{"id":160606,"date":"2021-06-29T12:14:27","date_gmt":"2021-06-29T09:14:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160606"},"modified":"2021-06-29T12:14:27","modified_gmt":"2021-06-29T09:14:27","slug":"macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/","title":{"rendered":"Macalimuu oo beeniyay in wax laga bedeli doono heshiiiska dorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160607\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"374\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xafiiska raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa beeniyay in wax ka bedel lagu sameynayo heshiiskii doorasho ee 27 kii May, kadib markii raysal wasaaraha Soomaaliya uu isugu yeeray dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Afhayeenka xukuumada Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa warbaahinta u sheegay in shirka Muqdisho ka furmay uu yahay shir lagusii xoojinayo fulinta qodobada heshiiskii 27-ka May.<\/p>\n<p>\u201cMa jirto wax qorshe ah oo laga leeyahay in la bedelo heshiiskii 27-ka May,\u201d ayuu yiri afhayeenka xukuumada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo yeeray xafiiska raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa yimid xilli ay soo baxayeen warar ku saabsan in caasimadaha lagusoo koobayo doorashooyinka xildhibaanada aqalka hoose.<\/p>\n<p>Arrinta illaa iyo hadda la hubo in wax ka bedel lagu sameynayo ayaa ah jadwalka doorashada, waxaana raysal wasaaraha Soomaaliya uu sheegay in kala shaandhaynta guddiyada doorashada ay qaadatay ku dhawaad muddo bil ah.<\/p>\n<p>Golaha wadatashiga qaranka waxaa la filayaa in ay jeexaan jadwal cusub oo doorasho, oo keenaysa in muddo dhowr bil ah doorashada dib loo dhigo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa beeniyay in wax ka bedel lagu sameynayo heshiiskii doorasho ee 27 kii May, kadib markii raysal wasaaraha Soomaaliya uu isugu yeeray dowlad goboleedyada. Afhayeenka xukuumada Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa warbaahinta u sheegay in shirka Muqdisho ka furmay uu yahay shir lagusii xoojinayo fulinta qodobada heshiiskii 27-ka May. \u201cMa jirto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Macalimuu oo beeniyay in wax laga bedeli doono heshiiiska dorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Macalimuu oo beeniyay in wax laga bedeli doono heshiiiska dorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa beeniyay in wax ka bedel lagu sameynayo heshiiskii doorasho ee 27 kii May, kadib markii raysal wasaaraha Soomaaliya uu isugu yeeray dowlad goboleedyada. Afhayeenka xukuumada Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa warbaahinta u sheegay in shirka Muqdisho ka furmay uu yahay shir lagusii xoojinayo fulinta qodobada heshiiskii 27-ka May. \u201cMa jirto [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-06-29T09:14:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/\",\"name\":\"Macalimuu oo beeniyay in wax laga bedeli doono heshiiiska dorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-06-29T09:14:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu.jpeg\",\"width\":660,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Macalimuu oo beeniyay in wax laga bedeli doono heshiiiska dorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Macalimuu oo beeniyay in wax laga bedeli doono heshiiiska dorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Macalimuu oo beeniyay in wax laga bedeli doono heshiiiska dorashada - Wardoon","og_description":"Xafiiska raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa beeniyay in wax ka bedel lagu sameynayo heshiiskii doorasho ee 27 kii May, kadib markii raysal wasaaraha Soomaaliya uu isugu yeeray dowlad goboleedyada. Afhayeenka xukuumada Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa warbaahinta u sheegay in shirka Muqdisho ka furmay uu yahay shir lagusii xoojinayo fulinta qodobada heshiiskii 27-ka May. \u201cMa jirto [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-06-29T09:14:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":374,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/","name":"Macalimuu oo beeniyay in wax laga bedeli doono heshiiiska dorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu.jpeg","datePublished":"2021-06-29T09:14:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/macalimuu.jpeg","width":660,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalimuu-oo-beeniyay-in-wax-laga-bedeli-doono-heshiiiska-dorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Macalimuu oo beeniyay in wax laga bedeli doono heshiiiska dorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160606"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160608,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160606\/revisions\/160608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}