{"id":161581,"date":"2021-08-12T11:42:20","date_gmt":"2021-08-12T08:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161581"},"modified":"2021-08-12T11:42:20","modified_gmt":"2021-08-12T08:42:20","slug":"akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/","title":{"rendered":"Akhriso:-Baarlamaanka Galmudug oo diiday musharax malxiis ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161555\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1494\" height=\"617\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n.jpg 1494w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n-300x124.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n-1024x423.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n-768x317.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n-696x287.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n-1068x441.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n-1017x420.jpg 1017w\" sizes=\"(max-width: 1494px) 100vw, 1494px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ka dhacdo doorashada Lix Senator oo kamid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Qaban qaabada doorashada ayaana saakay si weyn looga dareemayaa magaalada Dhuusomareeb, amaanka magaalada ayaana saakay si weyn loo adkeeyay iyadoona wadooyinka qaar la xir xiray.<\/p>\n<p>Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Xildhibaanada Galmudug aysan ku qanacsaneyn lacago ay bixiyeen musharaxiinta u taagan Aqalka Sare gaar ahaan kuwa la wato ay la tartamayaan dad malxiis ah ay iyagu soo qorteen.<\/p>\n<p>Lix Musharax ayaana bixiyay midkiiba lacag garaeyas 2-kun oo Dollar, halka musharaxiinta kale ee la wato aysan hal dollar bixin, waxa ayna taasi ka careesiisay Xildhibaanada Galmudug oo markii hore filayay in lacag badan ka sameeyaan doorashada.<\/p>\n<p>Xildhibaanada qaar ayaana la sheegay in suurto gal tahay in ay la gediyaan musharaxiinta loo rabo Aqalka Sare si ay caradooda u muujiyaan, waxa ayna arintan walaac ku abuurtay qaar kamid ah musharaxiinta Aqalka Sare u taagan.<\/p>\n<p>Musharaxiinta Aqalka Sare ee sida gaarka ah u wato Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ka walaacsan habraaca ay soo saareen guddiga qaban qaabada Doorashada maanta dahceysa kuwaa oo meesha ka saaray in gacan taag loogu codeeyo musharaxii loo tanaasulo.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AQRI SHURUUDAHA DOORASHADA<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161582\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"924\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/1-2.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/1-2-234x300.jpg 234w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/1-2-696x893.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/1-2-327x420.jpg 327w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ka dhacdo doorashada Lix Senator oo kamid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Dowlad Goboleedka Galmudug. Qaban qaabada doorashada ayaana saakay si weyn looga dareemayaa magaalada Dhuusomareeb, amaanka magaalada ayaana saakay si weyn loo adkeeyay iyadoona wadooyinka qaar la xir xiray. Wararka aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161581","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso:-Baarlamaanka Galmudug oo diiday musharax malxiis ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso:-Baarlamaanka Galmudug oo diiday musharax malxiis ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ka dhacdo doorashada Lix Senator oo kamid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Dowlad Goboleedka Galmudug. Qaban qaabada doorashada ayaana saakay si weyn looga dareemayaa magaalada Dhuusomareeb, amaanka magaalada ayaana saakay si weyn loo adkeeyay iyadoona wadooyinka qaar la xir xiray. Wararka aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-12T08:42:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1494\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"617\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/\",\"name\":\"Akhriso:-Baarlamaanka Galmudug oo diiday musharax malxiis ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n.jpg\",\"datePublished\":\"2021-08-12T08:42:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n.jpg\",\"width\":1494,\"height\":617},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso:-Baarlamaanka Galmudug oo diiday musharax malxiis ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso:-Baarlamaanka Galmudug oo diiday musharax malxiis ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso:-Baarlamaanka Galmudug oo diiday musharax malxiis ah - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ka dhacdo doorashada Lix Senator oo kamid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Dowlad Goboleedka Galmudug. Qaban qaabada doorashada ayaana saakay si weyn looga dareemayaa magaalada Dhuusomareeb, amaanka magaalada ayaana saakay si weyn loo adkeeyay iyadoona wadooyinka qaar la xir xiray. Wararka aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-12T08:42:20+00:00","og_image":[{"width":1494,"height":617,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/","name":"Akhriso:-Baarlamaanka Galmudug oo diiday musharax malxiis ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n.jpg","datePublished":"2021-08-12T08:42:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/216490013_340118647582507_1102042990015737345_n.jpg","width":1494,"height":617},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-baarlamaanka-galmudug-oo-diiday-musharax-malxiis-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso:-Baarlamaanka Galmudug oo diiday musharax malxiis ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161581"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161581"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161583,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161581\/revisions\/161583"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}