{"id":160869,"date":"2021-07-14T11:29:06","date_gmt":"2021-07-14T08:29:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160869"},"modified":"2021-07-14T11:36:54","modified_gmt":"2021-07-14T08:36:54","slug":"daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dagaal ka dhex qarxay labo Wasiir"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160870\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija.jpeg\" alt=\"\" width=\"825\" height=\"486\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija.jpeg 825w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija-300x177.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija-768x452.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija-696x410.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija-713x420.jpeg 713w\" sizes=\"(max-width: 825px) 100vw, 825px\" \/>Wasiiradda Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya, Khadiija Max\u2019ed Diiriye, ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha, Xamsa Saciid Xamsa.<\/p>\n<p>Wasiir Xamza ayaa ka hadlay xaaladii ay ku sugneyd Wasaaraddii Dhalinyarada iyo Isbooriga markii uu xilka la wareegayey bishii Oktoobar ee sanadkii hore.<\/p>\n<p>\u201dWaxaan la wareegay xilka Wasaraadda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyadoo aan lahayn Xafiis aan subixii u shaqo tago, waxaan ugu tagay iyadoo shaqaalaha Wasaarada sanad iyo bar ilaa laba sano fasax isaga jiray mushaharna qaadanayey iyagoo gurigooda jooga\u201d ayuu yiri Wasiir Xamza.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayey xeritaanka Shirka Wadatashiga siyaasadda Qaran ee dhallinyarada ayaa faallo ka bixiyey shaqada uu ka qabtay Wasaaradda iyo Wasaaradii ka horeysay ee Gargaarka oo uu ku wareejiyey Khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p>\u201cSaddex bilood ayey igu qaadatay inaan Wasaaradii isu keeno, xafiis u raadiyo, shaqaalihii soo noqdaan, lagu shaqo bilaabo, waxay noqotay inaan eber ka bilowno, Hadda Wasaaradda waa socod barad, dhisme ayaana ka socda\u201d ayuu yiri Wasiir Xamza.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/eJOnMs5wMqU\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Hase ahaatee Wasiirkii hore ee Dhalinyarada iyo Istoortiga Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalka wasiir Xamsa, iyadoo sheegtay in xarunta Wasaaradda ay dhibaato kasoo gaareen qaraxyo, kadibna shaqaalaha loo fasaxay inay guryahooda ku shaqeeyaan.<\/p>\n<p>\u201cWar-Dowladeed warqaduu ku-yaalaa, Wasiir Xamze waxaad ka mid aheyd golihii wasiiradda ee aqbalay fasaxa shaqaallaha wasaaradda ee weydii gudigaaga anshaxa iyo kan gob-shaqo ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha.\u201d ayey tiri Khadiijo Diiriye.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160873\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3.jpg\" alt=\"\" width=\"1110\" height=\"1440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3.jpg 1110w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3-231x300.jpg 231w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3-789x1024.jpg 789w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3-768x996.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3-696x903.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3-1068x1386.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 1110px) 100vw, 1110px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160874\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/4.jpg\" alt=\"\" width=\"1120\" height=\"1440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/4.jpg 1120w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/4-233x300.jpg 233w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/4-796x1024.jpg 796w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/4-768x987.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/4-696x895.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/4-1068x1373.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/4-327x420.jpg 327w\" sizes=\"(max-width: 1120px) 100vw, 1120px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirad Khadiija ayaa markeeda ku eedeysay Wasiir Xamza, inuu weli heysto Gaarigii Wasaaradda gargaarka ee iyadu ay hadda wasiirka ka tahay. \u201c28-OCT\/2021 ayuu igu wareejiyay xilka Wasaaradda Gargaarka, ilaa haddana wuxuu heystaa gaarigii hantida Wasaaradda lagu iibiyay, weliba iyadoo uu amar ku bixiyey Hanti-dhowraha guud ee Qaranka inuu soo celiyo ilaa iyo haddana lagama hayo, hanti qaran weligey la iguma eedeyn\u201d ayey tiri wasiirad Khadiija.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiradda Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya, Khadiija Max\u2019ed Diiriye, ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha, Xamsa Saciid Xamsa. Wasiir Xamza ayaa ka hadlay xaaladii ay ku sugneyd Wasaaraddii Dhalinyarada iyo Isbooriga markii uu xilka la wareegayey bishii Oktoobar ee sanadkii hore. \u201dWaxaan la wareegay xilka Wasaraadda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160870,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160869","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dagaal ka dhex qarxay labo Wasiir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dagaal ka dhex qarxay labo Wasiir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiiradda Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya, Khadiija Max\u2019ed Diiriye, ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha, Xamsa Saciid Xamsa. Wasiir Xamza ayaa ka hadlay xaaladii ay ku sugneyd Wasaaraddii Dhalinyarada iyo Isbooriga markii uu xilka la wareegayey bishii Oktoobar ee sanadkii hore. \u201dWaxaan la wareegay xilka Wasaraadda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyadoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-14T08:29:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-07-14T08:36:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"825\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"486\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dagaal ka dhex qarxay labo Wasiir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-07-14T08:29:06+00:00\",\"dateModified\":\"2021-07-14T08:36:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija.jpeg\",\"width\":825,\"height\":486},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dagaal ka dhex qarxay labo Wasiir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dagaal ka dhex qarxay labo Wasiir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dagaal ka dhex qarxay labo Wasiir - Wardoon","og_description":"Wasiiradda Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya, Khadiija Max\u2019ed Diiriye, ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha, Xamsa Saciid Xamsa. Wasiir Xamza ayaa ka hadlay xaaladii ay ku sugneyd Wasaaraddii Dhalinyarada iyo Isbooriga markii uu xilka la wareegayey bishii Oktoobar ee sanadkii hore. \u201dWaxaan la wareegay xilka Wasaraadda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyadoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-14T08:29:06+00:00","article_modified_time":"2021-07-14T08:36:54+00:00","og_image":[{"width":825,"height":486,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/","name":"DAAWO:-Dagaal ka dhex qarxay labo Wasiir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija.jpeg","datePublished":"2021-07-14T08:29:06+00:00","dateModified":"2021-07-14T08:36:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Xamsa-Khadiija.jpeg","width":825,"height":486},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-ka-dhex-qarxay-labo-wasiir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dagaal ka dhex qarxay labo Wasiir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160869"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160869"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160875,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160869\/revisions\/160875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160870"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}