{"id":161140,"date":"2021-07-28T21:57:05","date_gmt":"2021-07-28T18:57:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161140"},"modified":"2021-07-28T21:57:05","modified_gmt":"2021-07-28T18:57:05","slug":"hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/","title":{"rendered":"Hirshabelle oo hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare +SABABTA"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle C\/xakiim Luqmaan ayaa la sheegay inuu hakiyay Magacaabida Xubnaha Guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee maamulkaas.<\/p>\n<p>Sababaha uu u hakiyay magacaabida guddiga ayaa la xiriirta Baasaboorka Diblomaasiga oo loo diiday Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle sida laga soo xigtay ilo ku dhow dhow Xafiiska Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Puntland, Galmudug iyo Hirshabeele ayaan weli soo magacaabin xubnaha Guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare, halka Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ay shaaciyeen magacyada xubnaha gudiyadda doorashada aqalka sare.<\/p>\n<p>Weli ma cadda sida looga gudbayo caqabada jirta iyo xiliga uu Guddoonka Baarlamanka Hirshabelle soo Magacaabayo xubnaha Guddiga qabanaya doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle C\/xakiim Luqmaan ayaa la sheegay inuu hakiyay Magacaabida Xubnaha Guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee maamulkaas. Sababaha uu u hakiyay magacaabida guddiga ayaa la xiriirta Baasaboorka Diblomaasiga oo loo diiday Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle sida laga soo xigtay ilo ku dhow dhow Xafiiska Guddoomiyaha. Puntland, Galmudug iyo Hirshabeele ayaan weli soo magacaabin xubnaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hirshabelle oo hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare +SABABTA - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hirshabelle oo hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare +SABABTA - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle C\/xakiim Luqmaan ayaa la sheegay inuu hakiyay Magacaabida Xubnaha Guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee maamulkaas. Sababaha uu u hakiyay magacaabida guddiga ayaa la xiriirta Baasaboorka Diblomaasiga oo loo diiday Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle sida laga soo xigtay ilo ku dhow dhow Xafiiska Guddoomiyaha. Puntland, Galmudug iyo Hirshabeele ayaan weli soo magacaabin xubnaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-28T18:57:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/download-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/\",\"name\":\"Hirshabelle oo hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare +SABABTA - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/download-3.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-28T18:57:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/download-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/download-3.jpg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hirshabelle oo hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare +SABABTA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hirshabelle oo hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare +SABABTA - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hirshabelle oo hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare +SABABTA - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle C\/xakiim Luqmaan ayaa la sheegay inuu hakiyay Magacaabida Xubnaha Guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee maamulkaas. Sababaha uu u hakiyay magacaabida guddiga ayaa la xiriirta Baasaboorka Diblomaasiga oo loo diiday Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle sida laga soo xigtay ilo ku dhow dhow Xafiiska Guddoomiyaha. Puntland, Galmudug iyo Hirshabeele ayaan weli soo magacaabin xubnaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-28T18:57:05+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/download-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/","name":"Hirshabelle oo hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare +SABABTA - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/download-3.jpg","datePublished":"2021-07-28T18:57:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/download-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/download-3.jpg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-hakisey-magacaabida-guddiga-doorashada-aqalka-sare-sababta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hirshabelle oo hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare +SABABTA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161140"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161142,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161140\/revisions\/161142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}