{"id":160955,"date":"2021-07-18T18:18:32","date_gmt":"2021-07-18T15:18:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=160955"},"modified":"2021-07-18T18:18:32","modified_gmt":"2021-07-18T15:18:32","slug":"taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/","title":{"rendered":"Taageerayaasha Farmaajo ee Garbahaareey oo soogudbiyay magacyadii laga sugayay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160956\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada dalka ayaa muddo ay ku sugnaayeen magaalada Garbahaarey kadib saaka kasoo dhoofay halkaas, iyagoo gaaray Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee maamulka Jubaland.<\/p>\n<p>Guddiga oo uu horey u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble kana koobnaa wasiirada arrimaha gudaha dowlad Goboleedyada HirShabelle, Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Kismaayo u tagay sidii ay madaxweynaha Jubaland ugu gudbin lahaayeen magacyada illaa 4 qof uu sharaxan guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka Magaalada Garbahaarey oo la filayo in lagu qabto qaar ka tirsan kuraasta aqalka hoose ee baarlamanka.<\/p>\n<p>Magacyada afartaan qof ayaa waxaa guddiga usoo gudbiyey waxgaradka iyo odayaasha Garbahaarey ee taageersan madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib kulamo dhex maray odayaasha iyo guddiga uu magacaabay Rooble.<\/p>\n<p>Sida ku qoran heshiiskii labaad oo ay 27 May ku saxiixdeyn Muqdisho madaxda Maamul Goboleeyada dalka iyo Maxamed Xuseen Rooble, madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa magacabaya Guddoomiyaha magaalada Garbahaarey iyo ku-xigeenkiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo hadda ka maqan Magaalada Kismaayo ayaa la filayaa inuu afartaan qof ka doorto laba qof oo noqonayo guddoomiyaha iyo ku xigeenka Magaalada Garbaahaarey.<\/p>\n<p>Magaalada Garbahaarey ayaa la filayaa in lagu qabto doorashada illaa 16 kursi, waxaana heshiiska la gaaray ku qoran in magaaladaas la geeyo ciidamo boolis ah oo ka socdo howlgalka Midowga Africa ee AMISOM.<\/p>\n<p>Xubnaha ay xilka maamulka magaalada Garbahaarey usoo sharxeen odayaasha iyo maamulka dowladda Federaalka hoostaga ee Gobolka Gedo ayaa kala ah:<\/p>\n<p><strong>Xilka guddoomiyaha Garbahaarey:<\/strong><\/p>\n<p>1- Cali Xashi Diiriye<br \/>\n2- Nuur Muxumed Jaamac<\/p>\n<p><strong>Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka:<\/strong><\/p>\n<p>1- Aadan Cismaan Nuur<br \/>\n2- Xuseen Baniin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada dalka ayaa muddo ay ku sugnaayeen magaalada Garbahaarey kadib saaka kasoo dhoofay halkaas, iyagoo gaaray Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee maamulka Jubaland. Guddiga oo uu horey u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble kana koobnaa wasiirada arrimaha gudaha dowlad Goboleedyada HirShabelle, Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160956,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-160955","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taageerayaasha Farmaajo ee Garbahaareey oo soogudbiyay magacyadii laga sugayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taageerayaasha Farmaajo ee Garbahaareey oo soogudbiyay magacyadii laga sugayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada dalka ayaa muddo ay ku sugnaayeen magaalada Garbahaarey kadib saaka kasoo dhoofay halkaas, iyagoo gaaray Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee maamulka Jubaland. Guddiga oo uu horey u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble kana koobnaa wasiirada arrimaha gudaha dowlad Goboleedyada HirShabelle, Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-18T15:18:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/\",\"name\":\"Taageerayaasha Farmaajo ee Garbahaareey oo soogudbiyay magacyadii laga sugayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-18T15:18:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taageerayaasha Farmaajo ee Garbahaareey oo soogudbiyay magacyadii laga sugayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taageerayaasha Farmaajo ee Garbahaareey oo soogudbiyay magacyadii laga sugayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taageerayaasha Farmaajo ee Garbahaareey oo soogudbiyay magacyadii laga sugayay - Wardoon","og_description":"Guddiga Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada dalka ayaa muddo ay ku sugnaayeen magaalada Garbahaarey kadib saaka kasoo dhoofay halkaas, iyagoo gaaray Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee maamulka Jubaland. Guddiga oo uu horey u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble kana koobnaa wasiirada arrimaha gudaha dowlad Goboleedyada HirShabelle, Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-18T15:18:32+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/","name":"Taageerayaasha Farmaajo ee Garbahaareey oo soogudbiyay magacyadii laga sugayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1.jpg","datePublished":"2021-07-18T15:18:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Gudiga-1.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-farmaajo-ee-garbahaareey-oo-soogudbiyay-magacyadii-laga-sugayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taageerayaasha Farmaajo ee Garbahaareey oo soogudbiyay magacyadii laga sugayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160955"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=160955"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160955\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":160957,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/160955\/revisions\/160957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=160955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=160955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=160955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}