{"id":161357,"date":"2021-08-05T00:41:10","date_gmt":"2021-08-04T21:41:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161357"},"modified":"2021-08-05T00:41:10","modified_gmt":"2021-08-04T21:41:10","slug":"daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8221; Xisbiyadda Mucaaradka waxa hogaamiya Rag Fadhiida&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161358\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1.png\" alt=\"\" width=\"554\" height=\"374\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1.png 554w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1-300x203.png 300w\" sizes=\"(max-width: 554px) 100vw, 554px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan (Cabdinaasir Buuni), ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu ku dhawaaqi doono furista ururada siyaasada marka 10 sano u buux-samaan xisbiyada hada jooga (Kulmiye, Waddani iyo UCID).<\/p>\n<p>Cabdinaasir Buuni oo waraysi siinayay HCTV, ayaa sheegay in shacabku u codeeyeen isbadal, isbadalkasi oo ay kamid tahay in la badalo xisbiyada siyaasada ee hada jooga, isla markaana la galayo howlihii furista ururada siyaasada. Buuni ayaa sheegay in madaxweynuhu uu dhawaan soo saari doono faafinta rasmiga ah ee furista ururada siyaasada.<\/p>\n<p>&#8220;Waxay shacbigu u codeeyeen in golihii wakiilada la badalo, waxa kale oo shacbigu u codeeyeen in golihii deegaanka la badalo, waxa kale oo shacbigu u codeeyeen in axsaabta qaranka oo mudadoodi dhamaanayso oo golihii wakiilada ee hore meel mariyeen imikan hawshoodi ayaa la galayaa&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>&#8220;Marka arrintaasi ay meesheeda soo gaadho ee ay wakhtigeedi noqoto wuu ka xilgudanayaa madaxweynuhu sidi uu uga xilgutay doorashooyinkii isku sidkanaa, xeerkiina wuu ka xilgudanayaa madaxweynuhu waxaana lagu soo saari doona faafinta rasmiga ah&#8221; ayuu hadakiisa ku daray.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa in uu dhawaan ku dhawaaqo doorashada furista ururada siyaasada Somaliland madaama oo mudadii uu sharcigu siinayay xisbiyada hada jooga oo la doortay sanadkii 2012 sii dhamaanayso.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/hOxQUE57wsI\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan (Cabdinaasir Buuni), ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu ku dhawaaqi doono furista ururada siyaasada marka 10 sano u buux-samaan xisbiyada hada jooga (Kulmiye, Waddani iyo UCID). Cabdinaasir Buuni oo waraysi siinayay HCTV, ayaa sheegay in shacabku u codeeyeen isbadal, isbadalkasi oo ay kamid tahay in la badalo xisbiyada siyaasada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161358,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161357","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot; Xisbiyadda Mucaaradka waxa hogaamiya Rag Fadhiida&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot; Xisbiyadda Mucaaradka waxa hogaamiya Rag Fadhiida&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan (Cabdinaasir Buuni), ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu ku dhawaaqi doono furista ururada siyaasada marka 10 sano u buux-samaan xisbiyada hada jooga (Kulmiye, Waddani iyo UCID). Cabdinaasir Buuni oo waraysi siinayay HCTV, ayaa sheegay in shacabku u codeeyeen isbadal, isbadalkasi oo ay kamid tahay in la badalo xisbiyada siyaasada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-04T21:41:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"554\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\" Xisbiyadda Mucaaradka waxa hogaamiya Rag Fadhiida\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1.png\",\"datePublished\":\"2021-08-04T21:41:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1.png\",\"width\":554,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8221; Xisbiyadda Mucaaradka waxa hogaamiya Rag Fadhiida&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\" Xisbiyadda Mucaaradka waxa hogaamiya Rag Fadhiida\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\" Xisbiyadda Mucaaradka waxa hogaamiya Rag Fadhiida\" - Wardoon","og_description":"Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan (Cabdinaasir Buuni), ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu ku dhawaaqi doono furista ururada siyaasada marka 10 sano u buux-samaan xisbiyada hada jooga (Kulmiye, Waddani iyo UCID). Cabdinaasir Buuni oo waraysi siinayay HCTV, ayaa sheegay in shacabku u codeeyeen isbadal, isbadalkasi oo ay kamid tahay in la badalo xisbiyada siyaasada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-04T21:41:10+00:00","og_image":[{"width":554,"height":374,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/","name":"DAAWO:-\" Xisbiyadda Mucaaradka waxa hogaamiya Rag Fadhiida\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1.png","datePublished":"2021-08-04T21:41:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/UCID-1.png","width":554,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xisbiyadda-mucaaradka-waxa-hogaamiya-rag-fadhiida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8221; Xisbiyadda Mucaaradka waxa hogaamiya Rag Fadhiida&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161357"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161357"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161359,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161357\/revisions\/161359"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161358"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}