{"id":161431,"date":"2021-08-08T00:41:00","date_gmt":"2021-08-07T21:41:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161431"},"modified":"2021-08-08T11:43:40","modified_gmt":"2021-08-08T08:43:40","slug":"daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Farmaajo oo xayiraad kusoo rogay hay\u2019adaha DF"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161432\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1760\" height=\"1173\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n.jpeg 1760w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n-768x512.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n-1536x1024.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n-696x464.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1760px) 100vw, 1760px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray dikreeto lagu shaaciyey in isagoo gudanaya \u2018waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madax-bannaanida dalkeenna\u2019 uu xeer Madaxweyne ku joojiyay in hey\u2019adaha dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad kasta oo taabanaya siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga dalka.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso war-saxaafadeedkan oo ka soo baxay Villa Somalia<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madaxbannaanida dalkeenna ayaa Xeer Madaxweyne ku joojiyay in Hay\u2019adaha Dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad kasta oo taabanaya siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo tixgelinaya duruufaha siyaasadeed iyo habsami u socodka hannaanka doorashooyinka dalka, waajibaadka dastuuriga ah ee Goleyaasha Barlamaanka oo leh hubinta, xaqiijinta iyo qiimeynta heshiisyada iyo is-afgaradyada dalkeenna uu la galayo dalalka kale, hay\u2019adaha iyo shirkadaha caalamiga ayaa soo saaray qodobbadan:<\/p>\n<p>1- Waxaa Xeer Madaxweyne lagu hakiyey, ilaa doorashada kaddib, heshiisyada Hay\u2019adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya sida Xukuumadda iyo laamaha kale ee fulintu ay la galayaan dalalka kale, Hay\u2019adaha iyo shirkadaha caalamiga ah.<\/p>\n<p>2- Waxaa reebban, ilaa doorashada keddib, in Wasaaradaha iyo hay\u2019adaha kale ee Dowladda ay magaca Dowladda Federaalka Soomaaliya ku galaan is-afgarad ama wadahadallo saameynaya mustaqbalka dalka, madaxbannaanida qaranka, seeraha dhuleed iyo badeed ee dalkeenna.<\/p>\n<p>3- Waxaa la joojiyay in heshiis ama is-afgarad ganacsi lala galo dowlado kale inta doorashooyinka dalka lagu guda jiro.<\/p>\n<p>4- Sida ku caddeyd warsaxafaadeedkii kasoo baxay Madaxtooyada Jamhuuriyadda 19kii Jannaayo 2018 oo qeexayay inaan la bixin karin hantida danta guud, lana saxiixi karin heshiis kasta oo ku saabsan kala wareejinta, kireynta iyo qaab kasta oo la xiriira ka macaashka hantida danta guud.<\/p>\n<p>5- Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray dhammaan Hay\u2019adaha Dowladda in ay ilaaliyaan sharafka, qarannimada iyo horumarka lagu tallaabsaday sanadihii u dambeeyay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F341300594379119%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray dikreeto lagu shaaciyey in isagoo gudanaya \u2018waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madax-bannaanida dalkeenna\u2019 uu xeer Madaxweyne ku joojiyay in hey\u2019adaha dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad kasta oo taabanaya siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga dalka. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedkan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161431","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Farmaajo oo xayiraad kusoo rogay hay\u2019adaha DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Farmaajo oo xayiraad kusoo rogay hay\u2019adaha DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray dikreeto lagu shaaciyey in isagoo gudanaya \u2018waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madax-bannaanida dalkeenna\u2019 uu xeer Madaxweyne ku joojiyay in hey\u2019adaha dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad kasta oo taabanaya siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga dalka. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedkan oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-07T21:41:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-08T08:43:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1760\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1173\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/\",\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo oo xayiraad kusoo rogay hay\u2019adaha DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-07T21:41:00+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-08T08:43:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n.jpeg\",\"width\":1760,\"height\":1173},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo oo xayiraad kusoo rogay hay\u2019adaha DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Farmaajo oo xayiraad kusoo rogay hay\u2019adaha DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Farmaajo oo xayiraad kusoo rogay hay\u2019adaha DF - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray dikreeto lagu shaaciyey in isagoo gudanaya \u2018waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madax-bannaanida dalkeenna\u2019 uu xeer Madaxweyne ku joojiyay in hey\u2019adaha dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad kasta oo taabanaya siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga dalka. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedkan oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-07T21:41:00+00:00","article_modified_time":"2021-08-08T08:43:40+00:00","og_image":[{"width":1760,"height":1173,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/","name":"DAAWO:-Farmaajo oo xayiraad kusoo rogay hay\u2019adaha DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n.jpeg","datePublished":"2021-08-07T21:41:00+00:00","dateModified":"2021-08-08T08:43:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/219863437_4267517229999389_3953066539531981232_n.jpeg","width":1760,"height":1173},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-oo-xayiraad-kusoo-rogay-hayadaha-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Farmaajo oo xayiraad kusoo rogay hay\u2019adaha DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161431"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161431"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161434,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161431\/revisions\/161434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}