{"id":161547,"date":"2021-08-11T16:51:42","date_gmt":"2021-08-11T13:51:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161547"},"modified":"2021-08-11T16:51:42","modified_gmt":"2021-08-11T13:51:42","slug":"akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/","title":{"rendered":"Akhriso Magacyada iyo Qabiilada: 11-ka Senator ee Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161548\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro.jpg\" alt=\"\" width=\"843\" height=\"825\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro.jpg 843w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro-300x294.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro-768x752.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro-696x681.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro-429x420.jpg 429w\" sizes=\"(max-width: 843px) 100vw, 843px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland lagu qabtay doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Maamulkaasi oo gaaraya ilaa 11-Senator oo kamid noqonaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Senatarada la doortay ayaa ahaa xubno aad ugu dhaw Madaxweynaha Puntland Siciid Deni kuwaa oo u badnaa wasiiro katirsanaa maamulkiisa iyo xubno kale oo la shaqeeya, waxaa sidoo kale ku jira xubnaha la doortay labo Senator oo horey Aqalka Sare uga tirsanaa.<\/p>\n<p>Inta badan Senatarorada la doortay ayaa waxaa u tanaasulay musharaxiintii la tartameysay kuwaa oo horey iyagu u diiwaan galiyeen , waxaana doorashada ka dhacday magaalada Garawe aheyd mid aan micno badan laheyn oo natiijadeeda horey loo sii ogaa.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Senatarada maanta la doortay<\/strong><\/p>\n<p>1- Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab (Cumar Maxamuud reer Mahad)<br \/>\n2- Cabdiraxman Maxamed Faroole (Ciise Maxamuud Muuse Ciise)<br \/>\n3- Cabdisamed Yusuf Abwaan (Cali Saleebaan )<br \/>\n4- Sareedo Maxamed Xasan (Jufada reer Maxamuud )<br \/>\n5- Daahir Ayaanle Saciid (Cismaan Maxamuud Muuse Suldaan)<br \/>\n6- Samira Maxamud Xaaji Cawad (Dhulbahante Barkad )<br \/>\n7- Cabdullahi Cali Xirsi Timacade (Dhulbahante Jaamac Siyaad )<br \/>\n8- Seynab Ismacil Maxamed (Warsangali Cumar Bihi-Door )<br \/>\n9- Maxamed Cabdi Cismaan Majiino (Beesha Dashiishe)<br \/>\n10- Farxaan Cali Xuseen (Leelkase Fiqi Ismaaciil )<br \/>\n11- Cabdiqani Geelle Maxamed (Awrtable reer Axmed).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland lagu qabtay doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Maamulkaasi oo gaaraya ilaa 11-Senator oo kamid noqonaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Senatarada la doortay ayaa ahaa xubno aad ugu dhaw Madaxweynaha Puntland Siciid Deni kuwaa oo u badnaa wasiiro katirsanaa maamulkiisa iyo xubno kale oo la shaqeeya, waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161548,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Magacyada iyo Qabiilada: 11-ka Senator ee Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Magacyada iyo Qabiilada: 11-ka Senator ee Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland lagu qabtay doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Maamulkaasi oo gaaraya ilaa 11-Senator oo kamid noqonaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Senatarada la doortay ayaa ahaa xubno aad ugu dhaw Madaxweynaha Puntland Siciid Deni kuwaa oo u badnaa wasiiro katirsanaa maamulkiisa iyo xubno kale oo la shaqeeya, waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-11T13:51:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"843\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"825\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/\",\"name\":\"Akhriso Magacyada iyo Qabiilada: 11-ka Senator ee Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro.jpg\",\"datePublished\":\"2021-08-11T13:51:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro.jpg\",\"width\":843,\"height\":825},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Magacyada iyo Qabiilada: 11-ka Senator ee Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Magacyada iyo Qabiilada: 11-ka Senator ee Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Magacyada iyo Qabiilada: 11-ka Senator ee Puntland - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland lagu qabtay doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Maamulkaasi oo gaaraya ilaa 11-Senator oo kamid noqonaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Senatarada la doortay ayaa ahaa xubno aad ugu dhaw Madaxweynaha Puntland Siciid Deni kuwaa oo u badnaa wasiiro katirsanaa maamulkiisa iyo xubno kale oo la shaqeeya, waxaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-11T13:51:42+00:00","og_image":[{"width":843,"height":825,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/","name":"Akhriso Magacyada iyo Qabiilada: 11-ka Senator ee Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro.jpg","datePublished":"2021-08-11T13:51:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/senataro.jpg","width":843,"height":825},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-iyo-qabiilada-11-ka-senator-ee-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Magacyada iyo Qabiilada: 11-ka Senator ee Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161547"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161549,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161547\/revisions\/161549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161548"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}