{"id":160504,"date":"2021-06-25T20:12:42","date_gmt":"2021-06-25T17:12:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160504"},"modified":"2021-06-25T20:14:03","modified_gmt":"2021-06-25T17:14:03","slug":"160504","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/","title":{"rendered":"Turkiga oo xarun dayacgacmeed kafuranaya somalia"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160506\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Turkiga ayaa wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu ka hirgeliyo Soomaaliya iyo gantaal loo adeegsado hawada sare, sida laga soo xigtay madaxa hay\u2019adda hawada sare ee Turkiga.<\/p>\n<p>Serdar Huseyin Yildirim, oo ah madaxa Hay\u2019adda Hawada Sare ee Turkiga hadalkan u sheegay wakaaladda wararka ee Sputnik mar uu ka hadlayay Shirka Hawada sare ee lagu qabtay St Petersburg intii u dhaxeysay 14 iyo 18 bishan June.Turkiga ayaa Soomaaliya ka dhisan kara xarun hawada sare laga aado oo ay ku kacayso lacag dhan $350 milyan tan oo qeyb ka ah barnaamijka hawada sare oo ay ku baxayso adduun dhan $1 billion.<\/p>\n<p>Madaxweyne Recep Tayyip Erdo\u011fan ayaa shir jaraa\u2019id oo uu qabtay horraantii bishan, xilli ay socotay xafladda sanad-guurada Barnaamijka Hawada Sare ee Qaranka ku dhawaaqay in Turkigu uu qorsheynayo inuu dayaxa caga dhigto wixii loo gaaro 2023.<\/p>\n<p>\u201cHadafkeenna ugu horreeya waa inaan dayaxa tagno 2023, sanad-guurada 100-aad ee Jamhuuriyadda Turkiga. Waxaan rumeysnahay in injineerrada Turkiga ay awoodi doonaan fulinta holwgalkan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay qorsheyneyso in Soomaaliya ay ka dhisto xarun laga gano gantaalka loo dirayo hawada sare. Soomaaliya ayaa haatanba waxaa ku yaal saldhigga ugu weyn ee tababarka milatariga ee Turkiga, waxayna xukuumadda Ankara lahaayeen xiriir aad u wanaagsan tan iyo sanadkii 2011.<\/p>\n<p>Dowladdaa Soomaaliya ayaan arrintan wali ka hadlin, mana cadda sababta uu Turkiga si gaar ah ugu daneynaya inuu xaruntaasi ka dhsio Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cQiimeynta dowladda waxay muujineysaa in saldhig hawada sare oo laga sameeyo Soomaaliya ay ku kici doonto in ka badan $350m. Dowladda waxay sidoo kale dooneysaa in ardayda Turkiga loo oggolaado inay maaddada fiisigiska hawada sare ka soo bartaan dibadda, waxayna siodo kale maalgelineysaa jaamacadaha Tukriga, dhammaan waxaa ku kacaysa ilaa $150m.\u201d Ayaa lagu yiri warbiixn lagu daabacay wargeyska Middle East Eye. Yildirim ayaa intaas ku daray in Tukriga uu wada hadallo la yeeshay hay\u2019adda hawada sare ee Ruushka, Roscosmos, isla markaana ay qorshe faahfaahsan la imaan doonaan sanadka dambe, marka la dhammeeyo dhismaha saldhigga.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa hay\u2019addiisa hawada sare aasaasay bishii December 2018. Sanadkii 2020, waxay ku dhawaaqday tijaabinta gantaal ay sameysay hay\u2019adda Roketsan.Waxay sidoo kale qorsheyneysaa in cirbixiyeenno Turki ah ay aadaan Xarunta Caalamiga ah ee Hawada Sare, ayna diraan dayax-gacmeedyo.<\/p>\n<p>Wareysi uu sanadkii hore siiyay Sputnik, ayuu Yildirim ku sheegay in hay\u2019adda hawada sare ee dalkaasi ay ka shaqeneyso ku dhowaad 30 mashaariic oo kala duwan, isla markaana ay wada hadallo la gashay ilaa 20 dal, oo ay ku jiraan Ukraine, Kazakhstan, Ruushka, Japan, Shiinaha, Pakistan, Hindiya iyo Azerbaijan.Xiirirka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa si wanaagsan ku socday sanadihii la soo dhaafay, Turkiga ayaana tababaray saddex meelood meel ciidamada Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Source-Bbc<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu ka hirgeliyo Soomaaliya iyo gantaal loo adeegsado hawada sare, sida laga soo xigtay madaxa hay\u2019adda hawada sare ee Turkiga. Serdar Huseyin Yildirim, oo ah madaxa Hay\u2019adda Hawada Sare ee Turkiga hadalkan u sheegay wakaaladda wararka ee Sputnik mar uu ka hadlayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160506,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo xarun dayacgacmeed kafuranaya somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo xarun dayacgacmeed kafuranaya somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Turkiga ayaa wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu ka hirgeliyo Soomaaliya iyo gantaal loo adeegsado hawada sare, sida laga soo xigtay madaxa hay\u2019adda hawada sare ee Turkiga. Serdar Huseyin Yildirim, oo ah madaxa Hay\u2019adda Hawada Sare ee Turkiga hadalkan u sheegay wakaaladda wararka ee Sputnik mar uu ka hadlayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-25T17:12:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-06-25T17:14:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/\",\"name\":\"Turkiga oo xarun dayacgacmeed kafuranaya somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-06-25T17:12:42+00:00\",\"dateModified\":\"2021-06-25T17:14:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo xarun dayacgacmeed kafuranaya somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo xarun dayacgacmeed kafuranaya somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo xarun dayacgacmeed kafuranaya somalia - Wardoon","og_description":"Turkiga ayaa wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu ka hirgeliyo Soomaaliya iyo gantaal loo adeegsado hawada sare, sida laga soo xigtay madaxa hay\u2019adda hawada sare ee Turkiga. Serdar Huseyin Yildirim, oo ah madaxa Hay\u2019adda Hawada Sare ee Turkiga hadalkan u sheegay wakaaladda wararka ee Sputnik mar uu ka hadlayay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-25T17:12:42+00:00","article_modified_time":"2021-06-25T17:14:03+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/","name":"Turkiga oo xarun dayacgacmeed kafuranaya somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1.jpg","datePublished":"2021-06-25T17:12:42+00:00","dateModified":"2021-06-25T17:14:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/maxresdefault-1-1.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/160504\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo xarun dayacgacmeed kafuranaya somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160504"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160504"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160508,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160504\/revisions\/160508"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160506"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}