{"id":160864,"date":"2021-07-14T11:25:49","date_gmt":"2021-07-14T08:25:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160864"},"modified":"2021-07-14T11:25:49","modified_gmt":"2021-07-14T08:25:49","slug":"xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/","title":{"rendered":"Xildhibaanad Canab Suboow Guure oo Ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay Haween+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160867\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-3-768x432-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-3-768x432-1.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-3-768x432-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-3-768x432-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-3-768x432-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Warbaahinta dalka Kenya iyo baraha bulshada ayaa si weyn looga hadal hayaa Xildhibaanad Soomaali ah oo katirsan Baarlamaanka dalka Kenya oo ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay haween asturan.<\/p>\n<p>Xildhibaan Canab Suboow Guure,oo laga soo doortay magaalada Gaarisa ayaa soo bandhigtay labo haween ah oo ah ilaaladeeda gaar ah kuwaa oo ku hubeesan qoryaha loo yaqaan AK-47.<\/p>\n<p>Labada haween ee ilaalada u ah Xildhibaanadan katirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa ah haween tababaran kuwaa oo sita qoryo iyo rasaas badan, waxa ayna si gaar ah ula socdaan xildhibaanadan oo sugaan amaankeeda.<\/p>\n<p>Wareysi ay bixisay Xildhibaan Canab Suboow Guure, ayey ku sheegtay in ay door biday in ilaaladeeda gaarka ah ka dhigato haween, waxa ayna xustay in haweenku qaban karaan shaqada raga oo kale iyo mid kasii fiican.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan door biday inaan dumar ka dhigto ciidanka sugaya amnigayga. Waxaan aaminsanahay in gabdhaha ay qaban karaan shaqo ka fiican midda ragga.\u201dayey tiri Xildhibaan Canab Suubow.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa sheegtay in gabdhahan ilaalada u ah ay mar walbo la joogaan ayna ilaaliyaan nafteeda, waxa ayna xustay in ay ku faraxsan tahay in gabdho asturan ilaalo ka dhigato kuna kalsoon tahay.<\/p>\n<p>Baraha bulshada dalka Kenya ayaana si weyn looga hadal hayaa gabdhahan ilaalada gaar ah u ah Xildhibaanadan katirsan Baarlamannka Kenya, waxa ayna dad badan soo xasuusteen Madaxweynihii hore ee Liibiya Qadaafi oo ilaalo u ahaan jireen gabdho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160865\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-1.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-1.jpg 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160866\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160867\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-3-768x432-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-3-768x432-1.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-3-768x432-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-3-768x432-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-3-768x432-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta dalka Kenya iyo baraha bulshada ayaa si weyn looga hadal hayaa Xildhibaanad Soomaali ah oo katirsan Baarlamaanka dalka Kenya oo ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay haween asturan. Xildhibaan Canab Suboow Guure,oo laga soo doortay magaalada Gaarisa ayaa soo bandhigtay labo haween ah oo ah ilaaladeeda gaar ah kuwaa oo ku hubeesan qoryaha loo yaqaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160866,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160864","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaanad Canab Suboow Guure oo Ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay Haween+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaanad Canab Suboow Guure oo Ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay Haween+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warbaahinta dalka Kenya iyo baraha bulshada ayaa si weyn looga hadal hayaa Xildhibaanad Soomaali ah oo katirsan Baarlamaanka dalka Kenya oo ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay haween asturan. Xildhibaan Canab Suboow Guure,oo laga soo doortay magaalada Gaarisa ayaa soo bandhigtay labo haween ah oo ah ilaaladeeda gaar ah kuwaa oo ku hubeesan qoryaha loo yaqaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-14T08:25:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/\",\"name\":\"Xildhibaanad Canab Suboow Guure oo Ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay Haween+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-14T08:25:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1.jpg\",\"width\":768,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaanad Canab Suboow Guure oo Ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay Haween+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaanad Canab Suboow Guure oo Ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay Haween+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaanad Canab Suboow Guure oo Ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay Haween+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Warbaahinta dalka Kenya iyo baraha bulshada ayaa si weyn looga hadal hayaa Xildhibaanad Soomaali ah oo katirsan Baarlamaanka dalka Kenya oo ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay haween asturan. Xildhibaan Canab Suboow Guure,oo laga soo doortay magaalada Gaarisa ayaa soo bandhigtay labo haween ah oo ah ilaaladeeda gaar ah kuwaa oo ku hubeesan qoryaha loo yaqaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-14T08:25:49+00:00","og_image":[{"width":768,"height":432,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/","name":"Xildhibaanad Canab Suboow Guure oo Ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay Haween+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1.jpg","datePublished":"2021-07-14T08:25:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/suubow-2-768x432-1.jpg","width":768,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanad-canab-suboow-guure-oo-ilaaladeeda-gaarka-ah-ka-dhigatay-haweensawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaanad Canab Suboow Guure oo Ilaaladeeda gaarka ah ka dhigatay Haween+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160864"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160864"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160868,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160864\/revisions\/160868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}