{"id":161923,"date":"2021-08-21T12:41:53","date_gmt":"2021-08-21T09:41:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161923"},"modified":"2021-08-21T12:41:53","modified_gmt":"2021-08-21T09:41:53","slug":"itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/","title":{"rendered":"Itoobiya iyo Maraykanka oo isku dhegan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeynta Mareykanka ee ah in dowladdaasi ay hortaagan tahay gargaarka bani\u2019aadanimo ee loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ay colaaddu ku saameysay gobolka Tigreeda.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Hay\u2019adda horumarinta caalamiga ah ee Mareykanka ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay in ay sababtay u tahay gargaar la\u2019aanta ka jirta gobolka Tigreeda.<\/strong><\/p>\n<p><strong>USAID ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay in ay \u201cis hortaagtay\u201d sidii gargaarka loo gaarsiin lahaa gobolka Tigreeda.<\/strong><br \/>\n<strong>Hay\u2019addan ayaa ka digtay in cunnada gargaarka ahi ay ka go\u2019i doonto gobolkaasi dhammaadka usbuucan.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Boqolaal kun oo qof ayaa halis ugu jira macaluul, xilli uu dagaal qaraar dhex marayo ciidamada dowladda iyo kuwa fallaagada TPLF.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Haseyeeshee dowladda Itoobiya ayaa beenisay in si ulakac ah loo hor istaagay gargaarka bani\u2019aadannimo ee loogu talagalay dadka ku tabaaleysan gobolkaasi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Afhayeenka ra\u2019iisalwasaare Abiy Axmed ayaa saxaafadda u sheegtay in dowladdiisu ay mar kastaa baabuurta sida gargaarka u ogolaaneysay in ay galaan gobolkaasi Tigreeda, balse arrimaha nabadgelyadu ay tahay \u201cahmiyadda koowaad oo aan gorgortan laga geli karin\u201d.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161924\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ito.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ito.jpeg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ito-300x169.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ito-1024x576.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ito-768x432.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ito-696x392.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ito-1068x601.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ito-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Billene Seyoum ayaa tiri: \u201cWaa meel aysan xasillooni ka jirin, sidaa darteed \u2026 waxaa jiriya baaritaanno iyo habraacyo joogto ah.\u201d<\/strong><br \/>\n<strong>Madaxa hay\u2019adda USAID, Samantha Power, ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in qulqulka gargaarka bani\u2019aadamnimo ee gobolkaasi ku yaal waqooyiga Itoobiya uu yahay mid aad u liita.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxa ay sheegtay in bakhaarrada raashinka ay \u201cgabi ahaanba maran yihiin\u201d, sidaa darteedna shaqaalaha gargaarka ay dhawaan waayi doonaan gargaar ay qeybiyaan.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161925\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/download.jpeg\" alt=\"\" width=\"1020\" height=\"680\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/download.jpeg 1020w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/download-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/download-768x512.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/download-696x464.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/download-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1020px) 100vw, 1020px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u201cCunno yaraantaasi ma ahan in cuntada aan la heli karin, balse sababtu waa dowladda Itoobiya oo hortaagan gargaarka bani\u2019aadannimada iyo hawlwadeennada gargaarka, oo ay ku jiraan kolonyada baabuurta ah ee dhulka maraya iyo hawaduba,\u201d ayay tiri Samantha Power.<\/strong><\/p>\n<p><strong>USAID waxay ugu baaqday dawladda Itoobiya in si deg deg ah u ogolaato in gargaarka bani\u2019aadannimo la gaarsiiyo gobolkaasi.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Waxay sheegtay in baabuurta sida gargaarka aysan ka bixi karin magaalada Semera ee gobolka Canfarta oo hadda ah waddada kaliya ee dhanka dhulka ee loo mari karayo gobolka Tigreeda.\u2019<\/strong><br \/>\n<strong>Qaramada Midoobay ayaa iyana BBC-da ugu sheegtay in ka badan 100 baabuurta xamuulka ahi oo sida gargaar ay ku xayiran yihiin waddadaasi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa BBC-da u sheegay in qiyaastii 100 baabuur oo gargaar ah looga baahan yahay gobolkaasi maalin kastaa, haddase 320 baabuur oo kaliya lagu guulaystay in ay gaaraan gobolkaasi tan iyo dhammaadkii bishii Juun ee sanadkan.