{"id":160558,"date":"2021-06-27T13:14:19","date_gmt":"2021-06-27T10:14:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160558"},"modified":"2021-06-27T13:14:19","modified_gmt":"2021-06-27T10:14:19","slug":"akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/","title":{"rendered":"Akhriso:- Guudlaawe oo diiday shirka ka furmaya Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160564\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"375\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe.jpg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe-300x150.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe-696x348.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa si lama filaan ah u qaadacay shirka ra\u2019iisul wasaare Rooble iyo madax goboleedyada uga furmaya magaalada Muqdisho ee ku saabsan arrimaha doorashada.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Hirshabeelle waxay cadeyneysaa inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir berri uga furmaya magaalada Muqdisho,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay HirShabelle.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay madaxtooyada HirShabelle ayaa qaadacaadda sabab looga dhigay inaan lagala tashin qabsoomidda shirkan. \u201cDowladda HirShabeele maadaama aysan talo ku lahayn qabsoomida shirka, wixii kasoo baxa ma noqon doonaan wax quseeya dowladda HirShabelle,\u201d ayey tiri HirShabelle<\/p>\n<p>HirShabelle ayaa ugu dambeyn sheegtay inay dhowri doonto fulinta heshiiskii 17-kii September iyo kii 27-kii May ee lagu saxiixay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago sababta ay sheegtay HirShabelle, haddana ma cadda ujeedka dhabta ah ee ka dambeeya qaadacaadda Guudlaawe ee shirka, oo la rumeysan yahay in mid ka mid ah qodobada looga hadli doono uu ka mid yahay qodob si gaar ah isaga ugu daneynaya, kaasi oo ah in deegaan doorashada lagu soo koobo hal magaalo.<\/p>\n<p>Guudlaawe iyo Axmed Madoobe, oo laga diidan yahay magaalooyinka Beledweyne iyo Garbahaarey ayaa olole ugu jiray in doorashooyinka ay ka dhacaan hal magaalo, maalmulkiiba, si ay ugu qabtaan kaliya Jowhar iyo Kismaayo.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka uu Guudlaawe qaatay ayaa waxaa durba soo dhoweeyey qaar ka mid ah taageerayaasha madaxweyne Farmaajo, taasi oo dhalineysa tuhun ku saabsan in qaadacaddiisa ay gadaal ka riixeyso Villa Somalia, inkasta oo aysan caddeyn danta ugu jirta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160563\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-19.png\" alt=\"\" width=\"515\" height=\"635\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-19.png 515w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-19-243x300.png 243w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-19-324x400.png 324w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Capture-19-341x420.png 341w\" sizes=\"(max-width: 515px) 100vw, 515px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa si lama filaan ah u qaadacay shirka ra\u2019iisul wasaare Rooble iyo madax goboleedyada uga furmaya magaalada Muqdisho ee ku saabsan arrimaha doorashada. \u201cDowladda Hirshabeelle waxay cadeyneysaa inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir berri uga furmaya magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso:- Guudlaawe oo diiday shirka ka furmaya Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso:- Guudlaawe oo diiday shirka ka furmaya Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa si lama filaan ah u qaadacay shirka ra\u2019iisul wasaare Rooble iyo madax goboleedyada uga furmaya magaalada Muqdisho ee ku saabsan arrimaha doorashada. \u201cDowladda Hirshabeelle waxay cadeyneysaa inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir berri uga furmaya magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-27T10:14:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/\",\"name\":\"Akhriso:- Guudlaawe oo diiday shirka ka furmaya Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe.jpg\",\"datePublished\":\"2021-06-27T10:14:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe.jpg\",\"width\":750,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso:- Guudlaawe oo diiday shirka ka furmaya Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso:- Guudlaawe oo diiday shirka ka furmaya Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso:- Guudlaawe oo diiday shirka ka furmaya Muqdisho - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa si lama filaan ah u qaadacay shirka ra\u2019iisul wasaare Rooble iyo madax goboleedyada uga furmaya magaalada Muqdisho ee ku saabsan arrimaha doorashada. \u201cDowladda Hirshabeelle waxay cadeyneysaa inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir berri uga furmaya magaalada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-27T10:14:19+00:00","og_image":[{"width":750,"height":375,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/","name":"Akhriso:- Guudlaawe oo diiday shirka ka furmaya Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe.jpg","datePublished":"2021-06-27T10:14:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Cali-Guudlaawe.jpg","width":750,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guudlaawe-oo-diiday-shirka-ka-furmaya-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso:- Guudlaawe oo diiday shirka ka furmaya Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160558"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160565,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160558\/revisions\/160565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}