{"id":162210,"date":"2021-08-30T13:51:46","date_gmt":"2021-08-30T10:51:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162210"},"modified":"2021-08-30T13:51:46","modified_gmt":"2021-08-30T10:51:46","slug":"kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"Kaamiro mankii Alshabaab oo 6 sano lagu xukumay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162211\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1.jpeg 683w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1-300x189.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1-667x420.jpeg 667w\" sizes=\"(max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/p>\n<p>Cabdisamad Ibraahi Cumar oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali oo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016, ayay Maxkamada Ciidamada qalabka sida ku xukuntay 10 sano xabsi ah.<\/p>\n<p>Cabdisamad Ibraahi Cumar ayaa sida la sheegay kasoo degay Boosaaso oo uu kaga sii gudbay buuraha Gal-gala, tababbarkiisii ugu horreeyay waxa uu ku qaatay meel lagu magacaabo Il iyo Camaaro, waxa uu kamid noqday koox jabhad ah oo arbushaad ka sameyso dhulka bari ee Puntaldn, wixii intaas ka dambeeyay kooxda ayaa go\u2019aamisay in lagu daro qaybta warbaahinta oo loo diyaariyay in uu noqdo Muuqaal Duube.<\/p>\n<p>Waxa uu u sheegay hey\u2019adaha baarista in uu ahaa Muuqaal duubihii dagaal ku dhex maray Daacish iyo Alshabaab Muraale December 2018 iyo sidoo kale Baar-Gaalle oo isna dhacay March 2019, dagaalladaasi oo tirada la wariyay ee dhimasha iyo dhaawac ee kala gaaray kooxaha Argagixisada lagu Ogaaday in ka badan 30-Maleeshiyaad ah.<\/p>\n<p>28 june ayay iska soo wareejiyeen hay\u2019adaha dambi baarista kadib baaritaana dheer oo ay ku sameeyeen Eedeysanaha, waxa ayna xilligaasi ku wareejiyeen Xafiiska Xeer Ilaalinta si\u2019uu u mariyo habraaca Dacwadda.<\/p>\n<p>Xafiiska ayaa isla xilligaasi ka codsaday Garsoorka Ciidamada in xabsiga-Dhexe lagu hayo Cabdisama Gar-suge ahaan, bartamihii july ayaa loo ballamay fadhigii ugu horeeyay Eedda ka dhanka ah Cabdisamad Ibraahim Cumar.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa Maxkamadda ka Codsaday in lagu xukumo ciqaab adag maadaama Daacish ay Eedeysanaha u soo wakiilatay Qal-qal gelinta Amniga Muqdisho balse ay Ciidamada Amniga qabteen isaga oo ka soo degayo Garoonka Aadan-Cadde.<\/p>\n<p>Fadhiya kala duwan kadib Maanta ayay Maxkamadda go\u2019aan ka soo saartay, waxaana lagu xukumay Cabdisamad Ibraahim Cumar 10-sano oo xabsi ciidan ah sida uu u sheegay dhinacyada Dacwadda Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida.<\/p>\n<p>Xukunsanaha ayaa haysta Fursad uu ku dalban karo Rafcaan 30-cisho gudaheed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdisamad Ibraahi Cumar oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali oo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016, ayay Maxkamada Ciidamada qalabka sida ku xukuntay 10 sano xabsi ah. Cabdisamad Ibraahi Cumar ayaa sida la sheegay kasoo degay Boosaaso oo uu kaga sii gudbay buuraha Gal-gala, tababbarkiisii ugu horreeyay waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162211,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162210","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kaamiro mankii Alshabaab oo 6 sano lagu xukumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kaamiro mankii Alshabaab oo 6 sano lagu xukumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdisamad Ibraahi Cumar oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali oo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016, ayay Maxkamada Ciidamada qalabka sida ku xukuntay 10 sano xabsi ah. Cabdisamad Ibraahi Cumar ayaa sida la sheegay kasoo degay Boosaaso oo uu kaga sii gudbay buuraha Gal-gala, tababbarkiisii ugu horreeyay waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-30T10:51:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/\",\"name\":\"Kaamiro mankii Alshabaab oo 6 sano lagu xukumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-30T10:51:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1.jpeg\",\"width\":683,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kaamiro mankii Alshabaab oo 6 sano lagu xukumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kaamiro mankii Alshabaab oo 6 sano lagu xukumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kaamiro mankii Alshabaab oo 6 sano lagu xukumay - Wardoon","og_description":"Cabdisamad Ibraahi Cumar oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali oo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016, ayay Maxkamada Ciidamada qalabka sida ku xukuntay 10 sano xabsi ah. Cabdisamad Ibraahi Cumar ayaa sida la sheegay kasoo degay Boosaaso oo uu kaga sii gudbay buuraha Gal-gala, tababbarkiisii ugu horreeyay waxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-30T10:51:46+00:00","og_image":[{"width":683,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/","name":"Kaamiro mankii Alshabaab oo 6 sano lagu xukumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1.jpeg","datePublished":"2021-08-30T10:51:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/ddd-683x430-1.jpeg","width":683,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaamiro-mankii-alshabaab-oo-6-sano-lagu-xukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kaamiro mankii Alshabaab oo 6 sano lagu xukumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162210"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162212,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162210\/revisions\/162212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}