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cUgu yaraan laba hay\u2019adood oo kuwa samafalka ah oo muhiim ah ayay mar hore cunnadii ka dhammaaday,\u201d ayuu yiri Saviano Abreu oo ka tirsan xafiiska arrimaha bani\u2019aadannimada ee Qaramada Midoobay ee OCHA.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cHaddii aan la helin gargaar cunno oo deg deg ah oo aan la carqaladeyn, waxaa jiri doonto khatar ku soo fool leh nolosha in ka badan 400,000 oo qof oo ku nool gobolka Tigreeda oo durba ay ka jirto xaalad macaluul iyo in inkabadan 1.8 milyan oo qof oo hadda ku jira xaalad adag oo dhanka gaajada ahi ay suurtagal noqoto in ay gaajo u dhintaan,\u201d ayuu yiri Saviano Abreu.<\/strong><br \/>\n<strong>Colaadda gobolka Tigreeda ayaa billaabatay bishii Nofeembar ee sanadkii tegay, kaddib markii ra\u2019iisalwasaare Abiy Axmed uu amar ku bixiyay in ciidamadu ay weerar ku qaadaan maamulkii Tigreeda sababo la xiriira weerar ay ciidamada maamulkaasi ku qaadeen saldhig milateri oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda dhexe.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dowladda Itoobiya ayaa fallaagada TPLF u aqoonsatay koox argagixiso ah, halka iyaguna ay sheegtaan in ay weli yihiin dowladda sharciga ah ee gobolka Tigreeda.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeynta Mareykanka ee ah in dowladdaasi ay hortaagan tahay gargaarka bani\u2019aadanimo ee loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ay colaaddu ku saameysay gobolka Tigreeda. Hay\u2019adda horumarinta caalamiga ah ee Mareykanka ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay in ay sababtay u tahay gargaar la\u2019aanta ka jirta gobolka Tigreeda. USAID ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya iyo Maraykanka oo isku dhegan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya iyo Maraykanka oo isku dhegan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeynta Mareykanka ee ah in dowladdaasi ay hortaagan tahay gargaarka bani\u2019aadanimo ee loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ay colaaddu ku saameysay gobolka Tigreeda. Hay\u2019adda horumarinta caalamiga ah ee Mareykanka ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay in ay sababtay u tahay gargaar la\u2019aanta ka jirta gobolka Tigreeda. USAID ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-21T09:41:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-1168490226-1160x774-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1160\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"774\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/\",\"name\":\"Itoobiya iyo Maraykanka oo isku dhegan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-1168490226-1160x774-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-21T09:41:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-1168490226-1160x774-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-1168490226-1160x774-1.jpeg\",\"width\":1160,\"height\":774},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya iyo Maraykanka oo isku dhegan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya iyo Maraykanka oo isku dhegan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya iyo Maraykanka oo isku dhegan - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeynta Mareykanka ee ah in dowladdaasi ay hortaagan tahay gargaarka bani\u2019aadanimo ee loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ay colaaddu ku saameysay gobolka Tigreeda. Hay\u2019adda horumarinta caalamiga ah ee Mareykanka ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay in ay sababtay u tahay gargaar la\u2019aanta ka jirta gobolka Tigreeda. USAID ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-21T09:41:53+00:00","og_image":[{"width":1160,"height":774,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-1168490226-1160x774-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/","name":"Itoobiya iyo Maraykanka oo isku dhegan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-1168490226-1160x774-1.jpeg","datePublished":"2021-08-21T09:41:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-1168490226-1160x774-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-1168490226-1160x774-1.jpeg","width":1160,"height":774},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-maraykanka-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya iyo Maraykanka oo isku dhegan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161923"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161923"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161927,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161923\/revisions\/161927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}