{"id":161363,"date":"2021-08-05T10:22:17","date_gmt":"2021-08-05T07:22:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161363"},"modified":"2021-08-05T10:22:17","modified_gmt":"2021-08-05T07:22:17","slug":"maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Maxamed Nuur Gacal oo beeniyay in dad gaar ah loo xiray kuraasta aqalka sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161364\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1-300x179.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1-696x416.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1-703x420.jpg 703w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha barlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal, ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay cabsida ku aadan in ay jiraan kuraas gaar ah oo loo xiray musharraxiin.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha barlamaanka ayaa sheegay muwaadiniinta Galmudug in ay si xor ah ugu tartami karaan kuraasta labada aqalka ee barlamaanka, wuxuuna sheegay in aysan jirin cid awood u leh oo ka hor istaagi karta arrintaas.<\/p>\n<p>Hadalka Guddoomiyaha barlamaanka Galmudug ayaa yimid xilli madaxweynaha Galmudug laga sugayo inuu soo gudbiyo liiska magacyada musharraxiinta aqalka sare oo ay siyaasiyiin badan oo saamayn ku leh Galmudug isha ku hayaan.<\/p>\n<p>Guddiga amniga doorashada Galmudug ayaa shalay soo saaray awaamiir lagu mamnuucayo in hub lasoo galiyo Galmudug, taasoo ka dambeysay kadib markii siyaasiyiin u sharraxan barlamaanka ay hub iyo ciiddan la galeen Dhuusomareeb.<\/p>\n<p>Cabsi weyn ayaa laga qabaa in khalalaase siyaasadeed aay ka dhashaan doorashooyinka Galmudug, iyadoo Galmudug ay kasoo jeedaan siyaasiyiinta badan oo katirsan mucaaradka dowladda.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa qaarkood ku eedeeyay in madaxweyne Qoorqoor uu wado qorshe ku aadan in siyaasiyiinta mucaaradka laga reebo tartanka aqalka sare.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha barlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal, ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay cabsida ku aadan in ay jiraan kuraas gaar ah oo loo xiray musharraxiin. Guddoomiyaha barlamaanka ayaa sheegay muwaadiniinta Galmudug in ay si xor ah ugu tartami karaan kuraasta labada aqalka ee barlamaanka, wuxuuna sheegay in aysan jirin cid awood u leh oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxamed Nuur Gacal oo beeniyay in dad gaar ah loo xiray kuraasta aqalka sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxamed Nuur Gacal oo beeniyay in dad gaar ah loo xiray kuraasta aqalka sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha barlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal, ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay cabsida ku aadan in ay jiraan kuraas gaar ah oo loo xiray musharraxiin. Guddoomiyaha barlamaanka ayaa sheegay muwaadiniinta Galmudug in ay si xor ah ugu tartami karaan kuraasta labada aqalka ee barlamaanka, wuxuuna sheegay in aysan jirin cid awood u leh oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-05T07:22:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/\",\"name\":\"Maxamed Nuur Gacal oo beeniyay in dad gaar ah loo xiray kuraasta aqalka sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-08-05T07:22:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxamed Nuur Gacal oo beeniyay in dad gaar ah loo xiray kuraasta aqalka sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxamed Nuur Gacal oo beeniyay in dad gaar ah loo xiray kuraasta aqalka sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxamed Nuur Gacal oo beeniyay in dad gaar ah loo xiray kuraasta aqalka sare - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha barlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal, ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay cabsida ku aadan in ay jiraan kuraas gaar ah oo loo xiray musharraxiin. Guddoomiyaha barlamaanka ayaa sheegay muwaadiniinta Galmudug in ay si xor ah ugu tartami karaan kuraasta labada aqalka ee barlamaanka, wuxuuna sheegay in aysan jirin cid awood u leh oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-05T07:22:17+00:00","og_image":[{"width":720,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/","name":"Maxamed Nuur Gacal oo beeniyay in dad gaar ah loo xiray kuraasta aqalka sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1.jpg","datePublished":"2021-08-05T07:22:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/FB_IMG_1579251557225-720x430-1.jpg","width":720,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-nuur-gacal-oo-beeniyay-in-dad-gaar-ah-loo-xiray-kuraasta-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxamed Nuur Gacal oo beeniyay in dad gaar ah loo xiray kuraasta aqalka sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161363"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161365,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161363\/revisions\/161365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}