{"id":160476,"date":"2021-06-23T11:09:46","date_gmt":"2021-06-23T08:09:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160476"},"modified":"2021-06-23T11:09:46","modified_gmt":"2021-06-23T08:09:46","slug":"dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dagaal ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duuleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160477\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidanka Haramcad iyo kuwa Al-shabaab oo xalay ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa Al-shabaab weerar ku qaadeen Bar koontarool oo ku taala deegaanka Xaawo Cabdi oo ciidanka Haramcad ka ilaaliyaan wadada isku xerta Muqdisho iyo Afgooye.<\/p>\n<p>Sarakiisha ciidanka Haramcad ayaa sheegay iney iska difaaceen weerarka kaga yimid dagaalyahanada Shabaab, islamarkaana dagaalka uu ahaa mid waqti kooban socday.<\/p>\n<p>Saraakiisha aya sidoo kale sheegay in gacanta ku dhigeen sadax kamid ah ragii soo weeraray Barta koontarool iyo waliba gaari nooca raaxada ah ee loo yaqaano NOHA.<\/p>\n<p>Majirto wax khasaare kale ah oo aay sheegeen saraakiisha ciidanka Haramcad oo ka dhashay weerarka xalay dhexmaray iyaga iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa inta badan weeraro noocaan oo kale ah iyo kuwa qaraxyo ah ku qaada fariisimaha ciidanka dowladda Soomaaliya, mana jirto wax war ah oo wali kasoo baxay dhankooda oo ku aadan weerarka xalay ku qaadeen barta koontarool ee ciidanka Haramcad ku leeyihiin deegaanka Xaawo Cabdi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidanka Haramcad iyo kuwa Al-shabaab oo xalay ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa Al-shabaab weerar ku qaadeen Bar koontarool oo ku taala deegaanka Xaawo Cabdi oo ciidanka Haramcad ka ilaaliyaan wadada isku xerta Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160477,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160476","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duuleedka Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duuleedka Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidanka Haramcad iyo kuwa Al-shabaab oo xalay ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa Al-shabaab weerar ku qaadeen Bar koontarool oo ku taala deegaanka Xaawo Cabdi oo ciidanka Haramcad ka ilaaliyaan wadada isku xerta Muqdisho [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-23T08:09:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/\",\"name\":\"Dagaal ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duuleedka Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-23T08:09:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duuleedka Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duuleedka Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duuleedka Muqdisho - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidanka Haramcad iyo kuwa Al-shabaab oo xalay ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa Al-shabaab weerar ku qaadeen Bar koontarool oo ku taala deegaanka Xaawo Cabdi oo ciidanka Haramcad ka ilaaliyaan wadada isku xerta Muqdisho [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-23T08:09:46+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/","name":"Dagaal ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duuleedka Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal.jpeg","datePublished":"2021-06-23T08:09:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/dagaal.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-xaawo-cabdi-ee-duuleedka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duuleedka Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160476"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160476"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160478,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160476\/revisions\/160478"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}