{"id":161965,"date":"2021-08-23T11:40:01","date_gmt":"2021-08-23T08:40:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161965"},"modified":"2021-08-23T11:40:01","modified_gmt":"2021-08-23T08:40:01","slug":"afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/","title":{"rendered":"Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Is Casilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161966\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1.jpeg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1-300x172.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1-696x399.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdi Muumin Cilmi Iidow ayaa xalay ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii Afhayeenimo ee uu haayay Maamulka Gobolkaas.<\/p>\n<p>Cabdi Muumin oo Qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxaa uu ku xaqiijiyay inuu xilka Afhayeenka Gobolka iska Casilay, isla markaana waxaa uu boggaadiyey Ciidanka la magac baxay Badbaabada Hiiraan ee la wareegay Xaruntii Maamulka Gobolka.<\/p>\n<p>Sababta keentay is casilaadiisa Cabdi Muumin ayuu ku sheegay in siyaasiyiin ku sugan Magaalada Baladweyne ay ugu hanjabeen inay dilayaan Ugaas Yusuf Ugaas Xasan Ugaas Khalif iyo Nabadon Cilmi Hagar Guure oo kamid ah Nabadoonada Hiiraan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Bogaadinaya Shacabka Sharafta leh ee reer Hiiraan iyo Saraakiisha Badbaado Hiiraan. Waxaana Si toos ah iskaga Casilay Xilkii afhayenka Maamulka Gobolka Hiiraan. Kadib Markii Siyaasiinta ku sugan Beledweyne Qaar ku Hanjabeen in ay Dilayaan Ugaaskeena Ugaas Yusuf Ugaas Hassan Ugaas Khalif iyo Nabadon Cilmi Hagar Guure oo kamid ah Nabadoonada Gobolka Hiiraan\u201d ayuu yiri Cabdi Muumin.<\/p>\n<p>Is casilaalada Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay kusoo beegan tahay, iyada oo xalay Ciidamo la magac baxay Badbaadada Hiiraan ay la wareegen Xarunta uu ku shaqeynayay Maamulka Hiiraan, kuwaasi oo kasoo horjeeda safar la sheegay in Madaxweyne Cali Guudlaawe ku tegayo Magaalada Baladweyne.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdi Muumin Cilmi Iidow ayaa xalay ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii Afhayeenimo ee uu haayay Maamulka Gobolkaas. Cabdi Muumin oo Qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxaa uu ku xaqiijiyay inuu xilka Afhayeenka Gobolka iska Casilay, isla markaana waxaa uu boggaadiyey Ciidanka la magac baxay Badbaabada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Is Casilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Is Casilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdi Muumin Cilmi Iidow ayaa xalay ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii Afhayeenimo ee uu haayay Maamulka Gobolkaas. Cabdi Muumin oo Qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxaa uu ku xaqiijiyay inuu xilka Afhayeenka Gobolka iska Casilay, isla markaana waxaa uu boggaadiyey Ciidanka la magac baxay Badbaabada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-23T08:40:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/\",\"name\":\"Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Is Casilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-23T08:40:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Is Casilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Is Casilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Is Casilay - Wardoon","og_description":"Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdi Muumin Cilmi Iidow ayaa xalay ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii Afhayeenimo ee uu haayay Maamulka Gobolkaas. Cabdi Muumin oo Qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxaa uu ku xaqiijiyay inuu xilka Afhayeenka Gobolka iska Casilay, isla markaana waxaa uu boggaadiyey Ciidanka la magac baxay Badbaabada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-23T08:40:01+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/","name":"Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Is Casilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1.jpeg","datePublished":"2021-08-23T08:40:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Afh-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenkii-maamulka-gobolka-hiiraan-oo-is-casilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Is Casilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161965"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161965"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161967,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161965\/revisions\/161967"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}