{"id":160490,"date":"2021-06-23T11:31:59","date_gmt":"2021-06-23T08:31:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160490"},"modified":"2021-06-23T11:31:59","modified_gmt":"2021-06-23T08:31:59","slug":"sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/","title":{"rendered":"Sawir dad badan kayaabiyay oo Muqdisho lagu dhajiyay +sawirro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160491\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg\" alt=\"\" width=\"524\" height=\"697\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg 524w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor-226x300.jpeg 226w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor-316x420.jpeg 316w\" sizes=\"(max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa wada diyaar-garowga toddobaadka xorriyadda Soomaaliya ee 26 June iyo 1-da Luulyo.<\/p>\n<p>Waddooyinka waaweyn ee caasimadda Muqdisho waxaa ka socda howlo bilicda lagu soo celinayo kuwaasoo iskugu jira Nadaafad iyo rinjiyeyn. waxaana goobaha ganacsiga lagu xiray calanka Somalia.<\/p>\n<p>Masuuliyiin kala duwan ayaa kormeer ku soo sameeyay waddooyinka ay ka socdaan Howlaha Bilic soo celinta iyo diyaar-garowga Maalmaha Xorriyadda, iyagoo ku dhiirageliyay kuna amaanay Howlwadeennada shaqada adag oo ay hayaan.<\/p>\n<p>Hase ahaatee waxaa dad badan ka yaabiyey boorar loogu talo galay munaasabadaha maalmaha xoriyada oo lagu soo sawiray Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa dood kulul ka dhex dhalisay baraha bulshada, iyadoo dadku ay siyaabo kala duwan uga falceliyeen, waxaana dadka intiisa badan ay isweydiinayeen waxa iska quseeya dabaaldega maalmaha xoriyada iyo sawirka Farmaajo, waxayna ku doodeen in booska sawirka Madaxweynaha loo baahnaa in la geliyo \u00a0astaamo ka turjumaya maalmaha xoriyada sida calanka iwm \u201cMa xoriyad baa loo dabaal degayaa mise shaqsi\u201d ayuu yiri mid ka mid ah dadka arrintan kaga hadlay baraha bulshada.<\/p>\n<p>Dad kale, ayaa iyana arrintan ku macneeyey in dowladu ay kala garan weysay Ololaha doorashada &amp; Maalmaha xoriyada, maadaama ay socoto qaban-qaabada doorashooyinka dalka, iyagoo talaabadan ku tilmaamay wax aad loola yaabo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160491\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg\" alt=\"\" width=\"524\" height=\"697\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg 524w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor-226x300.jpeg 226w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor-316x420.jpeg 316w\" sizes=\"(max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160492\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/bor.jpeg\" alt=\"\" width=\"905\" height=\"930\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/bor.jpeg 905w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/bor-292x300.jpeg 292w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/bor-768x789.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/bor-696x715.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/bor-409x420.jpeg 409w\" sizes=\"(max-width: 905px) 100vw, 905px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa wada diyaar-garowga toddobaadka xorriyadda Soomaaliya ee 26 June iyo 1-da Luulyo. Waddooyinka waaweyn ee caasimadda Muqdisho waxaa ka socda howlo bilicda lagu soo celinayo kuwaasoo iskugu jira Nadaafad iyo rinjiyeyn. waxaana goobaha ganacsiga lagu xiray calanka Somalia. Masuuliyiin kala duwan ayaa kormeer ku soo sameeyay waddooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sawir dad badan kayaabiyay oo Muqdisho lagu dhajiyay +sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sawir dad badan kayaabiyay oo Muqdisho lagu dhajiyay +sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa wada diyaar-garowga toddobaadka xorriyadda Soomaaliya ee 26 June iyo 1-da Luulyo. Waddooyinka waaweyn ee caasimadda Muqdisho waxaa ka socda howlo bilicda lagu soo celinayo kuwaasoo iskugu jira Nadaafad iyo rinjiyeyn. waxaana goobaha ganacsiga lagu xiray calanka Somalia. Masuuliyiin kala duwan ayaa kormeer ku soo sameeyay waddooyinka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-23T08:31:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"524\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"697\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/\",\"name\":\"Sawir dad badan kayaabiyay oo Muqdisho lagu dhajiyay +sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-23T08:31:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg\",\"width\":524,\"height\":697},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sawir dad badan kayaabiyay oo Muqdisho lagu dhajiyay +sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sawir dad badan kayaabiyay oo Muqdisho lagu dhajiyay +sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sawir dad badan kayaabiyay oo Muqdisho lagu dhajiyay +sawirro - Wardoon","og_description":"Maamulka gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa wada diyaar-garowga toddobaadka xorriyadda Soomaaliya ee 26 June iyo 1-da Luulyo. Waddooyinka waaweyn ee caasimadda Muqdisho waxaa ka socda howlo bilicda lagu soo celinayo kuwaasoo iskugu jira Nadaafad iyo rinjiyeyn. waxaana goobaha ganacsiga lagu xiray calanka Somalia. Masuuliyiin kala duwan ayaa kormeer ku soo sameeyay waddooyinka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-23T08:31:59+00:00","og_image":[{"width":524,"height":697,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/","name":"Sawir dad badan kayaabiyay oo Muqdisho lagu dhajiyay +sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg","datePublished":"2021-06-23T08:31:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/boor.jpeg","width":524,"height":697},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawir-dad-badan-kayaabiyay-oo-muqdisho-lagu-dhajiyay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sawir dad badan kayaabiyay oo Muqdisho lagu dhajiyay +sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160490"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160493,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160490\/revisions\/160493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}