{"id":162532,"date":"2021-09-07T11:25:36","date_gmt":"2021-09-07T08:25:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162532"},"modified":"2021-09-07T11:25:36","modified_gmt":"2021-09-07T08:25:36","slug":"fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Fahad Yaasiin oo kulaabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162533\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, agaasimihii shaqada laga joojiyey ee hayadda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxa uu soo gaarey Muqdisho kadib maalmo uu ka maqnaa dalka isla markaana safar aan la shaacin ku joogey magaalooyin katirsan waddanka Turkiga oo ay saaxiib dhow yihiin madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin ayaa ku eedaysan kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsanayd hay\u2019adda Sirdoonka ee NISA, islamarkaana raq iyo ruuxba la waayay, inkastoo hay\u2019addaas sheegtay in Al-shabaab dileen.<\/p>\n<p>Dilkii Ikraan Tahliil ayaa keenay in habeen ka hor Ra\u2019iisul wasaare Rooble shaqa-joojin ku sameeyo Fahad Yaasiin, balse madaxweyne Farmaajo ayaa ka horyimid go\u2019aanka RW Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, agaasimihii shaqada laga joojiyey ee hayadda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu dib ugu laabtay magaalada Muqdisho. Waxa uu soo gaarey Muqdisho kadib maalmo uu ka maqnaa dalka isla markaana safar aan la shaacin ku joogey magaalooyin katirsan waddanka Turkiga oo ay saaxiib dhow yihiin madaxtooyada Soomaaliya. &nbsp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162533,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fahad Yaasiin oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fahad Yaasiin oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, agaasimihii shaqada laga joojiyey ee hayadda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu dib ugu laabtay magaalada Muqdisho. Waxa uu soo gaarey Muqdisho kadib maalmo uu ka maqnaa dalka isla markaana safar aan la shaacin ku joogey magaalooyin katirsan waddanka Turkiga oo ay saaxiib dhow yihiin madaxtooyada Soomaaliya. &nbsp; [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-07T08:25:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/\",\"name\":\"Fahad Yaasiin oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-07T08:25:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fahad Yaasiin oo kulaabtay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fahad Yaasiin oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fahad Yaasiin oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, agaasimihii shaqada laga joojiyey ee hayadda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu dib ugu laabtay magaalada Muqdisho. Waxa uu soo gaarey Muqdisho kadib maalmo uu ka maqnaa dalka isla markaana safar aan la shaacin ku joogey magaalooyin katirsan waddanka Turkiga oo ay saaxiib dhow yihiin madaxtooyada Soomaaliya. &nbsp; [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-07T08:25:36+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/","name":"Fahad Yaasiin oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg","datePublished":"2021-09-07T08:25:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/102976900_fahadyaasiin.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-kulaabtay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fahad Yaasiin oo kulaabtay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162532"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162534,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162532\/revisions\/162534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}