{"id":160587,"date":"2021-06-28T11:19:49","date_gmt":"2021-06-28T08:19:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160587"},"modified":"2021-06-28T11:19:49","modified_gmt":"2021-06-28T08:19:49","slug":"wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii Wisil"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160584\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guud ahaanba waxaa xaalad deganaansho laga dareemayaa deegaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo shalay ay ku dagaalamaeen Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Guud ahaan waxaa korortay tirada dadka ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay weeraradii ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaanka Wisil oo ahaa kuwa ku bilaawday qarax, iyada oo dadkii ku dhaawacmay la keenay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qof kamid ah dadka ku nool degaanka Wisil oo ku yaal inta u dhaxeysa Magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo ayaa sheegay in badi dadkii ku noolaa degaankan Wisil ay u barakaceen degaanka Xero-dhagaxleey oo 25 lkm u jira degaanka Wisil, iyaga oo ka cabsi qaba in markale dushooda lagu dagaalamo.<\/p>\n<p>Xogihii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in ciidanka dowladda Soomaaliya, kuwa maamulka Galmudug iyo maleeshiyaad deegaanka ah ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ciidan si ay uga hortagaan weerraro kale oo kaga yimaada dhinaca Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guud ahaanba waxaa xaalad deganaansho laga dareemayaa deegaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo shalay ay ku dagaalamaeen Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Guud ahaan waxaa korortay tirada dadka ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay weeraradii ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaanka Wisil oo ahaa kuwa ku bilaawday qarax, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160587","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii Wisil - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii Wisil - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guud ahaanba waxaa xaalad deganaansho laga dareemayaa deegaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo shalay ay ku dagaalamaeen Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Guud ahaan waxaa korortay tirada dadka ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay weeraradii ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaanka Wisil oo ahaa kuwa ku bilaawday qarax, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-28T08:19:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii Wisil - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-28T08:19:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii Wisil\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii Wisil - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii Wisil - Wardoon","og_description":"Guud ahaanba waxaa xaalad deganaansho laga dareemayaa deegaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo shalay ay ku dagaalamaeen Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Guud ahaan waxaa korortay tirada dadka ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay weeraradii ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaanka Wisil oo ahaa kuwa ku bilaawday qarax, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-28T08:19:49+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/","name":"Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii Wisil - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1.jpeg","datePublished":"2021-06-28T08:19:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/2-1.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-dagaalkii-wisil\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii Wisil"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160587"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160587"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160588,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160587\/revisions\/160588"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}