{"id":161201,"date":"2021-07-30T22:24:11","date_gmt":"2021-07-30T19:24:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161201"},"modified":"2021-07-30T22:24:11","modified_gmt":"2021-07-30T19:24:11","slug":"daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Faysal ururada ayuu ka qaylinayaa Cirrona&#8230;.&#8221; Wasiir Boos Mire."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161202\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021730637632318954717268.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"416\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021730637632318954717268.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021730637632318954717268-300x189.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka ciyaaraha Somaliland Boos Mirre Maxammed, oo ka jawaabay eedaymo uu guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe usoo jeediyay madaxweynaha Somaliland, ayaa sheegay in sababta hadalkiisa keentay wakhtigan ay tahay in la furayo ururadii siyaasada oo uu madaxweynuhu saxeexay sidu uu sheegay.<\/p>\n<p>&#8220;Faysal waayadanba waanu ogayn in uu hadli doono, xanuunka inta ugu badana waa ururadii oo la furay, ilaa maalintii ururada lagu dhawaaqay ee madaxweynuhu saxeexay waxa la lahaa Faysal muxu yidhi?, wakaa shalay hadlay waxa uu ka cadhaysanyahayna waa ururada&#8221; ayuu yidhi wasiir Boos Mirre.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ka jawaabayay eedaynta guddoomiye Faysal ee ahayd in madaxweyne Biixi uu iibsanayo xildhibaannada mucaaradka ayaa sheegay in xildhibaannadu ay yihiin dad caqli leh oo wax kala garanaya, isla markaana xor u ah cida ay taageerayaan.<\/p>\n<p>&#8220;Xildhibaannada sida uu sheegayay qaarna way u tageen qaarna way noo yimaadeen, xildhibaannadu maaha robot, waa dad maskax leh ,halka uu ka arko wanaaga dalka ayuu siinayaa codkisa, wuxuna kala dooranayaa waa musharixiin ee imika xisbiyo la kala dooran maayo&#8221; ayuu yidhi wasiir Boos mirre.<\/p>\n<p>&#8220;Kuwa isaga u tagay ma lacag buu siiyay anagu dad iib ah ma ogin, hadii lacag la bixinayo golaha deegaannada intaaso degmo ayay heleen kuwaa ma lacag ayaa lagu bixiyay?, lacagna laguma bixin lagumana ollolayn&#8221; ayuu hadalkiisa ku daray wasiir Boos Mirre.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ka jawaabay eedaynta ah in golaha wasiirada Somaliland ay shaqadoodi iloobeen oo ay ku mashquuleen xod xodashada xildhibaannada isbahaysiga mucaaradka ayaa sheegay in wasiiradu ka tirsanyihiin Kulmiye xaqna u leeyihiin.<\/p>\n<p>&#8220;Wasiiradu xisbi ayay ka tirsanyihiin xaqna way u leeyihiin in ay wax soo helaan, lakiin doorasho xor ah oo xalaal ah ayaa la galayaa&#8221; ayuu yidhi wasiir Boos Mirre.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa Khamiistii hadal uu jeediyay ku sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, uu cashuurtii shacabka laga qaaday u isticmaalayo in uu ku iibsado xildhibaannada isbahaysiga mucaaradka taasi oo uu wasiir Boos Mirre waxba kama jiraan ku til maamay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmmsomalitv%2Fvideos%2F536209154288164%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka ciyaaraha Somaliland Boos Mirre Maxammed, oo ka jawaabay eedaymo uu guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe usoo jeediyay madaxweynaha Somaliland, ayaa sheegay in sababta hadalkiisa keentay wakhtigan ay tahay in la furayo ururadii siyaasada oo uu madaxweynuhu saxeexay sidu uu sheegay. &#8220;Faysal waayadanba waanu ogayn in uu hadli doono, xanuunka inta ugu badana waa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161201","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Faysal ururada ayuu ka qaylinayaa Cirrona....&quot; Wasiir Boos Mire. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Faysal ururada ayuu ka qaylinayaa Cirrona....&quot; Wasiir Boos Mire. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka ciyaaraha Somaliland Boos Mirre Maxammed, oo ka jawaabay eedaymo uu guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe usoo jeediyay madaxweynaha Somaliland, ayaa sheegay in sababta hadalkiisa keentay wakhtigan ay tahay in la furayo ururadii siyaasada oo uu madaxweynuhu saxeexay sidu uu sheegay. &#8220;Faysal waayadanba waanu ogayn in uu hadli doono, xanuunka inta ugu badana waa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-30T19:24:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/202019637141514665176509.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Faysal ururada ayuu ka qaylinayaa Cirrona....\\\" Wasiir Boos Mire. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/202019637141514665176509.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-30T19:24:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/202019637141514665176509.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/202019637141514665176509.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Faysal ururada ayuu ka qaylinayaa Cirrona&#8230;.&#8221; Wasiir Boos Mire.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Faysal ururada ayuu ka qaylinayaa Cirrona....\" Wasiir Boos Mire. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Faysal ururada ayuu ka qaylinayaa Cirrona....\" Wasiir Boos Mire. - Wardoon","og_description":"Wasiirka ciyaaraha Somaliland Boos Mirre Maxammed, oo ka jawaabay eedaymo uu guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe usoo jeediyay madaxweynaha Somaliland, ayaa sheegay in sababta hadalkiisa keentay wakhtigan ay tahay in la furayo ururadii siyaasada oo uu madaxweynuhu saxeexay sidu uu sheegay. &#8220;Faysal waayadanba waanu ogayn in uu hadli doono, xanuunka inta ugu badana waa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-30T19:24:11+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/202019637141514665176509.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/","name":"DAAWO:-\"Faysal ururada ayuu ka qaylinayaa Cirrona....\" Wasiir Boos Mire. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/202019637141514665176509.jpg","datePublished":"2021-07-30T19:24:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/202019637141514665176509.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/202019637141514665176509.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-ururada-ayuu-ka-qaylinayaa-cirrona-wasiir-boos-mire\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Faysal ururada ayuu ka qaylinayaa Cirrona&#8230;.&#8221; Wasiir Boos Mire."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161201"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161201"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161204,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161201\/revisions\/161204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}