{"id":161932,"date":"2021-08-22T11:50:53","date_gmt":"2021-08-22T08:50:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161932"},"modified":"2021-08-22T11:50:53","modified_gmt":"2021-08-22T08:50:53","slug":"daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Goodax Bare oo weeraray siyaasiyiinta Xawaadle"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka oo muddo xileedkiisu dhammaaday, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Beledweyn.<\/p>\n<p>Goodax Barre oo wareysi gaar ah siiyey Soomaali Cable TV ayaa uga digay HirShabelle in la\u2019is ku xiro safarka Cali Guudlaawe &amp; doorashooyinka.<\/p>\n<p>Xidlhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in safarka madaxweynaha HirShabelle ee Beledweyn uu xiisad horleh ka dhaliyey magaaladaas oo xarun u ah gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa soo kordhay in Maamulka Hir-Shabelle uu sameynayo isku day ah is dhexgelinta siyaasadda doorashada, cabashada taagneed iyo safarka Cali Guudlaawe, taasi waxa ay dhalisay xiisad cusub,\u201d ayuu wareysigan ku yiri Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in aysan jirin sabab doorashada looga soo wareejiyo Beledweyn, maadaama ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cBeledweyne amnigeeda waxaa gacanta ku haya ciidamada dowladda federalka, mana jirto sabab loo damco in doorashada laga wareejiyo balse dad ayaa isku xiraya doorashada iyo diidmada safarka Madaxweyne Guudlaawe\u201d ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inay fashilmeen wada-hadalladii xal raadinta ahaa ee maalmahan ka socday gudaha degmada Beledweyne, kadib markii ay siyaasiyiintii iyo xildhibaannadii tegay magaaladaasi ay qorshe kale la yimaadeen, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>HirShabelle ayaa weli wajaheyso caqabado xoogan oo sababay in aysan weli guda-gelin doorashada Aqalka Sare ee ka bilaabatay xarumaha kale ee maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4jMHD0-6aso\" width=\"921\" height=\"518\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka oo muddo xileedkiisu dhammaaday, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Beledweyn. Goodax Barre oo wareysi gaar ah siiyey Soomaali Cable TV ayaa uga digay HirShabelle in la\u2019is ku xiro safarka Cali Guudlaawe &amp; doorashooyinka. Xidlhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Goodax Bare oo weeraray siyaasiyiinta Xawaadle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Goodax Bare oo weeraray siyaasiyiinta Xawaadle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka oo muddo xileedkiisu dhammaaday, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Beledweyn. Goodax Barre oo wareysi gaar ah siiyey Soomaali Cable TV ayaa uga digay HirShabelle in la\u2019is ku xiro safarka Cali Guudlaawe &amp; doorashooyinka. Xidlhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-22T08:50:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/\",\"name\":\"DAAWO:-Goodax Bare oo weeraray siyaasiyiinta Xawaadle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-22T08:50:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg\",\"width\":660,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Goodax Bare oo weeraray siyaasiyiinta Xawaadle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Goodax Bare oo weeraray siyaasiyiinta Xawaadle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Goodax Bare oo weeraray siyaasiyiinta Xawaadle - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka oo muddo xileedkiisu dhammaaday, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Beledweyn. Goodax Barre oo wareysi gaar ah siiyey Soomaali Cable TV ayaa uga digay HirShabelle in la\u2019is ku xiro safarka Cali Guudlaawe &amp; doorashooyinka. Xidlhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-22T08:50:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/","name":"DAAWO:-Goodax Bare oo weeraray siyaasiyiinta Xawaadle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg","datePublished":"2021-08-22T08:50:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg","width":660,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goodax-bare-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xawaadle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Goodax Bare oo weeraray siyaasiyiinta Xawaadle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161932"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161933,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161932\/revisions\/161933"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}