{"id":161205,"date":"2021-07-31T12:01:11","date_gmt":"2021-07-31T09:01:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161205"},"modified":"2021-07-31T12:01:11","modified_gmt":"2021-07-31T09:01:11","slug":"daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Beelaha Xawaadle iyo Abgaal wey ku dulman yihiin Hirshabeelle&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161206\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"417\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111-300x190.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Maxamed Cali Caadle oo wareysi siiyey Radio Mustaqbal ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan caqabadaha ka dhashay dhismaha HirShabelle oo ugu dambeysay maamullada ka jira dalka.<\/p>\n<p>Caadle ayaa shaaca ka qaaday in HirShabelle lagu dhisay deg-deg, isla-markaana ay ku dulman yihiin beelaha Xawaadle iyo Abgaal, isaga oo tilmaamay inay ka yihiin \u2018Maynorati\u2019.<\/p>\n<p>Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in 99-ka xildhibaan ee dowlaqd goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle ay labadaan beelood ku leeyihiin kaliya 29 xildhibaan, taasna ay muujineyso in aysan waxba ka aheyn, sida uu hadalka u dhigay<\/p>\n<p>\u201cHirShabelle beelaha Xawaadle iyo Abgaal way ku dulman yihiin oo iyaga ayaaba maynorati ka ah maamulka sababto ah 99 xildhibaan oo HirShabelle ay ka kooban tahay labada beel xildhibaanada ay ku leeyihiin marka la isku geeyo waa 29 xildhibaan inta kalana waa beelaha kale marka 29 laga jaro tiradaas waxay mujineysa ineysan waxba ka aheyn HirShabelle Abgaal iyo Xawaadle,\u201d ayuu yiri wasiir Maxamed Cali Caadle.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha ee HirShabelle ayaa intaasi ku daray in sinaan la\u2019aanta kuraasta ay markii hire keentay tabasho ka timid bilowgii dhimsha maamulka, isla-markaana beelaha qaar la siiyey tiro dheeraad ah, halka beelaha Xawaadle iyo Abgaal aysan iyagu waxba ku kordhin.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in tani ay ka mid tahay caqabadaha hor-gudban HirShabelle, loona baahan yahay in xal laga gaaro, si loo horumariyo maamulkaasi.<\/p>\n<p>\u201cHirShabelle waxa jira beelo 6 kursi kulahaa bilowgii oo maanta leh 12 kursi iyo kuwa leh 3 kursi oo maanta leh 6 kursi, iyada oo Xawaadle iyo Abgaalna weli kurastodii aysan waxba ku kordhin, taasina waxay ka mid tahay caqabadaha jiro oo hortaagan Hirshabelle\u201d ayuu raaciyey.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo haatan caqabadda ugu xoogan ee maamulka HirShabelle ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne, taas oo ka dhalatay doorashadii kol hore ka dhacday magaalaada Jowhar oo ay cabasho xoogan ka keeneen reer Hiiraan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UiARBDzVlIs\" width=\"660\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Maxamed Cali Caadle oo wareysi siiyey Radio Mustaqbal ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan caqabadaha ka dhashay dhismaha HirShabelle oo ugu dambeysay maamullada ka jira dalka. Caadle ayaa shaaca ka qaaday in HirShabelle lagu dhisay deg-deg, isla-markaana ay ku dulman yihiin beelaha Xawaadle iyo Abgaal, isaga oo tilmaamay inay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161205","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Beelaha Xawaadle iyo Abgaal wey ku dulman yihiin Hirshabeelle&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Beelaha Xawaadle iyo Abgaal wey ku dulman yihiin Hirshabeelle&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Maxamed Cali Caadle oo wareysi siiyey Radio Mustaqbal ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan caqabadaha ka dhashay dhismaha HirShabelle oo ugu dambeysay maamullada ka jira dalka. Caadle ayaa shaaca ka qaaday in HirShabelle lagu dhisay deg-deg, isla-markaana ay ku dulman yihiin beelaha Xawaadle iyo Abgaal, isaga oo tilmaamay inay ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-31T09:01:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"417\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Beelaha Xawaadle iyo Abgaal wey ku dulman yihiin Hirshabeelle\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-31T09:01:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111.jpg\",\"width\":660,\"height\":417},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Beelaha Xawaadle iyo Abgaal wey ku dulman yihiin Hirshabeelle&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Beelaha Xawaadle iyo Abgaal wey ku dulman yihiin Hirshabeelle\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Beelaha Xawaadle iyo Abgaal wey ku dulman yihiin Hirshabeelle\" - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Maxamed Cali Caadle oo wareysi siiyey Radio Mustaqbal ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan caqabadaha ka dhashay dhismaha HirShabelle oo ugu dambeysay maamullada ka jira dalka. Caadle ayaa shaaca ka qaaday in HirShabelle lagu dhisay deg-deg, isla-markaana ay ku dulman yihiin beelaha Xawaadle iyo Abgaal, isaga oo tilmaamay inay ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-31T09:01:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":417,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/","name":"DAAWO:-\"Beelaha Xawaadle iyo Abgaal wey ku dulman yihiin Hirshabeelle\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111.jpg","datePublished":"2021-07-31T09:01:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021731637632918305297111.jpg","width":660,"height":417},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-xawaadle-iyo-abgaal-wey-ku-dulman-yihiin-hirshabeelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Beelaha Xawaadle iyo Abgaal wey ku dulman yihiin Hirshabeelle&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161205"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161207,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161205\/revisions\/161207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}