{"id":162348,"date":"2021-09-03T18:00:45","date_gmt":"2021-09-03T15:00:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162348"},"modified":"2021-09-03T18:00:45","modified_gmt":"2021-09-03T15:00:45","slug":"daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildhibaan Aamina &#8220;Hay&#8217;adda NISA ayaa Dishay Ikraan Tahliil"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162349\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina.png\" alt=\"\" width=\"1478\" height=\"1082\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina.png 1478w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina-300x220.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina-1024x750.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina-768x562.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina-80x60.png 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina-696x510.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina-1068x782.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina-574x420.png 574w\" sizes=\"(max-width: 1478px) 100vw, 1478px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ka mid ah xubnaha golaha shacabka ku metela beesha ay u dhalatay Ikraan oo la hadashay TV-ga Universal ayaa sheegtay in marnaba aan lagu qanci karin warka ay hay\u2019adda NISA ka sheegtay Ikraan Tahliil.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa si adag uga digtay wada-shaqeyn ka dhaxeyn karta kooxda Al-Shabaab iyo NISA, maadama ay ku doodeyso in gabadha ay wateen qaar kamid ah hay\u2019adda Nabadsugida, islamarkaana laga waday xayndaabka taliska.<\/p>\n<p>\u201cIkraan meesha lagu waayey waa xarunta Nabadsugida dhexdeeda, meel uu qof geli karo maaha, meel uu Shabaab iyo wax u dhow tagi karaan maaha. Hay\u2019adda Nabadsugida warka ay ka sheegen Radio Muqdisho wax aan ku qancayno ma ah,\u201d ayey tiri.<\/p>\n<p>\u201cHaddii uu jiro heshiis ka dhaxeeya dowladda iyo Shabaab, ha naloo sheego baarlamaanka ayaa ka tirsanahay, waxaa leeyahay taliska nabadsugida oo ugu horeeyo Taliye Fahad Yaasiin adigaa lagu weydiinaya, dhiigeeduna waa ku daba-taagan-yahay , waxaana lagaa rabaa meesha aad ka bixisay.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay ka dalbatay ra\u2019iisul wasaare Rooble inuu soo faro-geliyo arrintaan, islamarkaana ay mudan tahay in uu si dhab ah uga howl-galo kiiska Ikraan Tahliil Faarax.<\/p>\n<p>Hadalka Aamina ayaa waxa uu imanayaa waxyar un ka hor markii ay Al-Shabaab iska fogeysay dilka Ikraan oo ay sheegtay hay\u2019adda Nabadsugida in ay u gacan gashay kooxdaas, kadibna ay dileen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FGoobjoogNewsTV%2Fvideos%2F267807068290389%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ka mid ah xubnaha golaha shacabka ku metela beesha ay u dhalatay Ikraan oo la hadashay TV-ga Universal ayaa sheegtay in marnaba aan lagu qanci karin warka ay hay\u2019adda NISA ka sheegtay Ikraan Tahliil. Xildhibaanada ayaa si adag uga digtay wada-shaqeyn ka dhaxeyn karta kooxda Al-Shabaab iyo NISA, maadama ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162349,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildhibaan Aamina &quot;Hay&#039;adda NISA ayaa Dishay Ikraan Tahliil - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildhibaan Aamina &quot;Hay&#039;adda NISA ayaa Dishay Ikraan Tahliil - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ka mid ah xubnaha golaha shacabka ku metela beesha ay u dhalatay Ikraan oo la hadashay TV-ga Universal ayaa sheegtay in marnaba aan lagu qanci karin warka ay hay\u2019adda NISA ka sheegtay Ikraan Tahliil. Xildhibaanada ayaa si adag uga digtay wada-shaqeyn ka dhaxeyn karta kooxda Al-Shabaab iyo NISA, maadama ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-03T15:00:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1478\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1082\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Aamina \\\"Hay'adda NISA ayaa Dishay Ikraan Tahliil - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina.png\",\"datePublished\":\"2021-09-03T15:00:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina.png\",\"width\":1478,\"height\":1082},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Aamina &#8220;Hay&#8217;adda NISA ayaa Dishay Ikraan Tahliil\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildhibaan Aamina \"Hay'adda NISA ayaa Dishay Ikraan Tahliil - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildhibaan Aamina \"Hay'adda NISA ayaa Dishay Ikraan Tahliil - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ka mid ah xubnaha golaha shacabka ku metela beesha ay u dhalatay Ikraan oo la hadashay TV-ga Universal ayaa sheegtay in marnaba aan lagu qanci karin warka ay hay\u2019adda NISA ka sheegtay Ikraan Tahliil. Xildhibaanada ayaa si adag uga digtay wada-shaqeyn ka dhaxeyn karta kooxda Al-Shabaab iyo NISA, maadama ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-03T15:00:45+00:00","og_image":[{"width":1478,"height":1082,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/","name":"DAAWO:-Xildhibaan Aamina \"Hay'adda NISA ayaa Dishay Ikraan Tahliil - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina.png","datePublished":"2021-09-03T15:00:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Xildhibaan-Amina.png","width":1478,"height":1082},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-aamina-hayadda-nisa-ayaa-dishay-ikraan-tahliil\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildhibaan Aamina &#8220;Hay&#8217;adda NISA ayaa Dishay Ikraan Tahliil"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162348"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162348"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162350,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162348\/revisions\/162350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162349"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}