan waayo in aan booqdo deegaankaygii, caruurtaydii iyo gurigii aan ku dhashay. Sababtana ma aqaan, balse kaliya waxaan\u00a0 ogahay inay ka dambeeyaan foolxumadaan madaxda hayada NISA,\u201d ayuu yiri guddoomiyihii ee maamulka gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Cismaan Nuux Xaaji ayaa xusay in tani ay muujineyso in amniga dalka aan si sax ah loogu wareejin ra\u2019iisul wasaaraha, taasina ay beenowday, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Dalku wuxuu galay jawi doorasho, waxaana Madaxwayne Farmaajo uu masuuliyadii nabadgalyada iyo doorashada gacanta u galiyay Raysalwasaare Rooble, balse waxaa muuqata in taasi ay beenowday oo amni la wareejiyay aysan jirin. Sababtoo ah waxaa jira dhibaato xoogan oo hayada NISA ku hayso masuuliyiintii kasoo jeeday Gobolka Gedo,\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu baaq u diray Ra\u2019iisul wasaare Rooble, isaga oo ka dalbaday inuu guddi gaar ah u xil-saaro dhibaato uu sheegay inay ka jirto garoonka Aadan Cadde, taas oo lagu hayo mas\u2019uuliyiinta Gedo, xildhibaanada iyo sidoo kale Senatorada kasoo jeeda gobolkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji (Macalimu) oo war qoraal ah soo saaray ayaa shaaciyey inuu ku xayiran yahay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, isaga oo baaq u diray ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Macalimu ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiin ka tirsan hay\u2019adda NISA ay ka dambeeyaan xayiraadiisa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160469,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiye Macalimuu oo Muqdisho lagu xayiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiye Macalimuu oo Muqdisho lagu xayiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji (Macalimu) oo war qoraal ah soo saaray ayaa shaaciyey inuu ku xayiran yahay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, isaga oo baaq u diray ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Macalimu ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiin ka tirsan hay\u2019adda NISA ay ka dambeeyaan xayiraadiisa, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-22T08:11:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"699\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/\",\"name\":\"Gudoomiye Macalimuu oo Muqdisho lagu xayiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-22T08:11:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow.jpeg\",\"width\":696,\"height\":699},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiye Macalimuu oo Muqdisho lagu xayiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiye Macalimuu oo Muqdisho lagu xayiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiye Macalimuu oo Muqdisho lagu xayiray - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji (Macalimu) oo war qoraal ah soo saaray ayaa shaaciyey inuu ku xayiran yahay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, isaga oo baaq u diray ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Macalimu ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiin ka tirsan hay\u2019adda NISA ay ka dambeeyaan xayiraadiisa, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-22T08:11:55+00:00","og_image":[{"width":696,"height":699,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/","name":"Gudoomiye Macalimuu oo Muqdisho lagu xayiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow.jpeg","datePublished":"2021-06-22T08:11:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Macalimow.jpeg","width":696,"height":699},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-macalimuu-oo-muqdisho-lagu-xayiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiye Macalimuu oo Muqdisho lagu xayiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160468"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160470,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160468\/revisions\/160470"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}