{"id":162054,"date":"2021-08-26T15:09:40","date_gmt":"2021-08-26T12:09:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162054"},"modified":"2021-08-26T15:09:40","modified_gmt":"2021-08-26T12:09:40","slug":"daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Odayaal ka soo horjeestay qodobada qaar ee heshiiskii golaha wadatashiga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162055\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Kulan saacado badan qaatay ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku yeeshay Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda degaannada Puntland, iyaga oo ka soo saaday Warsaxaafadeed ay uga hadleen xaaladda xilligaan ee dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa Odayaasha &amp; waxgaradka waxaa ay uga hadleen dhowr qodob oo u badan arrimaha siyaasadda, kuwaas oo kala ah.<\/p>\n<p>1: Doorashadii aqalka sare ee Soomaaliya ee lagu qubtay Guroowe.<\/p>\n<p>2: Habraaci Doorashadda aqalka hoose oo ay saxiixeen Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda<br \/>\nxilgaarsiinta iyo madaxda dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p>3: .U ustaynta Magaaladda Gaalkacyo in lagu qubto doorashada heer federael ee Puntland.<\/p>\n<p>4: Awoodsiinta waxgaradka, Nabadoonadda iyo isimadda gobolka ee xulista ergooyinka dooranaya xildhibaanadda iyo talo ku yeelashada xubnaha beelaha gobolka Mudug u matali doonu heer federaal.<\/p>\n<p>5: Dhismaha golaha deegaanka ee degmadda Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Odayaasha iyo waxgaradka shiray ayaa go\u2019aamiyay in Doorashadda xubnaha labada aqal ee gobolka mudug kasoo gala lagu qabto magaaladda Gaalkacyo ayna casuumad u dirayaan guddiyadda doorashadda ee heer federaal iyo Puntland inay fududeey qabsoomidda doorashadaas oo ay dadka reer Mudug doonayaan inay noqoto mid<br \/>\nbeeluhu ku doortaan xildhibannadda ay iyagu rabaan oo heysta kalsoonida loogana hortago shakiga laga qubo boobka doorashadda ee lagu maamulay tii aqalka sare.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaraska Gobolka Mudug ee kasoo jeeda Puntland ayaa soo saaray qodobo ay shirkooda uga hadleen.<\/p>\n<p>1: Shirku waxuu ugu baaqayaa markii saddexaad in Puntland gaar ahaan Wasaaradda arimaha gudaha, dawladaha hoose iyo dimuqraadiyaynta ay bilowdo<br \/>\ndhismaha golaha deegaanka ee degmadda Gaalkacyo si loo baahiyo is maamulka<br \/>\nshacabka loogana baaqsado in hakad ku yimaado mashaariicda horumarineed ee ka<br \/>\nsocda degmadda kuwasoo badankoodu ku xiran yihiin jiritaanka golle deegaan oo dadku soo doortaan.<\/p>\n<p>2: Shirku waxuu ugu baaqayaa dhamaan bulsho weynta Puntland inay u istaagaan siddii<br \/>\nloo badbaadin lahaa jiritaanka iyo midnimadda guud ee umadda Sommaliyeed gaar<br \/>\nahaan kan Puntland loona diyaar garoobo siddii looga hortagi lahaa boobka iyo ku takrifalka awoodeed ee la doonayo in lagu afduubo doorashooyinka aqalka hoose ee<br \/>\nheer federaal isla markaana ay sidda ugu dhaqsaha badan uga qaataan go \u2018aamo wax ku<br \/>\nOol ah oo ay ku muujnayaan dareenkooda.<\/p>\n<p>3: Shirku waxuu ugu baaqayaa isimadda Puntland inay ku dhawaaqaan qabashada<br \/>\nshirweyne looga tashanayo isla markaana lagu badbaadinayo midnimadda iyo jiritaanka<br \/>\nBulshadda Puntland ayna hormuud u noqdaan in umadda Soomaaliyeed laga budbaadiyo in xukunka dalka ay boobaan shukhsiyaad aan haysan kalsoonidooda oo ku xukuma rabitaankooda baalna mara heshiisyada bulsho oo la isla ogol yahay.<\/p>\n<p>4: Shirku waxuu bogaadinayaa isdhexgalka dadyowga kuwada dhaqan gobolka Mudug<br \/>\nwaxuuna ku boorinayaa inay ilaashadaan nabadgalyadooda, horumarkooda iyo<br \/>\nmidnimadooda ayna kasoo horjeestaan wax kasta oo wax u dhimaya xasiloonidda iyo<br \/>\nwada jirka bulshadda.<\/p>\n<p>Go\u2019aanadaan la xiriira doorashada ee kasoo baxay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxaa ay kusoo aadayaan xilli Musharixiinta Madaxweynaha iyo Siyaasiyiinta ay sheegeen in si musuq maasuq ah ku dhaceen doorashada Aqalka Sare oo qeyb kamid ah la qabtay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZIjdxEs40WU\" width=\"805\" height=\"453\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan saacado badan qaatay ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku yeeshay Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda degaannada Puntland, iyaga oo ka soo saaday Warsaxaafadeed ay uga hadleen xaaladda xilligaan ee dalka Soomaaliya. Kulanka ayaa Odayaasha &amp; waxgaradka waxaa ay uga hadleen dhowr qodob oo u badan arrimaha siyaasadda, kuwaas oo kala ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162054","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Odayaal ka soo horjeestay qodobada qaar ee heshiiskii golaha wadatashiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Odayaal ka soo horjeestay qodobada qaar ee heshiiskii golaha wadatashiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan saacado badan qaatay ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku yeeshay Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda degaannada Puntland, iyaga oo ka soo saaday Warsaxaafadeed ay uga hadleen xaaladda xilligaan ee dalka Soomaaliya. Kulanka ayaa Odayaasha &amp; waxgaradka waxaa ay uga hadleen dhowr qodob oo u badan arrimaha siyaasadda, kuwaas oo kala ah. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-26T12:09:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/\",\"name\":\"DAAWO:-Odayaal ka soo horjeestay qodobada qaar ee heshiiskii golaha wadatashiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-26T12:09:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Odayaal ka soo horjeestay qodobada qaar ee heshiiskii golaha wadatashiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Odayaal ka soo horjeestay qodobada qaar ee heshiiskii golaha wadatashiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Odayaal ka soo horjeestay qodobada qaar ee heshiiskii golaha wadatashiga - Wardoon","og_description":"Kulan saacado badan qaatay ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku yeeshay Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda degaannada Puntland, iyaga oo ka soo saaday Warsaxaafadeed ay uga hadleen xaaladda xilligaan ee dalka Soomaaliya. Kulanka ayaa Odayaasha &amp; waxgaradka waxaa ay uga hadleen dhowr qodob oo u badan arrimaha siyaasadda, kuwaas oo kala ah. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-26T12:09:40+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/","name":"DAAWO:-Odayaal ka soo horjeestay qodobada qaar ee heshiiskii golaha wadatashiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057.jpeg","datePublished":"2021-08-26T12:09:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2020831637344781642043057.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaal-ka-soo-horjeestay-qodobada-qaar-ee-heshiiskii-golaha-wadatashiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Odayaal ka soo horjeestay qodobada qaar ee heshiiskii golaha wadatashiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162054"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162056,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162054\/revisions\/162056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}