{"id":162707,"date":"2021-09-10T11:52:09","date_gmt":"2021-09-10T08:52:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162707"},"modified":"2021-09-10T13:38:43","modified_gmt":"2021-09-10T10:38:43","slug":"daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lagu afduubay Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa lagu afduubtay fallanqeeye iyo aqoonyahay kasoo jeeda Soomaalida Kenya kaasoo lagu magacaabo Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo si weyn u taageersanaa madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Cabdiwahaab ayaa waxaa la waayey Arbacadii 8-da Bishan sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa iyagoo ka raadiyey dhammaan saldhigyada iyo xarumah ciidamada, balse ma helin wax akhbaar ah oo xaaladiisa ku saabsan.<\/p>\n<p>Rag aan heybtooda la garaneyn ayaa aqoonyahay Cabdiwahaa waxay ka afduubteen waddada Turbman ee Magaalada Nairobi, ragga afduubka geystay ayaa la sheegay inay wateen hub iyo gaari.<\/p>\n<p>Cabdiwahaab oo da\u2019diisa lagu sheegay 55- sano jir ayaa ka faalloon jiray arrimaha Geeska Afrika, wuxuuna kasoo muuqan jiray Warbaahinta Kenya iyo Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da isagoo faaqidaya arrimaha Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Cabdiwahaab ayaa dhawaan tagay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, wuxuuna markaas kadib noqday taageero daacad u ah madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Barta uu leeyahay Twitterka ayaa maalmihii ugu dambeeyey isku badashay meel lagu aflagaadeeyo siyaasiyiinta kasoo horjeedo madaxweyne Farmaajo, wuxuuna la rumeysan yahay inuu sidoo kale taageero weyn u ahaa Ra\u2019isulwasaaraha Itoobiya Itoobiya Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Gabar la dhalatay Cabdiwahaab oo la hadashay warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegtay in lagu guuldareystay baadi goobka walaalkeed isla markaasna ay booliska xaqiijiyeen inuusan ku jirin gacantooda.<\/p>\n<p>Xaliimo Maxamed oo ah xaaska Cabdiwahaab ayaa iyadana sheegtay in ninkeeda uusan laheyn cadow gaar ah oo ay uga shakisan yihiin inay afduubteen, waxayna sidoo kale sheegtay inuusan jirin khalad uu ninkeeda sameeyey.<\/p>\n<p>Walaacda laga qabo xaaladiisa ayaa si xoogeysanaya, iyadoo aan la ogeyn inay afduubteen dambiilayaasha iyo inay heystaan ciidamada sirdoonka Kenya, sidoo kale waxaa shaki ka jiraa in la khaarijiyey.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FCitizenTVKe%2Fvideos%2F3839474899487057%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa lagu afduubtay fallanqeeye iyo aqoonyahay kasoo jeeda Soomaalida Kenya kaasoo lagu magacaabo Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo si weyn u taageersanaa madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi. Cabdiwahaab ayaa waxaa la waayey Arbacadii 8-da Bishan sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa iyagoo ka raadiyey dhammaan saldhigyada iyo xarumah ciidamada, balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162708,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lagu afduubay Nairobi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lagu afduubay Nairobi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa lagu afduubtay fallanqeeye iyo aqoonyahay kasoo jeeda Soomaalida Kenya kaasoo lagu magacaabo Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo si weyn u taageersanaa madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi. Cabdiwahaab ayaa waxaa la waayey Arbacadii 8-da Bishan sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa iyagoo ka raadiyey dhammaan saldhigyada iyo xarumah ciidamada, balse [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-10T08:52:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-10T10:38:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/a8080a9a-a299-4d03-b408-dc0641ca7c92.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"607\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lagu afduubay Nairobi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/a8080a9a-a299-4d03-b408-dc0641ca7c92.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-10T08:52:09+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-10T10:38:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/a8080a9a-a299-4d03-b408-dc0641ca7c92.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/a8080a9a-a299-4d03-b408-dc0641ca7c92.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":607},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lagu afduubay Nairobi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lagu afduubay Nairobi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lagu afduubay Nairobi - Wardoon","og_description":"Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa lagu afduubtay fallanqeeye iyo aqoonyahay kasoo jeeda Soomaalida Kenya kaasoo lagu magacaabo Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo si weyn u taageersanaa madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi. Cabdiwahaab ayaa waxaa la waayey Arbacadii 8-da Bishan sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa iyagoo ka raadiyey dhammaan saldhigyada iyo xarumah ciidamada, balse [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-10T08:52:09+00:00","article_modified_time":"2021-09-10T10:38:43+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":607,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/a8080a9a-a299-4d03-b408-dc0641ca7c92.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/","name":"DAAWO:-Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lagu afduubay Nairobi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/a8080a9a-a299-4d03-b408-dc0641ca7c92.jpeg","datePublished":"2021-09-10T08:52:09+00:00","dateModified":"2021-09-10T10:38:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/a8080a9a-a299-4d03-b408-dc0641ca7c92.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/a8080a9a-a299-4d03-b408-dc0641ca7c92.jpeg","width":1080,"height":607},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiwahaab-sheekh-cabdisamad-oo-lagu-afduubay-nairobi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lagu afduubay Nairobi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162707"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162707"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162712,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162707\/revisions\/162712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}