{"id":160603,"date":"2021-06-29T12:10:23","date_gmt":"2021-06-29T09:10:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160603"},"modified":"2021-06-29T12:10:23","modified_gmt":"2021-06-29T09:10:23","slug":"faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/","title":{"rendered":"Faarax Macalin oo markii ugu horaysay dhaliil culus u jeediyey DF Somalia"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160604\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin.jpeg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"526\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin.jpeg 700w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin-300x225.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin-80x60.jpeg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin-265x198.jpeg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin-696x523.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin-559x420.jpeg 559w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n<p>Siyaasiga caanka ah ee Faarax Macalin Dawaar oo mar soo noqday guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dib usoo celinta xiriirka wadamada Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Faarax Macalin ayaa sheegay in marka hore loo baahnaa in aan lagu deg-degin go\u2019aankii ay dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay dalka Kenya, haddii aysan ku adkeysan karin.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu dhaliilay in haatan dib loo soo celiyo xiriirkaasi, isaga oo ku tilmaamay inay tahay arrin nasiib darro ah, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaca ka qaaday in weli ay taagan yihiin eedaha ay Soomaaliya ka tirsaneysay Kenya, wuxuuna intaa ku daray inay sharaf dhac ku tahay arrintan dadka ka shaqeynaya soo celinta xiriirka.<\/p>\n<p>\u201cShalay adoo goysay xaaladdii aad ka andacootana aysan waxba iska bedalin, bal ay ka sii ballaaran tahay, hadane in maanta aad ku baryooto in adiga aad soo celiso waa nasiib xumo weeyaan,\u201dayuu yiri guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka wadanka Kenya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu hoosta ka xariiqay inay weli Kenya faro-gelin ku heyso arrimaha gudaha Soomaaliya, isaga oo tusaale usoo qaatay socdaalkii madaxweyne Muuse Biixi uu ku tegay magaalada Nairobi i iyo sidoo kale kulmada mucaaradka ay ku yeeshaan dalkaasi.<\/p>\n<p>\u201cFaro-gelinta waxaa ka mid ah Somaliland waa Muuse Biixi oo inta imaaday, Axmed Madoobe, Deni iyo mucaaradka oo dhan oo si joogto ah inta loogu hayo, si loogu adeegto,\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka dalka Kenya.<\/p>\n<p>Hadalka Faarax Macalin iyo eedeyntiisa ka dhanka ah dowlada Soomaaliya ayaa dad fara badan la yaaab ku noqday, maadaama uu siyaasigan ka mid ahaa dadka sida aadka ah u taageersanaa madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga caanka ah ee Faarax Macalin Dawaar oo mar soo noqday guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dib usoo celinta xiriirka wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Faarax Macalin ayaa sheegay in marka hore loo baahnaa in aan lagu deg-degin go\u2019aankii ay dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay dalka Kenya, haddii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160603","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faarax Macalin oo markii ugu horaysay dhaliil culus u jeediyey DF Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faarax Macalin oo markii ugu horaysay dhaliil culus u jeediyey DF Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Siyaasiga caanka ah ee Faarax Macalin Dawaar oo mar soo noqday guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dib usoo celinta xiriirka wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Faarax Macalin ayaa sheegay in marka hore loo baahnaa in aan lagu deg-degin go\u2019aankii ay dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay dalka Kenya, haddii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-29T09:10:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/\",\"name\":\"Faarax Macalin oo markii ugu horaysay dhaliil culus u jeediyey DF Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-29T09:10:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin.jpeg\",\"width\":700,\"height\":526},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faarax Macalin oo markii ugu horaysay dhaliil culus u jeediyey DF Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faarax Macalin oo markii ugu horaysay dhaliil culus u jeediyey DF Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faarax Macalin oo markii ugu horaysay dhaliil culus u jeediyey DF Somalia - Wardoon","og_description":"Siyaasiga caanka ah ee Faarax Macalin Dawaar oo mar soo noqday guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dib usoo celinta xiriirka wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Faarax Macalin ayaa sheegay in marka hore loo baahnaa in aan lagu deg-degin go\u2019aankii ay dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay dalka Kenya, haddii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-29T09:10:23+00:00","og_image":[{"width":700,"height":526,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/","name":"Faarax Macalin oo markii ugu horaysay dhaliil culus u jeediyey DF Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin.jpeg","datePublished":"2021-06-29T09:10:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/faraxmacalin.jpeg","width":700,"height":526},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-markii-ugu-horaysay-dhaliil-culus-u-jeediyey-df-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faarax Macalin oo markii ugu horaysay dhaliil culus u jeediyey DF Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160603"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160603"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160605,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160603\/revisions\/160605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}