{"id":161843,"date":"2021-08-19T11:51:32","date_gmt":"2021-08-19T08:51:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161843"},"modified":"2021-08-19T12:04:52","modified_gmt":"2021-08-19T09:04:52","slug":"daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/","title":{"rendered":"Daacish oo dishay guddoomiyihii degmada balli-dhidin ee gobolka Bari"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar hubaysan oo habeenimadii xalay lagu qaaday degmada Balli-dhidin ee gobolka Bari, maalmo uun kadib markii ay ka bexeen ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Raggaan hubaysan oo katirsan Kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaysa buuraleeyda gobolka Bari ayaa gudaha u soo galay degmada Balli-dhidin iyagoona toogasho ku diley Allaha u naxariistee guddoomiyihii degmadaasi Maxamed Axmed Muumin.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay inaysan jirin ciidamo dowladdu lee dahay oo ku sugan Balli-dhidin taasina ay keentay inay buuraha ka soo degaan rag katirsan Daacish taasi oo durba cabsi ku abuurtay shacabka kunool degmadaasi iyo deegaamada hoosyimaada.<\/p>\n<p>Inkastoo xaaladdu saaka deggan tahay haddana weerarkii xalay ayaa sababy in albaabada loo laabo xarumihii ganacsiga ee degmadaasi, waxaana arrimahaasi ka hadlay wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxxamed Cabdiraxmaan Dhaban-cad.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad ayaa u tacsiyadeeyay Ehellada iyo saaxiibadii uu ka geeriyooday gudoomiyihii Degmada Balli-dhidin ee Gobalka Bari, Maxamed Axmed Muumin..<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_23 td_block_template_1 \">\u201cAniga oo ku hadlaaya magaciisa, kan masuuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda, iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyaha \u00a0Alle \u201cSWC\u201d uga baryayaa Marxuumka inuu ka waraabiyo Jannatu Fardawsa, su\u2019aasha qabriga u sakhiro, samir iyo iimaanna kasiiyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed, shacabka Puntland, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay Marxuumku\u201d ayuu yiri Dhaban-cad.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar hubaysan oo habeenimadii xalay lagu qaaday degmada Balli-dhidin ee gobolka Bari, maalmo uun kadib markii ay ka bexeen ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta dowladda Puntland. Raggaan hubaysan oo katirsan Kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaysa buuraleeyda gobolka Bari ayaa gudaha u soo galay degmada Balli-dhidin iyagoona toogasho ku diley [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161844,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161843","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daacish oo dishay guddoomiyihii degmada balli-dhidin ee gobolka Bari - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daacish oo dishay guddoomiyihii degmada balli-dhidin ee gobolka Bari - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar hubaysan oo habeenimadii xalay lagu qaaday degmada Balli-dhidin ee gobolka Bari, maalmo uun kadib markii ay ka bexeen ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta dowladda Puntland. Raggaan hubaysan oo katirsan Kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaysa buuraleeyda gobolka Bari ayaa gudaha u soo galay degmada Balli-dhidin iyagoona toogasho ku diley [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-19T08:51:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-19T09:04:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/\",\"name\":\"Daacish oo dishay guddoomiyihii degmada balli-dhidin ee gobolka Bari - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-19T08:51:32+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-19T09:04:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"width\":800,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daacish oo dishay guddoomiyihii degmada balli-dhidin ee gobolka Bari\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daacish oo dishay guddoomiyihii degmada balli-dhidin ee gobolka Bari - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daacish oo dishay guddoomiyihii degmada balli-dhidin ee gobolka Bari - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar hubaysan oo habeenimadii xalay lagu qaaday degmada Balli-dhidin ee gobolka Bari, maalmo uun kadib markii ay ka bexeen ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta dowladda Puntland. Raggaan hubaysan oo katirsan Kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaysa buuraleeyda gobolka Bari ayaa gudaha u soo galay degmada Balli-dhidin iyagoona toogasho ku diley [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-19T08:51:32+00:00","article_modified_time":"2021-08-19T09:04:52+00:00","og_image":[{"width":800,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/","name":"Daacish oo dishay guddoomiyihii degmada balli-dhidin ee gobolka Bari - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","datePublished":"2021-08-19T08:51:32+00:00","dateModified":"2021-08-19T09:04:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","width":800,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-dishay-guddoomiyihii-degmada-alli-dhidin-ee-gobolka-bari\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daacish oo dishay guddoomiyihii degmada balli-dhidin ee gobolka Bari"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161843"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161843"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161847,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161843\/revisions\/161847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161844"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}